Caynaba Media Group

Wareysi

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Barnaamijkeenii Falaqaynta Ciyaaraha iyo Wariye Dhamme oo Inoo Daadihinaya Dhagaysi Haboon

Hits: 101 | Friday June 29, 2012 - 21:54:25
Bayer Munich(CNN) waa markale iyo barnaamijkeenii xiisaha badnaa ee falaqaynta bahda ciyaraha iyo wariye dhamme siciid oo inoo daadihinaya isagoo ku sugan xarunta caynaba news ee wadanka jarmalka magalada bayer munich dhagaysi haboon

Click here to listen »

Radio Caynaba ku soo Dhawaada Warkii Caalamka iyo Somaliland oo Idiinka Imanaya Xarunta Caynaba News ee Wadanka Finland

Hits: 125 | Friday June 29, 2012 - 21:23:56
Helsinki(CNN) kusoo dhawada warkii calamka iyo somaliland oo idin la socod siinayo wariye mustafe amiir waxana kala qayb qaadanaya wariye abu xaniifa iyo wariye ubax xamari dhagaysi habon

Click here to listen »

Radio Caynaba:- Dhagayso Warkii Somaliland iyo Caalamka: By Ibraahim Qaasim

Hits: 78 | Wednesday June 27, 2012 - 20:14:05
Hargeysa (CNN) Warkii Caalamka iyo Somaliland Oo Idiinka Imanaaya Studio-ha Radio Caynaba Ee Magaalada Hargeysa

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Barnaamijkeenii Caalamka iyo Caynaba News iyo Wariye Xayaad oo inoo Daadihinaysa

Hits: 115 | Monday June 25, 2012 - 22:03:45
Bayer Munich(CNN) ku soo dhawada barnaamijkeednii calamka iyo caynaba news iyo wariye xayaad maxamed oo markaasi inoo soo diyaarisay meel kasta oo aad joogtaana dhagaysi wacan .

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhaawada Caawa iyo Cawayska Caynaba News iyo Xulalka Heesihii Hore iyo ku Dhexe Dhagaysi Haboon

Hits: 73 | Monday June 25, 2012 - 21:28:27
Helsinki(CNN) caawa iyo cawayska caynaba news iyo xulalka heesaha oo is daba jooga ah waxa idiin soo diyaariyey isla markaasna idin la socod siin doona wariye mustafe amiir wararkii caalamka iyo waxyabihi ugu danbeyey kala soco shabakada calamiga ah ee caynaba news dhagaysi wacan .

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Siirada Rasuulkeenii Suubanaa ee Muxammad ( S.C.W.). Qaybtii 29 aad oo ah Qaybtii Ugu Danbaysay Siirada

Hits: 93 | Monday June 25, 2012 - 12:28:27
Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Siirada Rasuulkeenii Suubanaa ee Muxammad ( S.C.W.). Qaybtii 29 aad oo ah Qaybtii Ugu Danbaysay Siirada

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Barnaamijkeenii Hambalyooyinka Salaamaha iyo Dalabaadka Heesaha Wixii Hambalyo ah ee Soo Gaadhay Caynaba News

Hits: 91 | Sunday June 24, 2012 - 22:24:25
Bayer Munich(CNN) ku soo dhawada barnaamijkeenii hambalyada salamaha iyo dalabaadka heesaha iyo qaybihii na soo gaadhay ee hambalyoyinka ahaa daadihiyayashu waa Mustafe Amiir , iyo wariye xayaad oo ku kala sugan , Germany iyo Finland Dhagaysi wacan .

Click here to listen »