Caynaba Media Group

Wareysi

Maanso: Siilaanyo Gabay iyo Muu Tirinin Geeraar

Hits: 201 | Friday April 22, 2011 - 22:58:04
Maansadan waxaa Tiriyay Abwaan Siciid axmed Jaamac, Waxayna Jawaab u tahay gabaygii Siilaanyaa Gabyoo Yidhi, dhagaysi wacan

Click here to listen »

Barmamujka Masuulka iyo Maanta Radio Caynaba Waxaanuna Ku eegaynaa GobolKa Daad Madheedh

Hits: 65 | Sunday April 17, 2011 - 21:06:32
Oodweyne(cynb) Barmamujka Masuulka iyo Maanta waxaanna Inoogu Marti ah Guddoomiyaha Gobolka Daad Madheedh

Click here to listen »

Bahda CAYNABANEWS iyo u diyaar garrowga dabaaldaga 18may ee sannadkan 2011

Hits: 89 | Sunday April 17, 2011 - 16:44:06
Hargaysa(CYNB) Dhagaystayaashayadda iyo akhristayaasha sharafta badanow waxay shabakadda caalamiga ah ee CAYNABANEWS idiinku bushaaraynaysaa in ay wararka iyo dhacdooyinka xusaska sannad guurada 20aad ee ka soo wareegtay gooni isutaaga jamhuuriyada somaliland ee ka dhacaya daafaha dunida ay si hagar la,aana idiinku soo gudbin doonto fariintaas oo cod ahna halkan ka dhagayso:-

Click here to listen »