Caynaba Media Group

Wararka

WIILKOODII AYAY IIBIYEEN SI LACAGTA KASOO BAXDA LOOGU DAWEEYO WALAALIHII

0 Visits: 555 | Monday January 12, 2015 - 22:53:02
Hargeysa(CYN)Qoys u dhashay dalkaasi Chine ayay dantu ku khasabta inay iibiyaan ilme yar oo ay dhaleen,iyada oo sababtuna tahay sidii ay ugu heli lahaayeen lacag dawo oo ay ku daweeyaan laba hablood oo ay wiilkaasi walaalo yihiin

Read More »

Daawo:Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Qoddobadii Shirkii IGAD Ee Muqdisho Ka Dhacay Kasoo Baxay ,Dhaleeceeyeyna Siyaasada Arrimaha Dibada Xukumada Siilaanyo Ee Fadhiidka Noqotay.

0 Visits: 563 | Monday January 12, 2015 - 22:19:34
Hargeysa(CYN)Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay qoddobadii lidiga ku ahaa Somaliland ee kasoo baxay shirkii wasiiradda urur goboleedka IGAD ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ,sidoo kalena waxa uu ka hadlay siyaasada fadhiidka ah ee wasaaradda arrimaha dibada Somaliland.

Read More »

Maarayn xumada iyo aqoon darrada khayraadka dabiiciga ah ee ay xukuumada Somaliland sumcadii iyo masiirkii qaranka ku gaadhsiisey dhaawac halis ah.

0 Visits: 726 | Monday January 12, 2015 - 21:55:40
Hargeysa(CYN)Guddida khayraadka dabiiciga ah iyo tamarta ee xisbiga Waddani wuxuu halkan dhaleecayn xoogan ugu soo gudbinayaa xukuumad Somaliland dhaawaca halistaa ee ay gaadhsiisay qaranka.

Read More »

Daawo:Odayaasha Koonfurta Hargeysa Oo Dhaliilo U Soo Jeediyey Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa Oo Fadhiid Noqotay.

0 Visits: 555 | Monday January 12, 2015 - 21:25:01
Hargeysa(CYN)Odeyaasha Koonfurta Hargeysa ayaa dhaliilo balaadhan usoo jeediyey golaha degaanka ee Hargeysa,iyaga oo maayirka Hargeysa sheegay inuu daan Hargeysa kamid ah maayir ka yahay,kuna dhaliilay wax qabad la'aan.

Read More »

Daawo Shacabka Reer Boarama Oo Maanta U Dareeray Diwaangalinta Madaniga Ah Iyo Madaxda Gobolkaas Oo Ka Hadlay

0 Visits: 687 | Monday January 12, 2015 - 21:04:27
Borama(CYN)Shacabka Reer Boarama Oo Maanta U Dareeray Diwaangalinta Madaniga Ah Iyo Madaxda Gobolkaas Oo Ka Hadlay

Read More »

Daawo Xarunta Agoomaha Maxamed Mooge oo deeq la Gaadhsiiyey‏

0 Visits: 449 | Monday January 12, 2015 - 19:02:50
Hargaysa(CYN)Xarunta Agoomaha ee maxamed Mooge ee Magaalada hargaysa ayaa la gaadhsiiyey Deeq ku saabsan Hu'ga dhaxanta xiligan oo ay cimilo qabow ka bilaabantay caasimadda somaliland.

Read More »

Daawo: Xaflad Balaadhan oo Lagu Daah Furayay Ururka Dhalinyarada ee DAYAXA ee Gobolka Sanaag Kaas oo Lagaga Dhawaaqay Hargeisa

0 Visits: 626 | Monday January 12, 2015 - 19:02:50
Ceerigaabo(CYN)Xaflad Balaadhan oo Lagu Daah Furayay Ururka Dhalinyarada ee DAYAXA ee Gobolka Sanaag Kaas oo Lagaga Dhawaaqay Hargeisa

Read More »

Daawo: Ambassador Cabdifataax Siciid Axmed oo Raalgelin Ka Baxiyay Hadal uu Runta Ugu Sheegay Beesha Boorama Xili Oo Dood Live Ah Kaga Jiray Tv

0 Visits: 1194 | Monday January 12, 2015 - 19:02:50
London(CYN)Ambassador Cabdifataax Siciid Axmed oo Raalgelin Ka Baxiyay Hadal uu Runta Ugu Sheegay Beesha Boorama Xili Oo Dood Live Ah Kaga Jiray Tv

Read More »

Daawo Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Dhexmartay Kooxo Ka Socda Burco Iyo laascanood Maxayse Ku Soo Edlaatay

0 Visits: 491 | Monday January 12, 2015 - 19:02:50
Laascaanod(CYN)Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Dhexmartay Kooxo Ka Socda Burco Iyo laascanood Maxayse Ku Soo Edlaatay

Read More »

Daawo Hogaamiye Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Shirarkii Qaranimada Somaliland Lagaga Hadlayay Ee Ka Kala Dhacay Boorama Iyo Burco 1991

0 Visits: 1133 | Monday January 12, 2015 - 19:02:50
Hargaysa(CYN)Hogaamiye Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Shirarkii Qaranimada Somaliland Lagaga Hadlayay Ee Ka Kala Dhacay Boorama Iyo Burco 1991

Read More »

Faransiiska Ayaa Dhigaya Illaa 10,000 oo Ciidan Hubaysan ah Gudaha Magaalooyinka si kor Loogu Qaado Amniga Goobihii Ay ka Dhaceen Weeraradii Paris

0 Visits: 493 | Monday January 12, 2015 - 18:38:31
PARIS(CYN)Faransiiska Ayaa Dhigaya Illaa 10,000 oo Ciidan Hubaysan ah Gudaha Magaalooyinka si kor Loogu Qaado Amniga Goobihii Ay ka Dhaceen Weeraradii Paris

Read More »

R-Cayanba:Halkan Ka Dhegeyso Warkii Dalka Iyo Dibada Oo Idinka Imanaaya Xaruntayada Hargeysa.

0 Visits: 957 | Monday January 12, 2015 - 18:15:32
Hargeysa(R-Caynaba)halkan ka dhegeyso wixii war dalka iyo caalamkaba naga soo gaadhey oo idinka imanaaya xafiskayaga Hargeysa,waxaana idinla socodsiinaysa Hilaal Maxamed Axmed .

Read More »

Kabtankii Kooxda Kubadda Cagta ee Maroodijeex oo Calanka Somaliland La Dhextagay Stadium Mugdisho + Sawiro

0 Visits: 1690 | Monday January 12, 2015 - 17:58:14
Hargeysa(CYN)-Guddoomiyihi Kooxda Ciidanka Booliska ee Goodir Maxamed Gabyaaye ayaa Isagoo Sita Calanka Jamhuuriyadda Somaliland la tagay Magaaladda Mugdisho

Read More »

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta SOLJA soo Waxqabadkiisii Ugu Horeeyay Kusoo Daayay Wargeys Inaadeerkii Leeyahay

0 Visits: 545 | Monday January 12, 2015 - 17:40:13
Hargeysa(CYN)-Guddoomiyaha Cusub ee Dhawaan Loo Doortay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa Waxqabadkiisii

Read More »

Daawo Caynaba TV Bulshada Faransiiska oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Werarkii Lagu Qaday Xarunta Wargaysaka Shabkada Caynabanews Ayaa Kamarada la Dhex Martay

0 Visits: 587 | Monday January 12, 2015 - 16:31:26
FRANSA(CYN)Daawo Bulshada Faransiiska oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Werarkii Lagu Qaday Xarunta Wargaysaka Shabkada Caynabanews Ayaa Kamarada la Dhex Martay

Read More »

Daawo Caynaba Tv:- Wasiir Cukuse Oo Shaaciyay Inay Badaleen Muusigii Warka Ee Idaacada Redio Hargeysa Isagoona Duray Muusiga Redio Muqdisho

0 Visits: 842 | Monday January 12, 2015 - 16:21:27
Hargeysa(CYN) Wasiir Cukuse Oo Shaaciyay Inay Badaleen Muusigii Warka Ee Idaacada Redio Hargeysa Isagoona Duray Muusiga Redio Muqdisho

Read More »

R-Caynaba:Halkan Ka Dhegeyso Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Waraaq La Sheegay In Koomiishanku Madaxweynaha U Soo Gudbiyey.

0 Visits: 572 | Monday January 12, 2015 - 16:19:03
Hargeysa(Radio Caynaba)guddoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha Guurtida Somaliland Mudane Siciid Jaamac Cali ayaa maanta ka hadlay waraaq la sheegay in Koomiishanka Doorashooyinka Qaranku ay u gudbiyeen Madaxweyne Siilaanyo.

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Hogaanka Dhaqanka Ee Gobolada Galbedka Somaliland Oo Shaaciyay Xiliga Laqabanayo Shirkii Gobolada Galbeedka Somalialnd

0 Visits: 732 | Monday January 12, 2015 - 16:10:53
Hargeysa(CYN) Hogaanka Dhaqanka Ee Gobolada Galbedka Somaliland Oo Shaaciyay Xiliga Laqabanayo Shirkii Gobolada Galbeedka Somalialnd

Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Soo Saaray Warqad Uu Kaga Aqbalayo Iscasilaadooda Gudoomiyhii Iyo kuxigeenki Jaamacada Hargeysa

0 Visits: 572 | Monday January 12, 2015 - 16:04:26
Hargeysa(CYN) Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Soo Saaray Warqad Uu Kaga Aqbalayo Iscasilaadooda Gudoomiyhii Iyo kuxigeenki Jaamacada Hargeysa

Read More »

R-Caynaba:Halkan Ka Dhegeyso Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dhibaatada Dhaqaale Yaraaneed Ee Dadka Haysata ,Dar Daarana Usoo Jeediyey Dawlada Danteeda Ka Raacday.

0 Visits: 500 | Monday January 12, 2015 - 16:01:51
Hargeysa(R-Caynaba)golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay maanta dhibaatada dhaqaale ee bulshada haysata,taas oo ay dawladuna danteeda ka raacday.

Read More »