Caynaba Media Group

Maqaallo

Bare Samo Bayaanshay : Maanso Abwaan Miyir Cali Xuseen Ku Maamuusaayo Macalinkiisa Muj.Boobe Y Ducaale‏

0 Visits: 369 | Saturday February 14, 2015 - 23:39:20
khristayaasha Sharafta leh waxan maanta Halkan idiinka soo gudbinaynaa Maanso Mug iyo Miisaan culus leh oo abwaan Miyir Cali Xuseen ku Maamuusaayo Macalinkiisa Boobe Y Ducaale

Read More »

Hambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota Eng.Jamaal Aadan Diiriye iyo Marwadiisa Marwo Salma Siciid Oo 13.02.2015 Arooskoodu ka dhacay Hargeysa‏

0 Visits: 448 | Saturday February 14, 2015 - 23:36:31
Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey,Suldaan C/raxiin Saxardiid Kaahin,Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Barre,Suldaan Mahad Maxamuud Xirsi,Suldaan Maxamuud C/raxmaan Xaaji Aadan ,Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan ,Xaaji C/Fataax Xuseen Gamaameeye ,General C/raxmaan Maxumed Rooble (cabdi sigis) C/raxmaan Mujaahid…

Read More »

Berberaay Shicib kaagaa hurdee dekedaada iyo wershadaada laydhka lama xaraasheen by Abdi Mustafe‏

0 Visits: 288 | Saturday February 14, 2015 - 23:33:45
Waagii Kacaanku siloonaa wax qasaayay ayaa abwaan la odhan jiray Ahmed Ismail Deria oo ku magac dheeraa Qassimbaa gabay uu Hargiesa u tiriyey waxa ka mid ahaa

Read More »

Mudane M/weyne Lugtii Jeeniga Dhaaftaa Way Jabtaa ee Ka Fiirso Arinta Baliga Diiriye Guuleed Waa la Siyaasadeyey, Todobaddii GBaliga Diiriye Guuleedo,aanaddii Hore waa in la fuliyaa mar walba, wax bedelayaana ma jiro.

0 Visits: 438 | Saturday February 14, 2015 - 23:32:06
Mudane Madaxweyne Waxaad mooda xubno ka midda xukuumadani in yihiin qaar ciil qaba oo aan doonayn in ay umaddan aad taariikh wacan uga tagto, sida lexlo jeclo darada ah ee ay samaynayaan guud ahaanba hadii aad dhinac kasta ka eegto....

Read More »

Hambalyo Meher Ku Socota Boqorka Dr Khadar Cali Sh Cumar Iyo Boqorda Marwadiisa Saynab Muxumed Maxamud

0 Visits: 312 | Saturday February 14, 2015 - 23:27:22
Dhamaan Dadkaasi Hoos Ku Qorani Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaan Meherka Boqorka Dr Khadar Cali Sh Cumar Iyo Boqorada Marwadiisa Saynab Muxumed Maxamuud Oo 12.02.2015 Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Crown Ee Magaalada Hargaysa Waxaanay Leeyihiin Aqalgalkiina Bash-Bash Iyo Barwaaqo Ku Gaadha Ubad Khayr…

Read More »

AKHRISTE BAL QIYAAS LACAGTA KU BAXDAY SOCDAALKII LOO BIXIYAY KHASAARE WEYNE EE SIILAANYO KU MARAY MEELO KA MID AH DALKA!‏

0 Visits: 346 | Saturday February 14, 2015 - 23:24:47
Waxaynu arkaynay magaalo kasta oo ay cagta dhigaan dad boqolaal ah oo qariyay dadkii magaaladda/tuulada deganaa,waxa kale oo aynu arkaynay khudbado intii wada socotay isku jeedinayaan oo isla intii wada socotay iska dhageysanayaan! halkaas oo dadkii tuulooyinka joogay u bixiyeen ISU BOGGA!!!

Read More »

Xuskii Maalinta Jacaylka Adduunka Ee Laga Darreemay Hargeysa Maxaa Inooga Cabba Meeday Islaam-nimadii.Faallo weriye Cabdi casiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 451 | Saturday February 14, 2015 - 23:22:06
Waxa Habeenkii xalay magaalada Hargeysa, ka dhacay fatasiye iyo damaashaad ay dhalinyarro reer Somaliland ahii kaga qayb gallaayeen inay ku xusaan maalinta Jacaylka adduunka kuwaaso ku dayanaaya dhaqaanada reer Galbeedku aamin-san yihiin eeValentine's Day.

Read More »

Wasiirka Duulista oo Tacsi U Diray Ehelada Marxuumad Nasra Cali Axmed

0 Visits: 334 | Friday February 13, 2015 - 22:26:50
Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland

Read More »

Maalinta "Valentine's Day" Maxay tahay? & Diinta Islaamku ma ogoshahay Maalintaas?

0 Visits: 423 | Friday February 13, 2015 - 21:24:38
Maxaad ka taqaan maalinta Jaceylka Aduunka? Diinta Islaamkuse ma ogoshahay Maalinta in la weyneeyo oo loo dabaal dago? Waxaa naxdin ah in maalinta taarikhdu tahay 14 February oo ku beegan Maalinta Sabtida bari ah ay dad Muslimiin ahay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen…

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Dhamaanba Bahda Shabakada Cayanbanews Waxay Hambalyo Udirayaan Cabdiqadir Koosaar Iyo Nimco Abshir

0 Visits: 391 | Friday February 13, 2015 - 17:29:02
Hambalyo Meher Wacan Dhamaanba Bahda Shabakada Cayanbanews Waxay Hambalyo Udirayaan Cabdiqadir Koosaar Iyo Nimco Abshir

Read More »

Axmed Siilaanyo: "Xaalku Ma Ka Bes-baa Mise Xikmad

0 Visits: 433 | Thursday February 12, 2015 - 08:21:35
Somaliland, waa midho ka dhashay halgan iyo tacab adag oo loo maray hawl iyo haydaar qadhaadh oo lala galay Arin Qaldamay (fekerkii Somali-wayn),

Read More »

subxaanaka yaa cadiim ina cilmi rooble‏

0 Visits: 670 | Thursday February 12, 2015 - 08:21:35
wax loo jawaabo maaha dhidar onkod kiciyey waa waraabe cidla ka ciyey wuxuu yiri dawladii hantidii umaday iibinaysaa sifo shrci daro

Read More »

Ma Ka Xorownaa?.W/Q:Khadar Gureyte

0 Visits: 308 | Thursday February 12, 2015 - 08:21:35
Hebelkii aad taqaanay ayuunba gafuurka taagaya marka uu midh ku dhufto, badiba dadka inta hareera joogta ixtiraami maayo, kolba dhinac

Read More »

TOOYASHO IYO TOOGOBEEL

0 Visits: 329 | Thursday February 12, 2015 - 08:21:35
Gabaygan tooyasho iyo toogobeel waxaa curiyey Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile. Gabaygu wuxuu ka hadlayaa

Read More »

Arrimaha Bulshada: Duruufaha Qadhaadh ee Haysta Dadkeena Qaba Xanuunka Dhimirku Waa Mid u Baahan Wax ka Qabasho Deg-deg ah

0 Visits: 344 | Thursday February 12, 2015 - 08:21:35
Gaajadii darnayd ee haysay waxay ku kalliftay in uu Waxar yar oo Wadada maraysay uu ku soo boodo oo iyada oo Nool uu dhawr Wasladood

Read More »

Dadweynaha Gobolka Sanaag oo Si Balaadhan uu Soo Dhoweyay Magaacabista Badhasabka Cusub ee Gobolka Sanaag Md Axmed Cabdi Falay

0 Visits: 298 | Thursday February 12, 2015 - 08:21:35
Waxa Magaalada Ceerigaabo Iyo Guud ahaan Gobolka Sanaag Tageero Balaadhan uu Muujiyeen Badhasabka Cusub ee Madaxweyne Axmed Silaanyo Todobaadkan

Read More »

Dagaalka Qolujeed: Bilawgii Qalalaaasaha Somaliland Ee Sannadka 2015ka‏

0 Visits: 386 | Wednesday February 11, 2015 - 18:04:34
Guuxa iyo jabhadda ayaa la kowsatay markii ay Madax-dhaqameedka Gobollada Awdal, Selel iyo Gebiley ay tabasho dhanka saami-qaybsiga ah u gudbiyeen Madaxweyne

Read More »

WASAARADA DEEGANKA IYO HORUMARINTA REER MIYIGA OO ISU BADESHAY GOOB SHIR BEELEED. BY MUUNA XASSAN

0 Visits: 575 | Wednesday February 11, 2015 - 01:45:01
qabyaalad waa Ku dhaqanka afcaasha iyo ablayaasha taban ee qabiilka ayaa la yidhaahdaa qabyaalad. Qabyaaladdu waxay timaaddaa marka

Read More »

Biyo la aan iyo wada xumo

0 Visits: 381 | Wednesday February 11, 2015 - 01:45:01
Marka hore waxaa mahad iskale ilahay,malabaadka waxaan salaamayaa akhrista yaasha sharaftale, sidaan wada ognahay biyohu waa nolosha noloshuna waa biyaha ,

Read More »

Ku Dhawaaqida Maalinta Doorashada Wa Guushii Iyo Taariikhdii Axmed Siilanyo Wana Guuldarrada' Xisbiga Waddani‏

0 Visits: 393 | Wednesday February 11, 2015 - 01:43:38
Waxaa soo ifbaxaya cilado iyo doodo rayiga bulshada gudahii dalkeena iyo dibeddaba oo dhamaan Xisbiyada qaranku ka dhisanyihiin

Read More »