Caynaba Media Group

KELMADDA SHEBEKEDDA CAALAMIGA AH EE CAYNABA NEWS

Shebekadda Caynaba News waa shebeked madaxbanaan oo loo qaabeeyey design -kii ugu danbeeyey kaana haqab tiraysa wararka dalkaagii hooyo iyo weliba kuwa caalamka, Arimaha Diinta Islaanka iyo Suugaanta.

Caynaba News waxay dhamaanba si siman ugu adeegi doontaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland iyo Somalia meelkastoo ay joogaan adigoo ka heli doona warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay.

Shabakaddu waxay soo dhaweynaysaa dhamaanba ra’yiyadiina ku wajahan waxyaabaha ka dhacaya wadanka kuwaas oo ay muhiim tahay inaany wax dhibaato ah yeelan ama *AFLAGAADO balse qofku rayigihiisa uu xor uyahay hadii sida aad wax u aragto aanu isagu wax arkin ama xisbi aad raacsan tahay aanu raacsanayn maaha meelka dhac ama khalad.

Sidaas iyo wada shaqayn fiican

Mahadsanidiim
Maamulka Caynaba News