Caynaba Media Group

Maqaallo

BARNAAMIJKA GUULAYSTAYAAL GEEDDIGA WADAAY QEYBTIISA 4-AAD.,

0 Visits: 47 | Sunday January 15, 2017 - 12:06:40
BARNAAMIJKA GUULAYSTAYAAL GEEDDIGA WADAAY QEYBTIISA 4-AAD

Read More »

Waddanka Maraykanka ayaa ah waddan cajiiba waxaa uu leeyahay dhul saxaara ah dhul barwaaqo ah dhul barafley ah iyo weliba Buuraley intaba

0 Visits: 99 | Sunday January 15, 2017 - 12:00:23
Waxaa aynu is dul taagi doonaa dhulka weliba buurta loo yaqaan dhego waraabe oo aad arki doontaan muuqeeda waxaayna ku taalaa Gobolka Utah waxaa dhulkan ka muuqda raadadkii dadkii

Read More »

MUSHARAXA XISBIGA KULMIYE WAXAY BULSHADA GOBOLADA BARI UGU BAAQAYAAN INUU SOO BADALO MASHARIXIISA MADAXWAYNE KU XIGEEN IYAGOO U SABABAYNAYA QODOBADA HOOS KU XUSAN

0 Visits: 135 | Sunday January 15, 2017 - 11:11:28
Madaxwaynaha mustaqbalka isagoo ilaalilanaya xeerarka iyo qawaaninta xisbiyada iyo qaranka u dagsan waxuu inta badan cabiraa dareenka shacabka ee ku aadan dhaliilaha jira.

Read More »

TIlMAAMAHA MACALINKA GUULAYSTAY Qalinkii c/raxmaan axmed garaad soofe

1 Visits: 369 | Sunday January 15, 2017 - 10:58:24
Macalinku waxa uu qabtaa shaqada ugu qaalisan Adduunka waana warshadda soo saarta ciddii wax ka badeli lahayd kownka aynu ku noolnahay macalin

Read More »

Dhibaatada Abaartiyo Sicir-Bararku Aafo-Leh Ololaase Kabadaran

0 Visits: 86 | Thursday January 12, 2017 - 16:11:28
Waxa kuhabsaday wadanka iyo dhamaan geeska afrika oo dhan abaaro baahsan waxaa inoo dheer inaga sicirbarar iyo olole kaxoog badan abaarta. Waa sadex aafo oo isku mar haleelay

Read More »

Dildilaaca Waddani oo bilaambay By Mukhtar Cilmi

0 Visits: 236 | Thursday January 12, 2017 - 16:09:24
Waxaa bilaambay dildilaaca siyaasadeed ee sida tusbax furmay uga socda gudaha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, waana sidii

Read More »

DHAMBAAL TACSI AH OO UU DIRAYO MUSTASHAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUM ANIIS SAALAX XAAJI XASAN

0 Visits: 79 | Thursday January 12, 2017 - 16:02:05
Waxaan tacsida la wadaagayaa anigoo ka wakiil ah dhammaan reer Cabdi Carwo, xaaskeyga Amaal Cumar Carte, ehel, asxaab, qaraabo, xigto iyo xigaalka marxuumaka,

Read More »

MAANSO: Hungo

0 Visits: 96 | Thursday January 12, 2017 - 15:50:21
Maansadan oo ka hadlaysa marxaladda ay Jamhuuriyadda Somaliland ku jirto wakhtigan, waxay soo baxday 12 January 2017

Read More »

Guddidii abaaraha ee heer qaran ma Audit ayay sugayaan mise way soo sarayaan dhaqalihii loo dhiibay

0 Visits: 72 | Thursday January 12, 2017 - 15:47:06
Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland axmed maxamed maxamuud sianyo waxuu magacabay guddi lagu magac daray guddida abaaraha ee heer qaran

Read More »

DOORASHO KU DIGASHO AHI DALKEENU MA U BAAHAN YAHAY MISE UMA BAAHNA??

0 Visits: 53 | Thursday January 12, 2017 - 15:40:34
Tan iyo sanadkii la soo dhaafay 2016 waxaa inta badan ka jiray deegaamadda Jamhuuriyadda Somaliland abaar aad iyo u xun ina baahsan oo ay ku fiday galbeed ilaa barri,inkastoo isku duubni

Read More »

Taxaabistadydii iyo Tacaddigii Aan Aarkay: Waarankii Soo-qabashada Maamulaha Madaarka

0 Visits: 67 | Thursday January 12, 2017 - 15:35:58
Garsoore Khaalid Cabdi Shiil oo ka jawaabaya codsiga qareennada iyo maqnaanshaha maragga kowaad, kuna dhawaaqaya xidhitaanka fadhiga kowaad ayaa

Read More »

Mareeyaha Dekada Berbera Oo Noqdey Shaqsi ku Suntan Horumarinta Dekada Berbera W/Q: Yuusuf Cawd (Shiine).

0 Visits: 180 | Wednesday January 11, 2017 - 16:27:23
Mareeyaha Dekada Berbera Muddane Axmed Yuusuf mudadii uu xilka hayey waxaa uu noqdey masuul wax badan ka qabtey horumarka dekada Berbera isla markana dayac tiray badi ba qalabkii fadhiyey oo uu dayac tiray isla markaana hada noqdey gaar shaqeeya

Read More »

7 sano kadib xukuumadii aynu dooranay qasaarihii ka dhashay

0 Visits: 98 | Tuesday January 10, 2017 - 15:39:47
Waxaa in muddo ah lala tacaalayay abaarta soo xoogaysanaysa ee samaysaysay dadka iyo duunyada, waxaynu ogsoonahay inuu dalka marayo xaalad adag balse aan aaminsanayn in kamid ah bulshada ku

Read More »

BARNAAMIJKA GUULAYSTAYAAL GEEDDIGA WADAAY QEYBTIISA 4-AAD

0 Visits: 80 | Tuesday January 10, 2017 - 15:34:42
Dhugta Oo U Dhaga-Nuglaada Kuna Dhaqma 100-ka Qodob Ee Ka fog Siyaasadaha Ee aynu Ku Kasbaneyno Horomarka iyo Wada manfacsiga Dheefta Danaheena Guud

Read More »

Kacaanka Nolosha Iyo Waaayaha Ku Gedaaman

0 Visits: 82 | Tuesday January 10, 2017 - 15:32:45
Noloshan aynu ku noolnahay sideedaba waxay ka sameensantahay afkaarteena , afkaartaynu aaminsanahay ayaa samaysa nolosheena halka aad

Read More »

Qaraxii KalsanTv Iyo Cabaadkii waddani By Mukhtar Cilmi

0 Visits: 170 | Tuesday January 10, 2017 - 15:30:26
Xisbi mucaarid ah markuu mucaarid dhab yahay wuxuu difaaca khaladaadka dhaca iyo xaqa muwaadiniinta codkooda rabo , xisbi

Read More »

Odayguna Waa Taagan Yahay Musena Hmamum buu Qabaa Cirrona Weli Diyaar Muu Noqon

0 Visits: 80 | Tuesday January 10, 2017 - 15:28:28
Markale waxaa soo laabatay doodi doorashada balse markan waa nooc kale xisbul xaakimkii oo raba in doorasho dhacdo iyo mucaaridkii oo diidan

Read More »

Taxaabistaydii Iyo Tacaddigii Aan Arkay (20kii Ogos 2016ka illaa 15kii Nofember 2016ka). Qaybta 6aad

0 Visits: 64 | Tuesday January 10, 2017 - 15:27:00
12kii Sebtember 2016ka oo ku beegnayd maalin ciidal-carafo ah ayaa xilli galab ah la wargeliyay saddex maxbuus oo aan ku jiro, waxa la yidhi "soo qaata alaabtiinna, waxa CTU

Read More »

Haddii Dadka Ka Soo Jeeda Iyo Murashaxa Xisbiga Waddani C/iraxmaan Cirro, Ay Ka Rabaan Shaxaad Ganacsadaha SAMCABLE Maxamed Aw-siciid

0 Visits: 158 | Sunday January 08, 2017 - 16:23:21
Fannaanada Sahra Halgan, ayaa ku eeddaysay murashaxa jagada madaxweynaha xisbiga waddani iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda beesha xisbigaa in sheexaad ay

Read More »

Maxaa Ka Soo Baxay ShirweynihiiXisbiga Kulmiye (UK) ee lagu Qabtay Magaaladda Birmingham

0 Visits: 158 | Sunday January 08, 2017 - 16:17:31
Munaasabad Balaadhan oo ay isugu yimaadeen Xubnaha Gudiyadda Fulinta , Mus-danbeedka iyo Madaxda Laamaha Gobaladda

Read More »