Caynaba Media Group

Wararka

Daawo Caynaba Tv:- Maayirkuxigeenka Degmada Boorama Muxu Kayidhi Khilaafka Udhaxeeya maayirka iyo xoghayaha dowlada hoose

0 Visits: 538 | Saturday January 17, 2015 - 17:44:25
Borama(CYN) Maayirkuxigeenka Degmada Boorama Muxu Kayidhi Khilaafka Udhaxeeya maayirka iyo xoghayaha dowlada hoose

Read More »

Daawo Caynaba Tv:- Warbixin Aan Idinka Diyaarinay Taariikh Nololeedkii Marxumm Maxamed Axmed Kuluc

0 Visits: 1539 | Saturday January 17, 2015 - 17:35:21
Hargeysa(CYN)Warbixin Aan Idinka Diyaarinay Taariikh Nololeedkii Marxumm Maxamed Axmed Kuluc

Read More »

Gancsade C/rashiid Haybe Oo Booqday Maktabada Magaalada Burco+Madaxda Halkaraan Oo Uga Warbixiyey Halka Uu Akhrisku Maraayo+Sawiro

0 Visits: 520 | Saturday January 17, 2015 - 16:43:57
Burco(CYN)Madaxda Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Ayaa Kusoo Dhaweeyey Ganacsadaha Xarunta Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Waxaana Ay Uga Warbixiyeen Qaabkii

Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa 8 Nooc Ee Hubka Ruushka Kamidka Ah Kuwaas Oo Si Xawli Ah U Horumaraaya.

0 Visits: 1131 | Saturday January 17, 2015 - 16:23:32
Hargeysa(CYN)Wadankaasi Ruushka ayaa noqday wadan horumar balaadhan ku sameeya dhinaca hubka,taas oo keentay inay dawlado badani sas ka qaadaan marka la soo bandhigaayo,

Read More »

Shirkadda Google Oo Tijaabinaysa Muraayad Sida Mobile Ka U Shaqaynaysa Oo Ay Soo Saartay.

0 Visits: 498 | Saturday January 17, 2015 - 16:20:43
Hargeysa(CYN)Shirkadda google ayaa shaacisay inay tijaabadii kowaad gashay muraayad ay dhowaanahanba ku hawlanayd soo saarideeda oo lagu magcaabo Google Glass,taas oo loo isticmaalaayo laba hab,

Read More »

Abaal Marinta Film-mada Sannadkan Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Cida Ku Guulaysatay.

0 Visits: 471 | Saturday January 17, 2015 - 16:16:21
Hargeysa(CYN)Waxa lagu dhawaaqay cida ku guulaysatey abaal marinta lagu bixiyo films-ka laga soo saaro dalkaasi Maraykanka ,waxaana la sheegay in uu ku gulaystay Film-ka lagu magcaabo Modern Family ,

Read More »

Raysul Wasaaraha Cusub ee Somaliya oo Dib Uga Noqonaya Magacaabista Wasiiro Ka Mid ah Xukumaddiisa Cusub

0 Visits: 540 | Saturday January 17, 2015 - 16:08:36
Mugdisho(CYN)-Raysul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa La filayaa inuu Liiska Golaha Wasiiradda Cusub Ku Sameeyo Isku Bedel iyo intuu Qaarkood meesha ka Saaro

Read More »

Wiil Gabadh Wabi Ku Dhacday Soo Badbaadiyey ,Isagii Wabigii Lagu Ilaawey.

0 Visits: 577 | Saturday January 17, 2015 - 16:08:10
Hargeysa(CYN)Warbaahinta dalkaasi Chine ayaa maanta waxyaalihii ugu badnaa ee ay qortay ka dhigtay wiil dhigta jaamacad ku taala dalkaasi oo naftiisa u huray gabadh ku qarqoontay biyaha wabi ku yaala magaalda uu jaamacadaasi ka dhigto.

Read More »

Daawo Caynaba TV:Cabdi Maalik Muuse Coldoon OO Sheeko Ka Sheekaynaaya (Sheekadii Awrka)

0 Visits: 1331 | Saturday January 17, 2015 - 16:04:49
Daawo Muuqaalka Awr Ka Tegi Waayey Qabuurtii Odaygaa Lahaanjiray Lagu Aasay

Read More »

Ganacsade Cabdirashiid Haybe Oo Ay Munaasibad Dhalinyarada Gobolka Togdheer U Qabatay Ugu Soo Bandhigay Aqoontiisa Xaga Gancsiga+Sawiro

0 Visits: 542 | Saturday January 17, 2015 - 15:13:32
Burco(CYN)Munaasibad Ay Soo Agaasintay Badi Ba DHalinyarad Ku DHaqan Magaalada Burco Oo Ay Ka Mid Ahaayeen Ururo Tiro Badan Hase Ahaatee Huwan Magaca Dhalinyarada Gobolka Togdheer Ayaa Munaasibad

Read More »

Wer Deg Dega:- Alle Hawnaxariitee Waxaa Goor Dhaweyto Ku Geeriyooda Cisbitaalka Guud Ee Magaalad Hargeysa Marxuum Maxamed Axmed Kuluc

0 Visits: 690 | Saturday January 17, 2015 - 14:32:53
Hargeysa(CYN) Alle Hawnaxariitee Waxaa Goor Dhaweyto Ku Geeriyooda Cisbitaalka Guud Ee Magaalad Hargeysa Marxuum Maxamed Axmed Kuluc

Read More »

Daawo Caynaba Tv:- Baki Waxaynu Ku Arkaynay Safaf Wasiira Oo Tuman Wadada Hareeraheeda" Xildhibaan Ibiraahim Buubaa

0 Visits: 701 | Saturday January 17, 2015 - 13:24:12
Hargeysa(CYN) Baki Waxaynu Ku Arkaynay Safaf Wasiira Oo Tuman Wadada Hareeraheeda" Xildhibaan Ibiraahim Buubaa

Read More »

DAAWO: Booqashadii Madaxweynaha ee Degmada Bakki‏ Muxuuse Kala Kulmay

0 Visits: 1600 | Friday January 16, 2015 - 22:39:02
Baki(CYN)Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu Hogaaminayey ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Degmada Bakki

Read More »

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Wajaale Ka Dhagax Dhigay Mashaariic‏ Horu0marineed

0 Visits: 668 | Friday January 16, 2015 - 22:39:02
Wajaale(CYN)Madaxweynaha Somaliland Oo Wajaale Ka Dhagax Dhigay Mashaariic‏ Horu0marineed

Read More »

Daawo Gudiga dhismaha Jidka Dawga cad ayaa la wareegay lacago Qaadhaano ah oo ay soo direen qurbojoogga Somaliland

0 Visits: 594 | Friday January 16, 2015 - 22:39:02
Hargaysa(CYN)Gudiga dhismaha Jidka Dawga cad ayaa la wareegay lacago Qaadhaano ah oo ay soo direen qurbojoogga Somaliland

Read More »

Daawo Wadadii Ceerigaabo Oo Maanta Si Rasmiya Loo Bilaabay Ku Shubista daamurka +U Quusgoynta Dadkii Ka Soo Horjeeday

0 Visits: 1841 | Friday January 16, 2015 - 22:35:00
Ceerigaabo(CYN)Wadadii Ceerigaabo Oo Maanta Si Rasmiya Loo Bilaabay Ku Shubista daamurka +U Quusgoynta Dadkii Ka Soo Horjeeday

Read More »

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Cambaareeyay Dib-u-xayiraada Wargeyska HUBAAL‏

0 Visits: 423 | Friday January 16, 2015 - 19:28:29
Uruka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, oo ah urur u taagan difaaca Saxaafadda iyo Xoriyatal Qawlka, waxa uu Cambaaraynayaa Xayiraada Cusub ee la saaray Wargeyska HUBAAL

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadani Iyo Wafti UuHogaminayo Oo Si Diiran Looguso Dhaweeyay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 725 | Friday January 16, 2015 - 17:18:47
Hargeysa(cYN) Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadani Iyo Wafti UuHogaminayo Oo Si Diiran Looguso Dhaweeyay Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo Caynaba TV safiirka somaliland u fadhiya dalka faransiisaka oo kawaramay arimo farabadan oo dhinacyo farbadan taabanaya

0 Visits: 684 | Friday January 16, 2015 - 17:00:55
Hargeysa(CYN) safiirka somaliland u fadhiya dalka faransiisaka oo kawaramay arimo farabadan oo dhinacyo farbadan taabanaya

Read More »

Daawo Caynaba Tv: Ururka Jimciyada Horumarinta Bulshada Oo Munaasibad Sagootin Ah u Qabtay Culimo Wacdi Diini Ah Ka Waday Masaajidada Magaalada Berbera

0 Visits: 450 | Friday January 16, 2015 - 16:15:52
Berbera(CNN) Ururka Jimciyada Horumarinta Bulshada Oo Munaasibad Sagootin Ah u Qabtay Culimo Wacdi Diini Ah Ka Waday Masaajidada Magaalada Berbera

Read More »