GACAL IYO SOKEEYABA, GUURKIINNA LAGU FARAX
Dhammaan dadkan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo debeddiisa (Abudhabi, Malaysia , Russia , UK , Finland, Germany Austria) Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Arooska:
Abdullah Ali
Mahamoud Handuleh&Muna Nasir Ali Ducaale
oo February 23st2013 ku qabsoomay Hoteelka Ambasadoor magaalada Hargeysa.
Waxaanay leeyihiin: Reerkii lagu nastee, Lagu negaadee, Wada jiree Nabad-gala
Allahayow idinka yeel! Ilaahay ubad kheyr-qaba iyo nolol naruuro
lehna ha idinku gallado
(Aabo) Ali
Mahamoud handuleh
(Hooyo) Anab Ibrahim Dirir
(Habaryar) Amina Ahmed Cise
(Adeero)Mohamed M.Handuleh
(Eedo) foziya
M.Handuleh
(Eedo) Farduus M.Handuleh
(Eedo) Zaynab M.Handuleh
Walalihiis: Mohamed Ali M.Handuleh
Ahmed Ali M.Handuleh
Mohamoud Ali M.Handuleh
Abdilatiif Ali M.Handuleh
Sumaya Ali M.Handuleh
Amina Ali M.Handuleh
Afnaan Ali M.Handuleh
Latifa Ali M.Handuleh
Fatima Ali M.Handuleh