Caynaba Media Group

Wararka

Maxaabiistii u Badnayd Oo Laga Sii Daayey Guantanamo Bay

0 Visits: 500 | Thursday January 08, 2015 - 09:06:34
Hargaysa(CYN)Maraykanka ayaa sannadkii dhammaaday sii daayey maxaabiis badan oo ku xidhnayd Xabsiga uu leeyahay Milateriga Maraykanka ee Guantanamo Bay, Cuba.

Read More »

Radio Caynaba Dadka Gaagaaban ee Gaarisa oo Cabanaya

0 Visits: 564 | Thursday January 08, 2015 - 08:57:55
Gaarisa(CYN)Qaar ka mid ah dadka gaagaaban ee ku nool magaalada Gaarisa ayaa ka cabanaya faquuq ay kala kulmaay qeybaha bulshada.

Read More »

Waxa Jira Saxaafad Aanay Dawladdu Lahayn, Laakiin Ay Hoosta Ka Leedahay" Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 514 | Thursday January 08, 2015 - 08:51:38
Hargeysa (CYN) Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Warbaahinta u soo jeediyay inay ilaaliyaan dhex-dhexaadnimadda oo wararka ay Bulshadda u soo tabiyaan u soo bandhigaan si sax ah.

Read More »

Daawo Golaha Deegaanka Berbera Oo Dood Ka Yeeshay Muran Ka Taagan Warshadda Laydhka Maxayse Ka Soo Saareen

0 Visits: 464 | Thursday January 08, 2015 - 08:41:37
Berbera(CYN)Golaha Deegaanka Berbera Oo Dood Ka Yeeshay Muran Ka Taagan Warshadda Laydhka Maxayse Ka Soo Saareen

Read More »

Daawo Sawirada Al-Shabaab oo soo bandhigtay Qaabkii ay ku qabsadeen Kudhaa iyo Askar Badda lagu dhax dilayo

0 Visits: 1749 | Thursday January 08, 2015 - 08:31:10
Moqdisho(CYN)Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawiro iyo Muuqaalo ka turjumaya qaabkii ay bilo kahor ku galeen Deegaanka Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose, halkaas

Read More »

Kooxaha Premier League Oo Qiimeynaya Xaalada Luis Suarez Ee Barcelona

0 Visits: 440 | Thursday January 08, 2015 - 08:28:38
LOndon(CYN)Luis Suarez ayaa wajahaya hubanti la'aan mustaqbalkiisa Barcelona ah ka dib markii la ceyriyay agaasimihii isboortiga Andoni Zubizarreta ee soo iibiyay isaga iyo iscasilaadii ku xigeenkiisa

Read More »

Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Jawaab Weyda Ka Bixiyay Eedihii Soomaaliya Ku Weerartay Shirkad macdan ka Qodaysa Awdal

0 Visits: 798 | Thursday January 08, 2015 - 08:16:53
Hargaysa (CYN)Wasiirka macdanta iyo tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay in shirkadda ARC oo hawlo sahamin dhinaca macdanta ah ka wada buuraha simoodi ee gobolka Awdal

Read More »

Cirro Fadhiga Uguma Kacayno Jamaal-na Waa Ninkaas shanta Sanno Murashaxa Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland

0 Visits: 754 | Thursday January 08, 2015 - 08:16:53
Hargeysa (CYN)- Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa sheegay in xisbiyadda mucaaridka ah ee dalku aanay xukuumadda tallada haysa kula tartami Karin codka iyo kalsoonida iimaanka ay bulshadu ku qabto xukuumadda Siilaanyo.

Read More »

Machadka CSI Oo Tababar u Furay Shaqaalaha Wasaarada Khaarajiga

0 Visits: 467 | Thursday January 08, 2015 - 08:04:41
Hargeysa(CYN):- Machadka shaqaalaha dawladda ee CSI ayaa tababar u furay hawl wadeenada wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland, kaasi oo kor loogu qaadayo xirfadooda dhinaca shaqada.

Read More »

Daawo Show-gii Xidigaha Geeska iyo 2015 (Heeso Cusub) Yurub Geenyo+Nimcaan Hilaac,+Xamda Queen‏

0 Visits: 24245 | Thursday January 08, 2015 - 08:04:41
Hargaysa(CYN)Show-gii Xidigaha Geeska iyo 2015 (Heeso Cusub) Yurub Geenyo+Nimcaan Hilaac,+Xamda Queen‏

Read More »

Daawo Caynaba TV War Dag Daga Dalka Faransiiska Ayaa Dablay Hubaysan 12 Qof ku Dileen Halka Dhaawaca aan Wali laXaqiijin

0 Visits: 853 | Wednesday January 07, 2015 - 23:58:30
FRANSA(CYN)Daawo War Dag Daga Dalka Faransiiska Ayaa Dablay Hubaysan 12 Qof ku Dileen Halka Dhaawaca aan Wali laxaqiijin madaxwaynaha dalka faransiska oo si cadho leh ugA hadlay werarkas

Read More »

Radio Caynaba:Dhegeyso Wixii War Naga Soo Gaadhey Dalka Iyo Caalamkaba Oo Idinka Imanaaya Xafiiska Hargeysa

0 Visits: 511 | Wednesday January 07, 2015 - 23:39:15
Hargeysa(Radio Caynaba)Halkan ka dhegeyso Wixii War Naga Soo Gaadhey Dalka Iyo Caalamkaba Oo Idinka Imanaaya Xafiiska Hargeysa,waxaana idinla socodsinaaya Maxamed Axmed Yuusuf.

Read More »

Guddoomiyaha SONYO Oo Si Adag Uga Hadlay Warqad Uu Musharax Laga Guulaystay U Gudbiyey Hayadaha La Shaqeeya Sonyo

0 Visits: 738 | Wednesday January 07, 2015 - 21:16:48
Hargeysa(CYN)Mubaarik Ismaaciil Taani, Guddoomiyaha dallada heer Qaran ee SONYO, ayaa War-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku cambaareeyay Warqad been abuur ah oo Cabdicasiis Xirsi Warsame oo u tartamay

Read More »

Daawo: Gudida Wadada Ceerigaabo EE Heer Gobol OO Maanta Lacag Dhan 5180 kun Dollar Kala Wareegay Maxamuud Axmed Libaan‏

0 Visits: 763 | Wednesday January 07, 2015 - 20:57:17
Ceerigaabo(CYN) Gudida Wadada Ceerigaabo EE Heer Gobol OO Maanta Lacag Dhan 5180 kun Dollar Kala Wareegay Maxamuud Axmed Libaan‏

Read More »

Wasiir Ka Hadlay Wixii Ka Hirgalay Qorshihii Sannadkii Tagay 2014‏

0 Visits: 521 | Wednesday January 07, 2015 - 20:57:17
Hargaya(CYN)Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta ka hadlay Kulan lagaga hadlayay Wixii ka Hirgalay Qorshe Sannadeedkii 2014tii iyo qorshaha Sannadkan Cusu

Read More »

DAAWO Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Gudomiyaha KULMIYE Ee USA Garyaqaan Maxamed Naasir Maxamuud Dhoore Laga Qaaday

0 Visits: 587 | Wednesday January 07, 2015 - 20:57:17
USA(CYN)Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Gudomiyaha KULMIYE Ee USA Garyaqaan Maxamed Naasir Maxamuud Dhoore Laga Qaaday

Read More »

Badhasaabkii Hore ee Gabiley Aqoonyahan Xabiib oo Cambaareeyay Talaabada Aargoosiga Foosha Xun ah ee Wasiir Cukuse ku Xidhay Gudoomiyaha Jaalliyada Sweden

0 Visits: 564 | Wednesday January 07, 2015 - 20:57:17
Stockholm (CYN) Badhasaabkii Hore ee Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib) kana Mid ah Qurbajooga Reer Somaliland ugu Firfircoon ee Dalka Sweden ayaa Cambaareeyay

Read More »

War Culus!!!!!Soomaaliya oo digniin u dirtey shirkadda ARC ee dalka China oo ka hawl bilowdey Somaliland

0 Visits: 966 | Wednesday January 07, 2015 - 19:55:38
Muqdisho(CYN)War ka soo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka dabiiciga ah ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa digniin lagu siiyey shirkadaARC oo laga leeyahay dalka Shiinaha

Read More »

Daawo Caynaba TV;- Masuuliyinta TVga Caalamigaa Ee Royal Tv Ayaa Beeniyay Warar Qaar Kamid Ah Warbaahintu Qoreen Oo laxidhiidha In Tvga Laga Iibiyay Wasiiro

0 Visits: 687 | Wednesday January 07, 2015 - 19:14:13
Hargeysa Masuuliyinta TVga Caalamigaa Ee Royal Tv Ayaa Beeniyay Warar Qaar Kamid Ah Warbaahintu Qoreen Oo laxidhiidha In Tvga Laga Iibiyay Wasiiro

Read More »

Maxamedaw Wuu Ku JiraaDaawo:Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Oo Kulan Ay Albaabadu U Xidhnaayeen La Yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Saaxil.

0 Visits: 606 | Wednesday January 07, 2015 - 18:03:14
Hargeysa(CYN)Guddida ilaalinta Hantida Qaranka ayaa maanta kulan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay guddoomiyaha gobolka Saaxil oo uu ka dhex jiray khilaaf ka dhashay hawlo shaqo oo ay gobolkaasi ku tageen.

Read More »