Caynaba Media Group

Wararka

Daawo:Gobolka Gebiley Oo Lagu Qabtay Tabobar Lagu Dhiirigelinaayo Naas Nuujinta.

0 Visits: 260 | Friday April 10, 2015 - 20:35:10
Hargeysa(CYN)Magaalada gabilay waxaa lagu soo gebagebeeyey Tababar ku saabsan dhiirrigelinta naas nuujinta waxaana ka qayb qaatay hooyooyin ka kala yimid Deegaanada gobolkaasi hoos yimaada

Read More »

Daawo:Gobolka Saaxil Oo Xoojiyey Ciyaaraha Kubada Kolayga.

0 Visits: 372 | Friday April 10, 2015 - 19:56:09
Berbera(CYN)Kooxaha kubada kolayga ee gobolka Saaxil ayaa sheegay inay isu diyaarinayaan ciyaaraha la filaayo inay gobolada ka dhacaan,sidoo kalena gobolkaas ayaa noqday gobol hore u mariyey dhinaca kubada kolayga.

Read More »

Daawo:Wasiirka Beeraha Oo Kormeer Kusoo Maray Degaanka Beer.

0 Visits: 428 | Friday April 10, 2015 - 19:50:22
Burco(CYN)Wasiirka wasaaradda Beeraha ayaa gaadhey degmada Beer ee gobolka Togdheer,isaga oo dadweynaha halkaasi ku dhaqan ku wareejiyey laba Kanaal oo loo dhisay.

Read More »

Daawo:Muuse Biixi Iyo Sidii Oog Loogu Soo Dhoweeyey.

0 Visits: 567 | Friday April 10, 2015 - 19:46:09
Oog(CYN)Dadweynaha degmada Oog ayaa si balaadhan usoo dhoweeyey guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo safaro ku maraaya gobolada Barriga Somaliland

Read More »

Daawo:Ururka La Dagaalanka Mukhaadaraadka Oo Madal Ilyartu Is Qabatay Kusoo Bandhigay Dhibaatada Qaadka.

0 Visits: 451 | Friday April 10, 2015 - 19:15:36
Hargeysa(CYN)Mas'uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawlada Somaliland iyo culimada caasimada qaarkood ayaa kaga qayb galay Magaalada hargaysa munaasabad ay soo qabanqaabiyeen gudiga la dagaalanka mukhaadaraadka oo lagu eegayey dhibaatada qaadku ku hayo bulshada.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Gaadhey Laascaanood.

0 Visits: 646 | Friday April 10, 2015 - 19:08:15
Laascaanood(CYN)Weftigii Xisbiga Kulmiye ee socdaalka ku marayey Gobolada bari ee dalka ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Xarunta Gobolka sool ee Laascaanood.

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Dadweynaha Kudhaqan Magaalada Hargeysa Oo Aragtiyo Kala Duwan Kabixiyay Xayiraada Lasaaray Xawaaladaha Somalida Dalka Kinya

0 Visits: 388 | Friday April 10, 2015 - 19:00:34
Haregysa(CYN) Dadweynaha Kudhaqan Magaalada Hargeysa Oo Aragtiyo Kala Duwan Kabixiyay Xayiraada Lasaaray Xawaaladaha Somalida Dalka Kinya

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Gaadhey Aagaga Jiida Hore Ee Ciidamada Qaranka,Waqti Ay Difaac Ku Jireen.

0 Visits: 920 | Friday April 10, 2015 - 18:58:49
Laascaanood(CYN)Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa booqasho ugu tegey ciidamada Qaranka Somaliland ee Gambadha oo difaaca waqtigaasi ku jiray.

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Gabaygii Dhaqan Ee Abwaan Mursal Siciid Cabdi (Sufur) Oo Cayanbanews Idiin Soo Xushay Caawa

0 Visits: 899 | Friday April 10, 2015 - 18:30:12
Hargeysa(CYN) Gabaygii Dhaqan Ee Abwaan Mursal Siciid Cabdi (Sufur) Oo Cayanbanews Idiin Soo Xushay Caawa

Read More »

Daawo:Masaajidka Cali Mataan Oo Si Weyn Looga Ooga Salaadii Roob Doonta Ahayd

0 Visits: 388 | Friday April 10, 2015 - 17:17:32
Hargeysa(CYN)Masaajidka Cali Mataan ayaa maanta si balaadhan looga oogay salaadii roob doonta ahayd ee uu madaxweynaha Somaliland soo jeediyey in dalka laga wada oogo.

Read More »

Radio Caynaba:Halkan Ka Dhegeyso Casharkii 6-naad ee Sifada Salaada Nebiga,Waxaana Inoo Soo Jeedinaaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

0 Visits: 250 | Friday April 10, 2015 - 17:05:11
Hargeysa(Radio Caynaba)halkan ka dhegeyso Barnaamijkii 6-aad ee Sifada Salaada Nebiga ,waxaana idin soo jeedinaaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Sool Iyo Maayirka Degamda Laas Caanood Oo ka Qayb Galay Doorasho Ay Qabsadeen Kooxda Star Sool Oo Maamul Cusub Dooratay

0 Visits: 599 | Friday April 10, 2015 - 17:00:18
Laas_Caanood(CYN)) Daawo Kooxda Kubadda Cagta gobolka sool ee Star Sool ayaa waxay doorteen hogaanka cusub ee kooxda kubada cagta Star Sool kadib doorasho ka dhacday magaalada laascaanood waxaana doorashada ku soo baxay sadex xubnood

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Wasiro Katirsan Xukuumada Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Salaado Roob Doon Ah Oo Hargeysa Lag Tukaday

0 Visits: 404 | Friday April 10, 2015 - 16:47:07
Hargeysa(CYN( Wasiro Katirsan Xukuumada Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Salaado Roob Doon Ah Oo Hargeysa Lag Tukaday

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Madaweynaha Dalka Turkiga Ardugan Oo Kubaaqay In Lasiidaayo Madaxweynihi Ladoortay Ee Dalka Masar Maxamed Mursi

0 Visits: 473 | Friday April 10, 2015 - 16:17:23
Hargeysa(CYN) Madaweynaha Dalka Turkiga Ardugan Oo Kubaaqay In Lasiidaayo Madaxweynihi Ladoortay Ee Dalka Masar Maxamed Mursi

Read More »

Daawo:Dhacdo Dhaqanka Somalida Ku Cusub Oo Lagaga Hadlay Barnaamijka Nuura Show.

0 Visits: 905 | Friday April 10, 2015 - 14:09:27
London(CYN)Barnaamijka Nuura Show ayaa lagu soo bandhigay ama lagaga sheekeeyey sheeko ku cusub dhaqanka Somalida ,waana mid aad uga yaabisay dadka barnaamijkaasi daawanaayey.

Read More »

Halkan Ka Akhri Beelaha Iyo Magacyada 11-ka Hogaamiye Ee Alshabaab Oo Lacagta La Dul Dhigay .

0 Visits: 1370 | Friday April 10, 2015 - 14:02:22
Muqdisho(CYN)dawlada Somaliya ayaa soo bandhigtay liiska magacyada 11 xubnood oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee ururka Alshabaab,kuwaas oo dushooda la saaray lacag aad u badan .

Read More »

Mujaahid Cali Guray Iyo Wuxu Ka Yidhi Waftigii Dalka Yimid,Maxayse Ka Qabaan Dib U Dhaca Doorashada?.

0 Visits: 507 | Friday April 10, 2015 - 13:51:26
Hargeysa(CYN)Mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay waftigii dalka yimid ee kala duwanaa iyo waxay ka yidhaahdeen dib u dhaca doorashada iyo xiliga ay qabsoomi karto.

Read More »

Daawo:Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Kenya Oo Soo Dhoweysay Safiirka Cusub Ee Wadankaasi Loo Magcaabay.

0 Visits: 374 | Friday April 10, 2015 - 13:41:29
Nairobi(CYN)Jaaliyada Somaliland ee dalkaasi Kenya ayaa soo dhoweysay safiirka cusub ee uu dhowaan madaxweynaha Somaliland u magcaabay dalkaasi Kenya.

Read More »

Daawo:Urur Dhalinyaro Reer Saraareed Ah Oo Horumarin Balaadhan Ku Sameeyey Cisbitaalka Caynaba.

0 Visits: 427 | Friday April 10, 2015 - 13:37:48
Caynaba(CYN)Mid kamid ah ururada ka shaqeeya gobolka saraar ayaa horumarin balaadhan ku sameeyey cisbitaalka magaalada Caynaba oo ah mid baahi badan u qaba in lagu sameeyo dib u habayn.

Read More »

Odayaasha Reer Widh Widh Oo Sii Daayey Nin Wasiir Hore Uga Ahaan Jiray Puntland Oo Ay Ciidamada Qaranku Qabteen,Kalana Hadhay Nin Gacan Ku Dhiigle Ah.

0 Visits: 683 | Friday April 10, 2015 - 13:33:28
Laascaanood(CYN)Wararka ka imanaaya gobolka Sool ,gaar ahaana magaalada Widh Widh ayaa sheegayaa in wasiirkii reer Puntland ee shalay ay ciidamada Qaranku ku qabteen degmada Widh Widh la sii daayey ,iyada oo ay arrintaasi ku kaceen odayaasha degmada Widh Widh.

Read More »