Caynaba Media Group

Maqaallo

Ogaysiis Muhiim: Xamlatu-ridwaan iyo Gudashada Xajka

0 Visits: 289 | Wednesday March 25, 2015 - 21:58:35
Xamlatu-Ridwaan waxay Ogaysiinaysaa dhammaan Bulshada reer Somaliland ee Jecel inay sannadka soo gutaan Waajibaadka XAJKA in la soo qadimay wakhtigii la xerayn jiray Macluumaadka Xujaajta iyo diyaarinta Fiiseyaasha Xajka sanadihii hore.

Read More »

Waan Ooyayaa,Qeybtii 2-aad.…!!! W/Q: Mohamed Hassan Daacad

0 Visits: 413 | Wednesday March 25, 2015 - 18:38:46
Intaynaan u gudo galin qeybta labaad ee Qormadeenan,Somalidu waxay ku Maahmaahdaa : " Aqalkaaga Hortiina Ood baa la dhigtaa,Eraykaaga hortiina afeef baa la dhigtaa". Akhristayaasha Sharafta iyo Karaamada mudan

Read More »

(SASKII LAGA QAADAY MIDOWGII MUCAARADKA IYO MADASHA AYAA DIB U DHAC KU KEENAY KHUDBADII MADAXWAYNAHA)

0 Visits: 288 | Wednesday March 25, 2015 - 16:22:05
Sidaynu lasocona waxaa dib u dhac wayn ku yimid khudbadii madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland axmed maxamed maxamuud siilanyo ee sanadlaha ahayd,

Read More »

Haddaan Hoyaa Dib Usoo Noolaynta Xisbiga Ucid‏

0 Visits: 271 | Wednesday March 25, 2015 - 08:11:19
Anigo ah Cali C/laahi Biime waxaan maanta laga Bilaabo waxaan aqoontayda khibradeyda

Read More »

Tacsi Innaalilaahu Wa,Innaailayhun Raajucuun Jaaliyada Norway Waxay Tacsi U Diraysa Gudoomiye Siciid Daahir Barre

0 Visits: 329 | Wednesday March 25, 2015 - 08:11:19
tacsi Innaalilaahu Wa,Innaailayhun Raajucuun Jaaliyada Norway Waxay Tacsi U Diraysa Gudoomiye Siciid Daahir Barre Iyo Dhamaanba Reer Daahir Barre

Read More »

HAMBALYO THE GOLDEN WEDDING EVER of PRINCE A/QANI & PRINCESS UGBAD‏

0 Visits: 333 | Wednesday March 25, 2015 - 08:11:19
Dhamaan ehelka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin ay ku dheehantahay duco, faraxad, kal gacal iyo jacayl aan la soo koobi karayn u gudbinayaan

Read More »

Dhamaan Asxaabtani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere)

0 Visits: 389 | Wednesday March 25, 2015 - 08:11:19
Suldaan Mahad Maxamuud Xirsi 2.Suldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin 3.Xildhibaan Jamaal X.C/laahi Ibraahim(Jamaal dhugad) 4.Xildhibaan Maxamed Warsame

Read More »

MUQAALKA MOYAALE(GASHAANKA). abdirahim m elmi(ina-dhago dheere)

0 Visits: 376 | Wednesday March 25, 2015 - 08:11:19
Moyaale waa laf,haaro,taag ama xoog dhagax madow iyo ciid cas leh. Daruuraha tusayan ee hogasha roobkuna ku hoorsanyihiin, roobkii

Read More »

Dilkasta Kufsi Jidh Dil Hadidaad Xadhig iyo Cabudhinta Musuq-maasuq Booliska gudihiisa & Dadweynaha Kula Kaco Waxa Masuul ka ah Taliyaha

0 Visits: 467 | Wednesday March 25, 2015 - 08:09:50
marka hore waxaan salaamayaa bulshada Somaliland, iyo mareegaha inta qaranka iyo waxa suuban danqata, inta dulmiga u taqaan kan iyaga iyo bulshada

Read More »

Ogaysiis Muhiima Muwaadin Ka Qayb Qaado Aqoonsiga Golah Deegaanka Cardiff U Fidinaayo Somaliland

0 Visits: 348 | Wednesday March 25, 2015 - 08:06:46
Cardiff(CYN)Gudida Aqoonsi Raadinta ee Jaaliyadda Reer Somaliland ee magaalada Cardiff waxa ay marlabaad ogeysiinaysaa Jalliyadaha Reer Somaliland ee ku nool Cardiff iyo nawaaxigeeda

Read More »

KA QAYB QAADO DIB-UDHISKA MASJIDKA AL AQSA EE MAGAALADA HARGEYSA OO LA BILAABA

0 Visits: 339 | Tuesday March 24, 2015 - 04:04:16
Ka qayb qaado Dibudhiska Masjidka AL AQSA ee Magaalada Hargeysa Waxa dhammaan laga codsanayaa ummadda muslimka ah,

Read More »

Kacdoonkii Ardeyda iyo Kaalintii UFFO Axmed Maxamed Yuusuf "Jabane

0 Visits: 749 | Tuesday March 24, 2015 - 01:10:04
Kacdoonkii Ardeyda iyo Kaalintii UFFO Axmed Maxamed Yuusuf "Jabane

Read More »

Maalin Aan Ku Jiray Xabsiga Hargeysa: Xaaladihii Cakirnaa Ee An Ku Arkay!‏

0 Visits: 385 | Tuesday March 24, 2015 - 00:55:09
24kii Disember 2014ka ayaa na loo wareejiyay Xabsiga Weyn ee magaalada Hargeysa, annaga oo ah siddeed maxbuus ah ayaa abbaaro 12:05 maalin-badh nalaga

Read More »

Afhayeenka Xisbiga Waddani Md.Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Tacsi Udirey Qoyskii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Gacma-dheere

0 Visits: 475 | Tuesday March 24, 2015 - 00:55:09
Afhayeenka Xisbiga Waddani Md.Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa waxa Tacsi Udirey Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Shacbiga

Read More »

Tacsi: Geerida Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacma-dheere)‏

0 Visits: 394 | Tuesday March 24, 2015 - 00:55:09
Inaalillaahi wa inaa ileehi raajicuun Dhammaan dadkan hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka

Read More »

Socdaalkii Xaqiiqo Raadin Arrimaha Bari EE S/Land

0 Visits: 480 | Tuesday March 24, 2015 - 00:55:09
Kadib socdaal aanu ku nimid SL iyadoo socdaal kayagu ahaa in aanu

Read More »

Qiimaha & ahmiyada Salaadaha

0 Visits: 322 | Tuesday March 24, 2015 - 00:54:13
Qiimaha & ahmiyada Salaadaha.

Read More »

President Siilanyo's Annual Speech' Priority Must Be Unifying' The Country' Once Again

0 Visits: 946 | Monday March 23, 2015 - 17:54:12
What the public wanting to hear from their commander in chief? what strategy is in place for bringing

Read More »

Boobka Lcagta 18 may.

0 Visits: 342 | Monday March 23, 2015 - 16:10:51
Waxaan ogsoonahay in sanadkasta 18 may laxuso meel kasta oo somalilanders joogo. Ujeedada 18 may ayaa ah in caalamka la tuso ama lagu soo

Read More »

DJIBOUTI JIGJIGAA KA DHAW‏

0 Visits: 335 | Monday March 23, 2015 - 16:08:35
Waxaan jeclahay in aan in yar ka idhaahdo shirarka lagu qabto dhibouti ee loo qabto soomalida siiba kan u danbeeyay ee bishan 22 mars laga furay guriga ummada caasimada dhibouti , shirkaasoo lagaga hadlayo

Read More »