Caynaba Media Group

Wararka

Boqor Buurmadow Oo Madaxweyne Siilaanyo Usoo jeediyay in aanu Go,aan ka Soo Saarin Xaalada Gobolka Awdal

0 Visits: 1204 | Wednesday January 07, 2015 - 09:19:44
Hargeysa(CYN)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow, oo ka tirsan Madaxdhaqameedka Somaliland ayaa Madaxweyne Siilaanyo kula taliyay inaanu wax go'aan ah ka soo saarin xaaladda ka taagan Gobolka Awdal.

Read More »

Saleebaan Iyo Guurtida Godob-baanu U Haynaa, Markii UDUB Liicday Looma Gurman, Laakiin KULMIYE Waa Loo Gurmaday

0 Visits: 541 | Wednesday January 07, 2015 - 09:15:57
Hargeysa (CYN) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Muddane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay tabashada Odayaasha Gobolka Awdal, waxaanu Madaxweynaha ugu baaqay

Read More »

Ma jiro dhul Wasaaradda Boosta iyo Isgaadhsiintu iibisay, umana xil-saarna Hawlaha dhulka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Boosaha

0 Visits: 446 | Wednesday January 07, 2015 - 09:11:53
Hargeysa (CYN)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Faysal Cali Sheekh, ayaa beeniyey in ay iibiyeen dhul ka mid ah xayndaabka wasaaraddadooda, isagoo sheegay in

Read More »

Daawo SHOW Noocee Ah Ayey Sanadka Hargaysa Ku Soo Bandhigeen XIDIGAHA GEESKA

0 Visits: 1061 | Wednesday January 07, 2015 - 08:57:53
HArgaysa(CYN)SHOW Noocee Ah Ayey Sanadka Hargaysa Ku Soo Bandhigeen XIDIGAHA GEESKA

Read More »

Mudaharaad lagaga soo horjeedo Go'aan Maamulka Kililka 5aad Colaad kaga dhex-abuurayso Shacabka Xoolo-dhaqatada ah oo ka dhacay degmada Xarshin

0 Visits: 1759 | Wednesday January 07, 2015 - 08:57:53
Xarshin (CYN)- Bannaan-bax aanay u kala hadhin bulshada ku dhaqan magaalada Xarshin ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaa lagaga soo horjeestay go'aan Maamulka Kililka 5aad ka soo saaray khilaaf dhinaca dhulka ah oo u

Read More »

Aadan Dhoolayarre Oo Soo Bandhigay Tallooyin Lagu Toosinayo Garsoorka Dalka

0 Visits: 429 | Wednesday January 07, 2015 - 08:57:53
Hargeysa (CYN)-Wasiirkii hore ee Cadaaladda Somaliland Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) ayaa soo bandhigay tallooyin uu u arko in lagu sugi karo garsoorka dalka.

Read More »

Radio Caynaba:Halkan Ka Dhegeyso Warkii Dalka Iyo Dibadaba Naga Soo Gaadhey Oo Idin Soo Tebiyo Siciid Faarax Cagjar.

0 Visits: 959 | Tuesday January 06, 2015 - 22:30:54
Hargeysa(Radio Caynaba)Halkan ka dhegeyso wixii war dalka iyo dibadaba naga soo gaadhey,waxaanu idinka imanayaa xafiskayaga Hargeysa,waxaana idin soo tebinaaya Siciid Faarax Cagjar.

Read More »

DOWLADDA HOOSE EE MAGAALADDA HARGEYSA OO KU FASHILANTAY DAYACTIRKA IYO BILICDA CAASIMADDA .

0 Visits: 766 | Tuesday January 06, 2015 - 22:20:25
"Magaaladii Hargeysi ma waxay noqotay dhismaha waddada Wadnaha ee marta badhtamaha oo keliya ".

Read More »

Daawo: Reer Hargeisa oo Ka Xun In Ururka SONYO in Loo Doortay MUwaadinin Ka Soo Jeeda Gobolka AWDAL IYO SOOL oo Wareeray Xarunta SONYO

0 Visits: 1354 | Tuesday January 06, 2015 - 22:05:54
Hargaysa(CYN)Reer Hargeisa oo Ka Xun In Ururka SONYO in Loo Doortay MUwaadinin Ka Soo Jeeda Gobolka AWDAL IYO SOOL oo Wareeray Xarunta SONYO

Read More »

Daawo: Mujaahid Cali Guray oo Isna Xaal Iyo Raaligelin Ka Siiyay Dadweynaha Reer Qorulugud Hadalki Jamaal Cali Xuseen Xili Si Aan Kala Hadhlahay Loogu Soo Dhaweeyey Deegaankaas

0 Visits: 824 | Tuesday January 06, 2015 - 22:05:54
Burco(CYN)Mujaahid Cali Guray oo Isna Xaal Iyo Raaligelin Ka Siiyay Dadweynaha Reer Qorulugud Hadalki Jamaal Cali Xuseen Xili Si Aan Kala Hadhlahay Loogu Soo Dhaweeyey Deegaankaas

Read More »

Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabd Oo Madaxwyane Siilaanyo Ka Codsaday In Uu Cafis U Fidiyo Wasiir Kuxigeenkii Hore Amniga Somaliland

0 Visits: 598 | Tuesday January 06, 2015 - 22:05:54
Hargaysa(CYN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa kulan uu habeen hore la yeeshay Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi wuxuu kala hadlay

Read More »

Daawo Maxaa Kala Qabsaday Xasan Gadhwayne iyo Suldaan maxamuud axmed sheekh oo Bulshada Reer berbera

0 Visits: 1265 | Tuesday January 06, 2015 - 22:00:57
Berbera(CYN)Labadii Dilaal ee Warshada laydhka berbera Xasan Gadhwayne iyo Suldaan maxamuud axmed sheekh oo bulshada reer berbera ku shinbira waaqleeyen

Read More »

Daawo Caynaba TV Barnaamij Xiso Badan oo ku Saabsan Fanaan Maxamuud Xuseen Halwad oo Burco ku Sugan

0 Visits: 906 | Tuesday January 06, 2015 - 18:53:03
BURCO(CYN)Daawo Barnaamij Xiso Badan oo ku Saabsan Fanaan Maxamuud Xuseen Halwad oo Burco ku Sugan

Read More »

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka waramay inta badan khaladadka dawlada somaliya ee iska hor keena madaxda somalida

0 Visits: 654 | Tuesday January 06, 2015 - 18:42:48
KENYA(CYN)Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo u waramay Idaacada VOA laanteeda afka Soomaaliga, ayaa ka hadlay Siyaasada Soomaaliya gaar ahaan Qaladaad

Read More »

Dawlada Mareykanka ayaa sheegay in ay ka soo horjeedo go'aanka ay Israa'iil ku xanibtay canshuuraadka ay u ururiso Falastiiniyiinta

0 Visits: 456 | Tuesday January 06, 2015 - 18:34:57
LONDON(CYN)Dawlada Mareykanka ayaa sheegay in ay kasoo horjeedo go'aanka ay Israa'iil ku xanibtay canshuuraadka ay u ururiso kuna wareejiso maamulka Falastiiniyiinta.

Read More »

Wasiirka Warfaafinta oo Xabsiga U Taxaabay Wefti Ka Socday Jaaliyadda Sweden ee Somaliland

0 Visits: 1102 | Tuesday January 06, 2015 - 18:31:06
Hargeysa(CYN)-Khilaafyada wajiyada badan ee wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa hadba si ku bilaamay,saaka oo ay bishu ahayd 6/1/2015-ka waxa madaarka hargeysa ka dhacay

Read More »

Daawo:Hawl Waadeenada Wasaaradda Arrimaha Dibada Oo Tabobar Loo Furay.

0 Visits: 491 | Tuesday January 06, 2015 - 18:11:47
Hargeysa(CYN)Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa Waxa uu Maanta u furay Shaqaalaha Wasaaraddaasi Tababar Kor loogu qaadayo Xirfadooda Shaqo.

Read More »

Daawo:Wasaaradda Warfaafinta Oo Samaysay Qorshe Aanay Wasaaraddu U Dhamayn.

0 Visits: 585 | Tuesday January 06, 2015 - 18:06:43
Hargeysa(CYN)Waxaa Maanta la soo Gabo Gabeeyay kulan hawleedkii lagaga arrinsanayey dejinta qorshaha wasaaradda Warfaafinta ee shanta sanadood ee soo socota.

Read More »

Garabyadii SOLJA Ugu Kala Jabtay Shirweynihii Ururkaasi Oo Gaadhay Heshiis Dhinac Ka Raran

0 Visits: 547 | Tuesday January 06, 2015 - 17:37:21
Hargeysa, (CYN) – Labadii Garab ee Ururka SOLJA ugu kala jabay shirweynihii ururkaasi ee ka dhacay 24-kii bishii hore ee December 2014-tii, ayaa maanta heshiis dhinac ka raran oo ka kooban 9 qodob ku gaadhay magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Gudoomiyaha Gudida Qaban Qaabada Shirka Shacabka Daga Bogolada Awdal Iyo Salal Oo Kawarbixiyay Halka Ay Wax Umarayaan

0 Visits: 608 | Tuesday January 06, 2015 - 16:49:53
Borama (CYN) Gudoomiyaha Gudida Qaban Qaabada Shirka Shacabka Daga Bogolada Awdal Iyo Salal Oo Kawarbixiyay Halka Ay Wax Umarayaan

Read More »