Caynaba Media Group

Wararka

Madaxwaynihii Dalka Talyaaniga Oo Is Casilay xili uu Lasoo Darisay Caafimaadka Daro

0 Visits: 544 | Thursday January 15, 2015 - 09:03:26
London(CYN)Madaxwaynaha wadanka Talyaaniga Giorgio Napolitano, ayaa shaaciyay inuu iska Casilaya Madaxtinimada dalkaasi Talyaaniga.

Read More »

Daawo Sawiro iyo Muuqaal Mid ka Mid ah Askartii Lagu dilay Magaalada Paris Oo Muslim Noqday +Walaalkiis Oo Hadlay

0 Visits: 1306 | Thursday January 15, 2015 - 09:03:26
London(CYN)Ahmed Merabet wuxuu ahaa Booliiska ka shaqeeya wadooyinka gaar ahaan kuwa ganaaxa u jara gawaarida la dhigto meelaha qaldan . Ahmed Merabet oo asal ahaan

Read More »

Waa kaa Siciid Sulub Rayaale oo Wasiir ka dhigay ka Xishoon waayay, ee isagii iyo ummaddii gobolka Awdal-ba" Afhayeen Dhuxul

1 Visits: 733 | Thursday January 15, 2015 - 08:40:46
Hargaysa (CYN): Af-hayeenka madaxtooyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa naqdiyay hadallo uu Siciid Sulub oo ka tirsan xisbiga Waddani

Read More »

Daawo Jamaal Cali Xuseen oo Khudbad Taariikhi ah ka jeediyey Madal lagu marti-qaaday

0 Visits: 549 | Thursday January 15, 2015 - 08:36:31
Cardiff (CYN)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa khudbaad taariikhi ah ka jeediyey madal ay ku marti-

Read More »

Radio Caynaba:Halkan Ka Dhegeyso Wixii War Dalka Iyo Dibadaba Naga Soo Gaadhey Oo Idinka Imanaaya Xafiiskayaga Hargeysa Waxaana Si Talan Taaliya Caawa Iidnku Soo Jeedinaaya Weriyeyaasha Siciid Faarax Cagjar Iyo Hilaal Maxamed Axmed.

0 Visits: 714 | Wednesday January 14, 2015 - 23:06:06
Hargeysa(Radio Caynaba) Dhegeyso Wixii War Dalka Iyo Dibadaba Naga Soo Gaadhey Oo Idinka Imanaaya Xafiiskayaga Hargeysa Waxaana Si Talan Taaliya Caawa Iidnku Soo Jeedinaaya Weriyeyaasha Siciid Faarax Cagjar Iyo Hilaal Maxamed Axmed.

Read More »

Barnaamijkii Maqal Dadkaaga Ee SLNTV Oo Ka Bixi Lahaa Burco+Maayirka Kasoo Xaadiri Waayey Barnaamijkaasi Oo Uu Marti Ku Ahaa

0 Visits: 629 | Wednesday January 14, 2015 - 22:15:22
Burco(cyn)Barnaamijka Maqal dadkaaga Oo la Rabay Inuu Caawa Ka Soo Baxo Magaalada Burco Ayaa u Hakaday Kadib Markii Maamulka Dawlada Hoose Oo Marti U Ahaa Barnaamijkaasi

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyey Xildhibaanadii Reer Borame Ee Xidh Xidhnaa

0 Visits: 468 | Wednesday January 14, 2015 - 21:58:14
Hargeysa(CYN)Madaxweynaha Somaliland ayaa cafis u fidiyey caawa xildhibaan ay hore xabsiga ugu taxaabeen wasiiradda aan taageeradda badan ka haysan gobolka Awdal,kuwaas oo muddo xabsiga ku jiray.

Read More »

Radio Caynaba:Halkan Ka Dhegeyso Madaxweynaha Somaliland Oo Hadal Ka Jeediyey Madal Uu Ku Qaabilay Xildhibaanadii Reer Sheffield Ee Ku Guulaystay Ictiraafkii Ay Dawladiisu Ku Guuldaraysatay.

0 Visits: 689 | Wednesday January 14, 2015 - 20:27:42
Hargeysa(Radio Caynaba)madaxweynaha Somaliland ayaa maanta ka hadlay xaflad uu kusoo dhoweynaayey xildhibaanadii reer Sheffield ee ku guulaystay ictiraafkii ay dawladiisu ku guuldaraysatay.

Read More »

Radio Caynaba:Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Soo Dhoweyn Xildhibaanadii Shifil Ee Ictiraafkuu Ku Fashilmay Ku Guulaystay.

0 Visits: 642 | Wednesday January 14, 2015 - 19:45:00
Hargeysa(Radio Caynaba)wasiirka arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa hadal kasoo jeediyey xaflad madaxweynaha Somaliland Ku qaabilay xildhibaanadii golaha degaanka ee Shifil.

Read More »

Wasiir Xirsi Oo Wadooyinka Shacabku Dhisteen Ka Dhigtay Faan.

0 Visits: 684 | Wednesday January 14, 2015 - 19:33:09
Farxadbay ii tahay in aynu maanta ka qayb-qaadano dawga-cad oo la furayo oo hawshisii socoto, horumar fiicana sameeyey.

Read More »

DAAWO CAYNABA TV:- Xayiradii Wergeysa Hubaal Oo Muran Kadhashay Iyo Mid Kamid Ah Garsoorayaasha Gobolka Oo Xilkisii Kuwaayay

0 Visits: 587 | Wednesday January 14, 2015 - 19:23:37
Hargeysa(cyn)Xayiradii Wergeysa Hubaal Oo Muran Kadhashay Iyo Mid Kamid Ah Garsoorayaasha Gobolka Oo Xilkisii Kuwaayay

Read More »

Daawo:Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Mudoharaadkii Dadku Ku Difaacayeen Wersheda Laydhka Ee Ay Dawladu Kambaynka Ku Gelaysay Iibkeeda.

0 Visits: 508 | Wednesday January 14, 2015 - 19:22:18
Berbera(CYN)Maamulka Gobolka Saaxil iyo Taliska Ciidanka Booliska ee Gobolkaas ayaa Maanta ka Hadlay Mudaharaad rabshado watay oo Maanta ka dhacay Magaalada Berbera.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Xildhibaanadii Reer Sheffield

0 Visits: 792 | Wednesday January 14, 2015 - 19:17:38
Hargeysa(CYN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Waxa uu Maanta kulan qado sharaf ah iyo is xog waraysi ah kula qaatay xarunta madaxtooyada Xubno ka Mid ah Golaha Deegaanka ee Magaalada Sheffield ee Cariga Ingiriiska.

Read More »

Daawo:Professor Samatar Oo Maanta La Hadlay Arday Jaamacadda CSI.

0 Visits: 534 | Wednesday January 14, 2015 - 19:09:33
Hargeysa(CYN)Proff, Axmed Ismaaciil Samatar ayaa maanta Lacture ku saabsan Dawlad Wanaaga (Good Governance) Waxa uu ka jeediyey jaamacadda Shaqaalaha Dawladda (Civil service Institute) ee Magaalada Hargaysa.

Read More »

Daawo:Dawlada Somaliland Oo Nidaam Cusub Oo Khatar Badan Ku Ah Dadweynaha Kusoo Rogtey Wadooyinka Hargeysa.

0 Visits: 1097 | Wednesday January 14, 2015 - 18:58:53
Hargeysa(CYN)Dawlada Somaliland ayaa gawaadhida magaalada Hargeysa kusoo rogtay hab cusub oo wado mariseed,taas oo khal khal ku riday hanaankii socod ee gawaadhida.

Read More »

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Berbera Ka Furay Xarun Agab Kaluumaysi Oo Ay Hirgelisay Hay'adda Fair Fishing

0 Visits: 438 | Wednesday January 14, 2015 - 18:57:12
Berbera, (Caynabanews.com)- Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Cali Jaamac Buureed ayaa xadhiga ka jaray xarun cusub oo ay kalluumaysatada magaalada Berberi ka heli doonaan dhamaan agabka kala duwan ee kalluumaysiga,

Read More »

Daawo caynaba Tv:wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada Somaliland Maamulka Gobolka Iyo Gudida Ganacsatada Gobolka Togdheer Ayaa Soo Kormeeray Goobtii Ganacsi Ee Dhamaadkii Sanadkii Tegay Dabku Qabsaday

0 Visits: 509 | Wednesday January 14, 2015 - 17:09:55
Burco (CYN)Daawo Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada Somaliland Maamulka Gobolka Iyo Gudida Ganacsatada Gobolka Togdheer Ayaa Soo Kormeeray Goobtii Ganacsi Ee Dhamaadkii Sanadkii Tegay Dabku Qabsaday

Read More »

Daawo Caynaba Tv "Shacabka Reer Berbera Waxan Leeyahay Warshadii Laydhka Berbera Waa Lala Wareegay Hadaad Ku Farxaysaan Iyo Hadaad Ka Naxaysaan,Fadhigii Golaha Deegaankuna Been Buu Ahaa" Xildhibaan Maxamed Cali Dheere

0 Visits: 474 | Wednesday January 14, 2015 - 16:23:28
Berbera(CNN)"Shacabka Reer Berbera Waxan Leeyahay Warshadii Laydhka Berbera Waa Lala Wareegay Hadaad Ku Farxaysaan Iyo Hadaad Ka Naxaysaan,Fadhigii Golaha Deegaankuna Been Buu Ahaa" Xildhibaan Maxamed Cali Dheere

Read More »

Daawo Caynaba Tv: Mudaharaad Ballaadhan Oo Lagaga Soo Horjeedo Wareejinta Wakaalada Laydhka Berbera Ayaa Saaka Gilgilay Magaalada Berbera + Shacabka Reer Berbera Oo Aan U Kala Hadhin

0 Visits: 623 | Wednesday January 14, 2015 - 16:23:28
Berbera(CNN) Mudaharaad Ballaadhan Oo Lagaga Soo Horjeedo Wareejinta Wakaalada Laydhka Berbera Ayaa Saaka Gilgilay Magaalada Berbera + Shacabka Reer Berbera Oo Aan U Kala Hadhin

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Oo Goordhoweyd Gaadhey Magaalada Buuhoodle.

0 Visits: 954 | Wednesday January 14, 2015 - 14:46:56
Laascaanood(CYN)Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa goordhoweyd gaadhey magaalada Buhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle,

Read More »