Caynaba Media Group

Wararka

Daawo Caynaba TV:- Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Dagaal Gacan Kahadal Ah Kula Kacay Weriye katirsan Tvga Somali Chanel

0 Visits: 1488 | Thursday January 08, 2015 - 19:39:43
Hargeysa(CYN) Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Dagaal Gacan Kahadal Ah Kula Kacay Weriye katirsan Tvga Somali Chanel

Read More »

Dallada SSE oo cambaareynaysa xadhiga lagula kacay Guddoomiyaha Jaaliyadaha qurbo jooga ee dalka Sweden

0 Visits: 442 | Thursday January 08, 2015 - 19:38:12
London(CYN)Dallada SSE oo ay ka bahoobeen ururada Somaliland ee Yurub waxa ay baaqan kooban ku muujinayaan xadhiga iyo xanibaada lagula kacay Guddoomiyaha

Read More »

Daawo Sawirada Xarunta xisbiga wadani ee hamburg jarmalka oo munasibaad ilyartu is qabataay ku qabtay

0 Visits: 591 | Thursday January 08, 2015 - 19:30:11
Xarunta xisbiga wadani ee hamburg jarmalka oo munasibaad ilyartu is qabataay

Read More »

Daawo Afar Wasiir Oo Kamida Xukumada Somaliland Oo Lagu Doonsiiyey Shahaadooyin Balse Maxay Ku Mutaysteen

0 Visits: 654 | Thursday January 08, 2015 - 19:21:05
Hargaysa(CYN)Afar Wasiir Oo Kamida Xukumada Somaliland Oo Lagu Doonsiiyey Shahaadooyin Balse Maxay Ku Mutaysteen

Read More »

Daawo Wefti ka Socda Dalka Sweden Oo Maanta Socdaal ku Yimid Caasimada dalka ee Hargaysa Muxuuse Daaranaa Socdaalkoodu

0 Visits: 721 | Thursday January 08, 2015 - 19:21:05
Wefti ka Socda Dalka Sweden ayaa Maanta Socdaal ku Yimid Caasimada dalka ee Hargaysa waxaana soo dhaweeyay Mas'uuliyiin kala duwan

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Pro Axmed Ismaacil Samatar Muxuu Kayidhi Qabyaalada Iyo Wadaniyada Xiligii Uu Kusugnaa Jaamacada BURCO

0 Visits: 703 | Thursday January 08, 2015 - 19:19:35
Hargeysa(CYN) Pro Axmed Ismaacil Samatar Muxuu Kayidhi Qabyaalada Iyo Wadaniyada Xiligii Uu Kusugnaa Jaamacada BURCO

Read More »

Agaasimaha Guud Ee TVga Royal Ee Gobolada Somaliland Oo Isna Dhankiisa Beeniyay Wararkadhan Ah Tvga Oo lagu Bahiyay Mareega Qaar

0 Visits: 395 | Thursday January 08, 2015 - 19:13:19
Hargeysa(CYN) Agaasimaha Guud Ee TVga Royal Ee Gobolada Somaliland Oo Isna Dhankiisa Beeniyay Wararkadhan Ah Tvga Oo lagu Bahiyay Mareega Qaar

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Madaxweynaha Dalka Faransiska Oo Bookhday Xarunta Wargeyskii Laweeraray

0 Visits: 536 | Thursday January 08, 2015 - 18:32:21
Hargeysa(CYN) Madaxweynaha Dalka Faransiska Oo Bookhday Xarunta Wargeyskii Laweeraray

Read More »

Wasiirka Macadanta Iyo Tamarata Somaliland Oo Jawaab Adag Kabixiyay Hadalo Lid Ku Ah Somaliland Oo Kasooyeedhay Masuuliyiin Katirsan Somaliya

0 Visits: 501 | Thursday January 08, 2015 - 18:20:10
Hargeysa(CYN)Wasiirka Macadanta Iyo Tamarata Somaliland Oo Jawaab Adag Kabixiyay Hadalo Lid Ku Ah Somaliland Oo Kasooyeedhay Masuuliyiin Katirsan Somaliya

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Maayirka Hargeysa Oo Qaabilay Wafti Balaadhan Oo kasocda Dawlada Swedan Oo Bookhasho Kuyimiday Dalka

0 Visits: 526 | Thursday January 08, 2015 - 18:10:27
Hargeysa(CYN) Maayirka Hargeysa Oo Qaabilay Wafti Balaadhan Oo kasocda Dawlada Swedan Oo Bookhasho Kuyimiday Dalka

Read More »

Daawo Caynaba TV:Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Gabi Ahaanba Joojiyey Shirkad Uu Sida uu Sheegay Garan Waayey Waxa Ay Ka Shaqayso Shirkadaas Oo Lagu Magacaabo TIENS(Tiyaanish)

0 Visits: 674 | Thursday January 08, 2015 - 15:05:07
Burco(CYN)Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Gabi Ahaanba Joojiyey Shirkad Uu Sida uu Sheegay Garan Waayey Waxa Ay Ka Shaqayso Shirkadaas Oo Lagu Magacaabo TIENS(Tiyaanish)

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Buuhoodle Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Inay Kadanbeysay Shaqaaqo Kadhacday Buuhoodle

0 Visits: 912 | Thursday January 08, 2015 - 14:58:38
Hargeysa(CYN) Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Buuhoodle Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Inay Kadanbeysay Shaqaaqo Kadhacday Buuhoodle

Read More »

Daawo Cayanba TV:- Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somalilan Oo Jawaab Adag Kabixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Somaliya Oo Lid Ku Ahaa Somaliland

0 Visits: 745 | Thursday January 08, 2015 - 14:52:41
Hargeysa(CYN)Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somalilan Oo Jawaab Adag Kabixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Somaliya Oo Lid Ku Ahaa Somaliland

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Inkabadan 38 Qof Oo Kudhintay Qarax Kadhacay Caasimada Dalka Yeman Ee Sanca

0 Visits: 494 | Thursday January 08, 2015 - 13:59:12
Haregysa(CYN) Inkabadan 38 Qof Oo Kudhintay Qarax Kadhacay Caasimada Dalka Yeman Ee Sanca

Read More »

Faransiiska oo Aqoonsaday Raggii Weeraray Wargeyska

0 Visits: 692 | Thursday January 08, 2015 - 09:20:04
France(CYN)Hay'adaha Ammaanka ee Dalka Faransiiska ayaa aqoonsaday kooxdii geysatay weerarka ay ku dhinteen 12-ka qof oo lagu qaaday Wargeys ka soo baxa dalkaaasi.

Read More »

Radio Caynaba Dhagayso Sidii Somalia U Sheegatay Deegaanka Awdal Iyo Jawaabta Liidata ee Wasiirka Macdanta Somaliland Ka Bixiyey

0 Visits: 678 | Thursday January 08, 2015 - 09:09:50
London(CYN) Dhagayso Sidii Somalia U Sheegatay Deegaanka Awdal Iyo Jawaabta Liidata ee Wasiirka Macdanta Somaliland Ka Bixiyey

Read More »

Maxaabiistii u Badnayd Oo Laga Sii Daayey Guantanamo Bay

0 Visits: 445 | Thursday January 08, 2015 - 09:06:34
Hargaysa(CYN)Maraykanka ayaa sannadkii dhammaaday sii daayey maxaabiis badan oo ku xidhnayd Xabsiga uu leeyahay Milateriga Maraykanka ee Guantanamo Bay, Cuba.

Read More »

Radio Caynaba Dadka Gaagaaban ee Gaarisa oo Cabanaya

0 Visits: 503 | Thursday January 08, 2015 - 08:57:55
Gaarisa(CYN)Qaar ka mid ah dadka gaagaaban ee ku nool magaalada Gaarisa ayaa ka cabanaya faquuq ay kala kulmaay qeybaha bulshada.

Read More »

Waxa Jira Saxaafad Aanay Dawladdu Lahayn, Laakiin Ay Hoosta Ka Leedahay" Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 443 | Thursday January 08, 2015 - 08:51:38
Hargeysa (CYN) Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Warbaahinta u soo jeediyay inay ilaaliyaan dhex-dhexaadnimadda oo wararka ay Bulshadda u soo tabiyaan u soo bandhigaan si sax ah.

Read More »

Daawo Golaha Deegaanka Berbera Oo Dood Ka Yeeshay Muran Ka Taagan Warshadda Laydhka Maxayse Ka Soo Saareen

0 Visits: 406 | Thursday January 08, 2015 - 08:41:37
Berbera(CYN)Golaha Deegaanka Berbera Oo Dood Ka Yeeshay Muran Ka Taagan Warshadda Laydhka Maxayse Ka Soo Saareen

Read More »