Caynaba Media Group

Wararka

Daawo Caynaba Tv:Weriyo Coldoon Oo Soo Bandhigay Gabay Qosol Badan Oo Isugu Jira Carabi Iyo Soomaali

0 Visits: 939 | Friday January 09, 2015 - 10:28:12
Burco(CYN)Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Looga Bartay Gabayada Carabiga Ah Ayaa Maanta Soomali Ku Dhex Qasay Isla Markaana Gabygan ka Sameeyey

Read More »

Madaxwaynaha Djibouti Oo Sheegay In Heshis Ay Wada Gaadheen Mucaaradka Dalka Uu Hoos U Dhigaayo Xiisad Ka Taagnayd Dalkaasi 2dii sano Ee U Danbaysay

0 Visits: 410 | Friday January 09, 2015 - 10:15:21
Djibouti(CYN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda VOA, ayaa sheegay in heshiiskii ay dowladdiisu dhawaan la gaartay mucaaradka Djibouti uu qaboojin doono xiisaddii siyaasadeed ee dalkaasi ka jirtay 2-dii sannadood ee la soo dhaafay.

Read More »

Kouachi oo Ka Mid Ah Labadi Nin Ee Wargaysa Charlie Ebdo ee magaalada Paris oo Lasheegay Inuu Tababar Kusoo Qaatay Dalka Yemen

0 Visits: 692 | Friday January 09, 2015 - 10:10:58
Paris(CYN)Baarayaasha ku howlan weerarkii Arbacadii lagu qaaday xarunta wargeyska Faransiiska ee Charlie Ebdo ee magaalada Paris ayaa sheegay in mid ka mid ah labadii nin ee hubeysnaa ee weerarka geystay uu tababar ka soo qaatay Al-qacidada Yemen.

Read More »

Boqolaal Qof Oo Ku Dhintay Rabshadaha Ka Taagan Magaalada Bega Ee Waqooyiga Nigeria

0 Visits: 456 | Friday January 09, 2015 - 10:06:48
Nigeria(CYN)Saraakiisha Nigeria ayaa sheegaya in rabshadaha ka taagan magaalada Baga ee waqooyi bari Nigeria ay ku dhinteen boqolaal qof.

Read More »

Dawlada faransiiska Ayaa Aqoonsatay Nimankii Weerarka Ku Qaaday Wargays kasoo bixi jiray dalkaasi

0 Visits: 610 | Friday January 09, 2015 - 10:01:11
Paris(CYN)Hay'adaha Ammaanka ee Dalka Faransiiska ayaa aqoonsaday kooxdii geysatay weerarka ay ku dhinteen 12-ka qof oo lagu qaaday Wargeys ka soo baxa dalkaaasi.

Read More »

Dawlada Afghanistan ayaa Daalibaan U Bandhigtay Xalal Wasiiro Ayadoo Daalibaanna Ku Gacan Saydhay

0 Visits: 388 | Friday January 09, 2015 - 09:55:19
BBC-da ayaa ogaatay in dowladda cusub ee dalkaasi Afghanistan ee uu hogaamiyo Madaxweyne Ashraf Ghani, ay kooxda Taalibaan u bandhigtay jagooyin golaha wasiirada ah. balse waa ay diideen in ay qaataan jagooyinkaasi.

Read More »

7 qof oo loo xiray weerarkii shalay Ka Dhacay Magaalada Paris

0 Visits: 468 | Friday January 09, 2015 - 09:52:52
Paris(CYN)Saraakiisha Faransiiska ayaa sheegay in la soo xiray 7 qof oo lala xiriirinayo labada qof ee loo raadinayo weerarkii shalay lagu qaaday xaruunta wargyaskaCharlie Hebdo.

Read More »

Dhegayso Radio Caynaba Warbixin Ku Saabsan Maxaabiixta Lagasii Daayey Xabsiga Guantanamo Bay

0 Visits: 470 | Friday January 09, 2015 - 09:41:36
Weriye Sahra Cabdi Axmed oo Ka Tirsan Voada Ayaa Diyaarisay Warbixintan oo Aad Xasaasi U ah

Read More »

Maxaabiis Tiro Badan Oo Laga Sii Daayey Guantanamo Bay

0 Visits: 470 | Friday January 09, 2015 - 09:37:58
Guantanamo Bay(CYN)Maraykanka ayaa sannadkii dhammaaday sii daayey maxaabiis badan oo ku xidhnayd Xabsiga uu leeyahay Milateriga Maraykanka ee Guantanamo Bay, Cuba.

Read More »

Dawlada somaliya Oo Shaacisay In shirka wasiirada arrimaha dibada IGAD lagu qabanayo Muqdisho.

0 Visits: 528 | Friday January 09, 2015 - 09:31:05
Muqdisho(CYN)Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Daa'uud Aweys ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD ay ku kulmi doonaan 10-ka bisha Janaayo magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxwaynaha Puntland Oo Xusaya Sanad Guuradii Koobaad Ee Xukuumadiisa

0 Visits: 557 | Friday January 09, 2015 - 09:25:36
Garowe(CYN)Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe waxaa ka socda qaban qaabada xuska sanad guurada koowaad ee xukuumada uu hogaaminayo Madaxweyne

Read More »

Daawo Muuqaal & Sawiro dheeraad ah qaabkii loo weeraray xaruntii Jaraaidka Charlie Hebdo ee Magaalada Paris

0 Visits: 1300 | Friday January 09, 2015 - 08:42:28
London(CYN)Wargeyska ama jaraaidka Charlie Hebdo ee dalka Faransiiska ayaa waxa uu caan ku ahaa Kartoono iyo sawiro dhoor jeer wax lagaga sheegay Nabi Muxamed

Read More »

Daawo Rag Yurub ka Tagay oo iska Soo Tuuray dabaqa Dunida Ugu Dheer ee Burji Khalifa

0 Visits: 1585 | Friday January 09, 2015 - 08:38:16
London(CYn)Rag ku taqsuusay iska soo tuurista Dabaqyada Dunida ugu dhaadheer ayaa lacago fara badan waxay ka heleen dalka Imaaraatka Carabta ka dib markii ay jabiyeen Iskoor

Read More »

Coutinho Oo Ku Guulaystsay Abaal Marinta Xidiga Liverpool Ugu Fiicnaa Bishii December

0 Visits: 377 | Friday January 09, 2015 - 08:28:02
London(CYN)Xidiga ree Brazil ee Philippe Coutinho ayaa ku guulaystay abaal marinta xidigii kooxda Liverpool ugu fiicanaa bishii mashquulka badnayd ee December. Abaal marintan oo ay go'aan

Read More »

Yaya Toure Oo Ku Guuleystay Markii 4aad Oo Isku Xigta Xiddiga Sannadka Afrika

0 Visits: 337 | Friday January 09, 2015 - 08:24:39
London(CYN)Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Yaya Toure ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee loo caleemo saaro xiddiga sannadka Afrika ee abaalmarinta xiriirka kubada cagta Afrika CAF sannadkii afaraad oo isku xigta.

Read More »

Daawo Xildhibaan Dogox Oo Wariyaasha U Adeegi Waaya Siyaasadiisa Suuqa Kula Feedtamaya

0 Visits: 797 | Friday January 09, 2015 - 08:11:22
Hargaysa(CYN)Xildhibaan Dogox Oo Wariyaasha U Adeegi Waaya Siyaasadiisa Suuqa Kula Feedtamaya

Read More »

Somaliland Ma Aqbali-doonto Gef Iyo Faro-gelin Lagu Sameeyo, Xuduudaheeda" Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 619 | Friday January 09, 2015 - 08:11:22
Hargeysa (CYN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siillaanyo ayaa Dawladda Somaliya u soo jeediyay inay joojiyaan hadaladda carqaladaynaya wadda-hadaladda u socda Somaliland iyo Somaliya.

Read More »

Waa Ayaan-daro Inay Xukuumaddu Ka Aamusto Dhacdooyinka Xaasiga Ah Ee, Qaranimada Somaliland Dhaawacaya"Boobe Yuusuf Ducaale

0 Visits: 417 | Friday January 09, 2015 - 08:11:22
Haregysa (CYN) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa jawaab ka bixiyay digiin ay Dawladda Somaliya ka soo saar-tay Shirkadd lagu magacaabo ARC oo hawlo-macdan baadhis ka wadda Gobolka Awda oo laga leeyahay

Read More »

Daawo Cayanba TV:- Maamulka Goboka Saaxil Ee Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Wareejinta Warshada Laydhka Ee Berbera

0 Visits: 721 | Thursday January 08, 2015 - 19:47:48
Hargeysa(CYN) Maamulka Goboka Saaxil Ee Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Wareejinta Warshada Laydhka Ee Berbera

Read More »

Daawo Kalfadhigii 8aad ee Golaha Deegaanka Degmada Garadeg Oo Lasoo Afmeeray Maxaase Kasoo Baxay

0 Visits: 580 | Thursday January 08, 2015 - 19:43:34
Garadeg(CYN)Kalfadhigii 8aad ee Golaha Deegaanka Degmada Garadeg Oo Lasoo Afmeeray Maxaase Kasoo Baxay

Read More »