Caynaba Media Group

Maqaallo

Tacsi ka socota qoyska weynaha reer Xaaji Dirir Xirsi ee kula Nool aduunka Dacaladiisa.

0 Visits: 302 | Tuesday February 24, 2015 - 17:02:55
Inaa lilaahi wa inaaa ileyhi raajicuun Waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee Chief Caaqil Cabdi Xaaji Ducaale ina Nugaal inagana

Read More »

madasha wadatashiga iyo toosinta yaa u dirsday hawsha somaliland‏

0 Visits: 346 | Tuesday February 24, 2015 - 16:58:46
kulankii dhexmaray xisbiyada mucaradka somaliland iyo kooxda wadatashiga iyo toosinta la baxaday ee aan sharciayada haysan waxay inoo sheegeen inuu dalku marayo meel cidhiidhiya oo u baahan in laga badbaad iyo in anu dalku dhibaato gelin

Read More »

Jamaal Ali Hussien ( Jamaal Ali-BaBaa) Iyo Nimanka sheegta Madasha Alle kama Baqaan, Dadka Somalilandna kama Xishoodaan. Aqoon-La'aanta waxay kaga dareen BEENTA AY TV KA SHUBAAN.

0 Visits: 949 | Tuesday February 24, 2015 - 16:55:42
Jamaal Ali Hussien ( Jamaal Ali-BaBaa) Iyo Nimanka sheegta Madasha Alle kama Baqaan, Dadka Somalilandna kama Xishoodaan. Aqoon-La'aanta waxay kaga dareen BEENTA AY TV KA SHUBAAN.

Read More »

Soo dhaweyntii Shalay ee Xeer Ilaaliyaha qaranka Somaliland Xasan Axmed Aden oo london soo gaadhay +sawiro.iyo Global law summit oo ah shir caalami ah oo uu kaqayb galaayo.

0 Visits: 507 | Tuesday February 24, 2015 - 16:06:33
Global Law Summit waa Shir caalami ah oo lagu marti qaaday Somaliland. Shalay oo bishu ahayd 21 Feb 2015 waxaa uu safiirka jamhuuriyada qaranka somaliland mudane Ali Aden Awale iyo

Read More »

Suxufiyad udhalatay soomaaliland oo noqotay suxufiyada ugu Shacbiyada badan suxufiyiinta soomalida ee wadanka Ingiriiska iyadoo tartan kula jirta barnaamijka Oprah ee wadanka maraykanka‏

0 Visits: 683 | Monday February 23, 2015 - 22:52:36
Barnaamijka Nuura show oo ah barnaamij kabaxa talefishanka horncable tv oo ay hindistay samaysayna suxufiyada dada yar ee leh aqoonta heerka jaamacadeed leh ee Nuura maxamed oo ah Suxufiyad udhalatay jamhuuriyada Somaliland

Read More »

Hambalyo Iyo Bogaadin Boqorka Cabdicasiis Cismaan Cabdilaahi iyo Boqorada Ubax Ibraaahim Aadan

0 Visits: 278 | Monday February 23, 2015 - 22:28:58
Caydaruus Maxamed Warsame(Shaarubo), Cabdiraxmaan Siciid Barre(Shaafi), Khadar Axmed Du'caale(Qureysh), Cabdiqaadir Cismaan Muxumed, Guuleed Iidaan Nuur, Axmed Cali Axmed(Nabad-doon)

Read More »

Inaalilaahu Wa Innaaliayhun RajucuunTacsi Tiiraanyo Leh Jaaliya Reer Somaliland Ee Norway Oo Tacsi Balaadhan U Diraysa Caaqi Cabdi Nuugaal Xaji Xasan Oo Shalay Lagu aas Qaran Loogu Samyeeayay magalada Burco‏

0 Visits: 323 | Monday February 23, 2015 - 18:49:02
Inaalilaahu Wa Innaaliayhun RajucuunTacsi Tiiraanyo Leh Jaaliya Reer Somaliland Ee Norway Oo Tacsi Balaadhan U Diraysa Caaqi Cabdi Nuugaal Xaji Xasan Oo Shalay Lagu aas

Read More »

Maxaad ka og-tahay wasiirada lummiyey Kalsoonida shacabka ay metellaan ee Ku jiraa xukuumada siilaanyo akhri Liiska Muuliyiinta lagu Nacay Guul-wadeynta! Warbixin W/Q Cabdi casiis Bashiir nuur

0 Visits: 406 | Monday February 23, 2015 - 16:58:07
Waxa mudooyinkii uu danbeeyey isaa-soo taraaya nacayb ka imanaaya qaybaha kala duwan ee Bulshada, kaaso sababtiisana lo anayn karro wasiirada intaa badan faraha la galla wax-

Read More »

Afar sano iyo Badh kadib Waxqabadka XUKUUMADA Madaxweyne Siilaanyo waa mid lagu dooran karo markale.‏

0 Visits: 326 | Monday February 23, 2015 - 16:55:12
Marka hore salaam dhamaan shacbiweynaha JSL, waxaan taa mid lamida u dirayaa Ciidamada qaranka ee habeen iyo maalin heeganka ugu jira difaaca qaranka , waxaan sidoo kale salaan gobeed u dirayaa

Read More »

Eidagale community in United Kingdom elected talented and energetic youth association known as Somaliland Youth Council Association Coalition (SYCAC) who believes the ideology serving their community at home is the rent they pay for room on this eart‏

0 Visits: 393 | Monday February 23, 2015 - 16:53:06
Even though this article was written for specific purpose, however, it could be true the same be helpful to other Somaliland societies who possibly shares similar intentions like us. Regardless how

Read More »

Soo dhaweyntii Shalay ee Xeer Ilaaliyaha qaranka Somaliland Xasan Axmed Aden oo london soo gaadhay +sawiro.iyo Global law summit oo ah shir caalami ah oo uu kaqayb galaayo

0 Visits: 415 | Monday February 23, 2015 - 16:49:30
Global Law Summit waa Shir caalami ah oo lagu marti qaaday Somaliland. Shalay oo bishu ahayd 21 Feb 2015 waxaa uu safiirka jamhuuriyada qaranka somaliland mudane Ali Aden Awale iyo jaaliyada Somaliland ee Uk

Read More »

SOOMAALILAND ALLAAH(SWT) AYEY U BAAHAN TAHAY UMA BAAHNA BINI AADAM DACIIFA OO XUDUUDIHIISA XIDHANAYA

0 Visits: 277 | Monday February 23, 2015 - 16:46:14
Qalinkii:Saxafi Madax-baan Qoraa:Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood mobile:4109843 Hargeisa Somaliland REP

Read More »

Halista Si Xun U Isticmaalka Internetka'' Caurruta Soomaaliyeed Iyo War Iyo Aqon La'aanta Waalidinta

0 Visits: 427 | Monday February 23, 2015 - 16:44:50
Sidaa aynu wada ogsoonahay dowladda waweyn ee reer galbeedka iyaa waxaa soo food saaray dagaal culus oo kaga yimi dhinaca bogaga

Read More »

SHAQO ABUURKU WAA XALKA KALIYA EE TAHRIIBKA LAGU JOOJIN KARO W/Q: Farhan Mohamed Hassan (rakad)

0 Visits: 506 | Sunday February 22, 2015 - 23:12:42
In shaqo la abuuraa waxay u dhigan tahay in laga hor tagay tahriib. Somaliland guud ahaan waxa ka socda tahriib xaga dhalinyarada ah waxaana sababaya tahriibkaasi shaqo la,aanta Baahsan ee ka jirta guud ahaan somaliland, tahriibku waa aafo qaran, waa baaba , bulsho

Read More »

Aaway Ehelkaygii.!!!.W/Q:Khadar Gureyte

0 Visits: 246 | Sunday February 22, 2015 - 23:10:22
Daryeelid la'aan ayaa ishan u yeeshay, cidlo ayuu kaligii taagan yahay, wuu ooyayaa, cid ehel u ah ma haysto, kuwii lahaa ayaa sidan u gartay, had iyo jeerna waa ay ka xaragoodaan, kuwo kale oo isaga asaagii ah ayey kor u qaadaan, wayneeyaan, qadariyaan, kuna tamashleeyaan.

Read More »

Jawaab ku socota Agaasimaha SONYO qoraalkiisii‏

0 Visits: 405 | Saturday February 21, 2015 - 19:14:05
Mahad oo dhan ilaahayn ayaa iska leh. Allaha aynu adoomaha u nahay inana siiyay garashada iyo xikmada toosnaanta ee islaamnimadu ugu horayso nabad iyo naxariisina korkiisa ha ahaato nabigeenii Muxamed (SCW)

Read More »

Waxaynu ubaahanahay dad barta culuumta degaanta(Environmentalist).

0 Visits: 424 | Saturday February 21, 2015 - 19:12:38
Ilaahayba mahad leh, inta ka dib, waan u mahadnaqayaa shaqalaha mareegta inoo fududeeya in afkaarteena isu gudbino. Intaa ka dib-

Read More »

KHUDABADII GUDDOOMIYE CIRRO WAXAY SALKA KU HAYSAA IN DALKA LAGA ABUURO QALALAASE SIYAASADEED KA DHACO

0 Visits: 416 | Saturday February 21, 2015 - 16:52:35
Khudbadii guddoomiye cirro ee xisbig, Wadani markaan si fiican u dhuuxay, waxaa ii soo baxay dhawr qodob oo muhiim ah amase u baahan in la is dul taagto, tuhunkii aan ka qabey

Read More »

GABAY CUSUB ( MAGAFE )‏

0 Visits: 629 | Saturday February 21, 2015 - 15:50:10
Geyigaba nimcooleydi sow, lagama soo goofin Geeliyo fardii sow hadeer, gaalo maxaraysan

Read More »

Akhriska Iyo Akhristaha, By: Jama Hassan (Jama Raan)‏

0 Visits: 446 | Saturday February 21, 2015 - 15:49:13
Bismillaahi Raxmaan Raxiim, mahad dhammaanteen alle keliggii bay u sugan tahay, sidda aan ciwaanka mawduuca ku sheegay, waxaan

Read More »