Caynaba Media Group

Wareysi

Radio Caynaba War Wixii Caalamka iyo Somaliland Ba Habeenka Caawa ah Nasoo Gaadhay Dhagaysi Haboon

Hits: 88 | Friday July 13, 2012 - 21:38:15
Warkii somaliland caalamkaba habenkan caawa ah naga soo gaadhay iyo wariye mustafe amiir oo inoo daadahayna waxana kala qayb qaadanaya dhamanba wariyayasha Boorame , ceerigaabo , gabilay iyo burco warkuna wuxu idinka imanaya galbeedka qaarada yurub dhagaysi haboon

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Barnaamijkeeni Todobaadka iyo Somaliland oo Idiinka Imanaya Galbeedka Yurub

Hits: 143 | Tuesday July 10, 2012 - 22:37:11
Ku Soo dhawaada barnaamijkeedii Todobaadka iyo somaliland oo uu idin la socod siinayo Mustafe Amiir oo ku sugan galbeedka qaarada yurub .

Click here to listen »

Radio Caynaba Ardayda Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada dhexe ee Gobolka Togdheer oo uu maanta si rasmi ah ugu bilaabmay imtixaanadka sanada dugsi yeedkan 2012 + Dawo Sawirada

Hits: 166 | Saturday June 30, 2012 - 15:39:27
Burco(CNN) wararka naga soo gaadhaya magalada burco ayaa shegaya in Ardayda Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada dhexe ee Gobolka Togdheer oo uu maanta si rasmi ah ugu bilaabmay imtixaanadka sanada dugsi yeedkan 2012 warbixintan oo ay inoo hayso wariye hibo sagal oo ka hawlgasha shabakada calamiga ah ee caynaba news dhagayso .

Click here to listen »

Dhaman Hawl Wadeenada Shabakada Caynaba News oo Hambalyo u kala Diraya Wariye WERIYE CABDISATAR SABRI IYO MARWO FARAX SALEBAN NUR iyo Xulka Heesaha aanu ugu Deeqnay Dhagaysi Wacan

Hits: 109 | Saturday June 30, 2012 - 00:43:55
Dhamaanba Wariyaasha Ka Hawl Gala Caynaba News Waxay Hanbalyo gaadhsiinayaa Saxiibkood Cabdi Sataar C/laahi Cali Iyo Marwada Farax Saleeban Nuur Oo Meherkoodu Ka Dhcay Hotel City palaza Waxaan Lamaanaha Ilaahay Uga Baryeynaa In Ay Aqal Galkooda Ku Gaadhaan Barwaawo Iyo Bash Bash

Click here to listen »