|
|||
WareysiRadio Caynaba: Warkii Somaliland Iyo Caalamka Dhagaysi WanaagsanFinland(CNN) warkii caalamka iyo somaliland oo caawa si toos ah idiinka imanaya Studio ga caynaba news Finland. Dhagaysi wacanRadio Caynaba : Caawa iyo Cawayska Caynaba News Iyo Qosolka Caawa Dhagaysi WanaagsanFinland(CNN) caawa iyo cawayska caynaba news iyo qosolka barnaamijkeena ha mogaan waxana idin soo diyaariyay Mustafe Amiir Dhagaysi wanaagsanRadio Caynaba : ku Soo Dhawaada Barnaamijkeenii Qiimaha iyo Qaayaha Badnaa ee Todobaadka Iyo Somaliland By Mustafe AmiirFinland(CNN) dhagaystal ku soo dhawada barnaamijkii todobaadka iyo somaliland oo uu inoo qada dhigayo wariye mustafe amiir wararki aduunka iyo waxyabahii ugu danbeyey kala soco shabakda calamiga ah ee caynaba news dhagaysi wacan .Radio Caynaba : Warkii Somaliland iyo Caalamka oo uu inoo Daadahaynayo Wariye Mustafe Amiir Dhagaysi WacanFinland(CNN) ku soo dhawada warkii caalamka iyo somaliland oo si toos ah idiinka imanaya xarunta caynaba news ee wadanka finland waxana idin daadahayna wariye mustafe Amiir dhagaysi wacan.Radio Caynaba : ku Soo Dhawada Barnaamijkii Falaqaynta Ciyaaraha iyo Wixii Cusub oo uu Inoo Tabinayo Mustafe AmiirFinland(CNN) ku soo dhawada barnamijkeenii ciyaaraha iyo wixii caalamka ku cusub oo aad ku maqli doontaa qodobo dhawr ah iyo olombikadii xaga ay marayso waxana idin daadahayna Mustafe amiir ee dhagaysi wanaagsan .Radio Caynaba : ku Soo Dhaawada Caawa Iyo Cawayska Caynaba News Heesaha Qasiidooyin ka iyo Nabi Amaan ka Bisha RamadanFinland(CNN) ku soo dhawada radio caynaba iyo qasiidooyinka bisha ramadan iyo nabi amaanba oo aad si joogta ah uga dhagaysan doontaan Ramadan kariim meel kasta oo aad joogtaan . |
|
Copyright © 2010 - 2018 Caynaba Media Group All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |