Caynaba Media Group

Wararka

Dhegayso Radio Caynaba:Warkii Caalamka Iyo Caawa Oo Idiinka Imanaaya studioga Caynaba news Ee Burco

0 Visits: 675 | Saturday January 03, 2015 - 19:32:50
Dhegayso Radio Caynaba:Warkii Caalamka Iyo Caawa Oo Idiinka Imanaaya studioga Caynaba news Ee Burco

Read More »

Radio Caynaba:Halkan Ka Dhegeyso Suldan Wabar Oo Ka Jawaabey Hadalkii Madaxweyne Siilaanyo.

0 Visits: 950 | Saturday January 03, 2015 - 19:18:07
Hargeysa(Radio Caynaba)Suldaan Abubakar Wabar ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii uu munaasibada sannadka cusub ka jeediyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi wuxuu Hambalyo u dirayaa Madaxwaynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geele, Madaxda Mucaaridka Jabuuti, isagoo ku hambalyaynaya Heshiiska ay gaadheen

0 Visits: 525 | Saturday January 03, 2015 - 19:12:48
HARGAYSA(CYN)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha

Read More »

Daawo:Salaadiinta,Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Dhowan ka Dhacday Gobolka Sanaag.

0 Visits: 759 | Saturday January 03, 2015 - 18:41:58
Ceerigaabo(CYN)Odayaasha,Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Sanaag ayaa ka hadlay shaqaaqo dhowaan ka dhacday gobolkaasi.

Read More »

Daawo:Sidii Mawliidka Nebiga Looga Xusay Hargeysa.

0 Visits: 670 | Saturday January 03, 2015 - 18:34:45
Hargeysa(CYN)Waxa si weyn looga xusay magaalda Hargeysa mawlatul Nebiga oo ah maalintii uu dhashay Nebigeenii Suubanaa N.N.K.H,iyada oo ay kasoo qayb galen dadweyne aad u tiro badan .

Read More »

Daawo:Sida Looga Xusay Mawliidka Nebiga N.N.K.H Magaalada Berbera.

0 Visits: 587 | Saturday January 03, 2015 - 18:23:51
Berbera(CYN)Magaalada Berbera ayaa si weyn looga xusay Dhalashada Nebiga oo maanta ku beegnayd ,sidoo kalena laga xusay meelo kala duwan oo Somaliland kamid ah.

Read More »

Daawo:Dufcadii Ugu Horeysay Ee Ka Qalin Jebisay Jaamacadda Maakhir Ee Magaalada Badhan .

0 Visits: 571 | Saturday January 03, 2015 - 18:19:12
Badhan(CYN)Dufcaddii ugu horaysay ee Arday ah ayaa ka Qalin jebisay jaamacadda Maakhir ee Magaalada Badhan, iyadoo munaasabadii qalinjebta ay ka qayb galeen boqolaal ruux oo ka kala tirsan qaybaha bulshada iyo bahda Waxbarashada ee Somaliland.

Read More »

Daawo Caynaba TV Riwaayad Cusub oo Ay Nimco Yaasiin Xalay Ku Soo Bandhigtay Sanadka Cusub Dalka Qatar Riwayadaas oo La Magac Baxday Hadhibin Qof Dhiban

0 Visits: 3731 | Saturday January 03, 2015 - 17:57:46
QATAR(CYN)Daawo Riwaayad Cusub oo Ay Nimco Yaasiin Xalay Ku Soo Bandhigtay Sanadka Cusub Dalka Qatar Riwayadaas oo La Magac Baxday Hadhibin Qof Dhiban

Read More »

Daawo Caynaba TV Magaalada oodweyne waxa lagu qabtay munaasabad ay xilka kula wareegayeen Taliyihii hore ee Qaybta Booliska iyo Taliyaha Cusub ee dhowaan loo magacaabay xilkaasi.

0 Visits: 533 | Saturday January 03, 2015 - 17:49:36
HARGAYSA(CYN)Magaalada oodweyne waxa lagu qabtay munaasabad ay xilka kula wareegayeen Taliyihii hore ee Qaybta Booliska iyo Taliyaha Cusub ee dhowaan loo magacaabay xilkaasi.

Read More »

Daawo Caynaba TV Somaliland oo Laga Oogay Munaasabadda Xuska Nebigeenii Suubbanaa NNKH‏

0 Visits: 489 | Saturday January 03, 2015 - 17:40:30
HARGAYSA(CYN)Xuska Dhalashada Nebigeenii Suubannaa ee Muxamad NNKH ayaa si weyn looga oogay meelo badan oo ka mid ah Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo inta badan masaajidada lagu soo bandhigay Siiradii rasuulka,

Read More »

Xuska Dhalashada Nebiga Oo Si Balaadhan Looga Xusay Magaalada Hargeysa.

0 Visits: 507 | Saturday January 03, 2015 - 17:38:38
Hargeysa(CYN)Waxa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland si balaadhan looga xusay munaasibada dhalashada Nebigenii Subanaa ee Maxamed (CSW),iyada oo munaasibad lagu xusaayeyna lagu qabtay maanta Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa,

Read More »

Dawlada Somaliya oo Soo Bandhigtay Ninkii Dhawaan Warbaahintu Sheegtay In uu Cudurka Ebola Qabo Kaas oo Ay Baadhitaan ku Samaysay Lagana Waayay Cudurkaas

0 Visits: 437 | Saturday January 03, 2015 - 17:19:09
KENYA(CYN)Wasaaradda Caafimaadka oo baaritaan ku sameysay muwaadin Soomaali ah oo Warbaahinta qaar ay ku sheegeen in uu qabo cudurka Ebola kana yimid dalka Guinea

Read More »

Xarakada Alshabab Oo Sheegtay Inay Bandow Habeenkii Ah Kusoo Rogayso Xarar Dheere.

0 Visits: 456 | Saturday January 03, 2015 - 17:04:13
Muqdisho(CYN)Ururka Alshabaab ee ka dagaalama dalkaasi Somaliya ayaa sheegay inay bandow habeenkii ah kusoo rogayaan magaalada Xarar Dheere ee gobolka Mudug,taas oo ah degmada qudha ee gacanta Alshabaab ku hadhay gobolkaasi Mudug.

Read More »

Markab ay ka carareen shaqaalihii la socday oo ayna saaran yihiin 450 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku xirtay dekadda Taliyaaniga ee Corigliano Calabro

0 Visits: 547 | Saturday January 03, 2015 - 16:56:20
LONDON(CYN)Kooxaha badbaadada ayaa howshan bilaabay kaddib markii qof markabka oo nooc ganacsi ah saarnaa uu diray qeylo-dhaan xilligaas oo ay ku sugnaayeen meel ka yara durugsan xeebaha Taliyaaniga.

Read More »

Daawo Caynaba TV:Xisbiga Ucid Oo Soo Dhawayn Balaadhan Loogu Sameeyey Degmooyinka Hoos Yimaada Gobolka Togdheer Gaar Ahaan DHoqoshay,Bali Dhiig,Coodanle Iyo Degmooyin Kale

0 Visits: 656 | Saturday January 03, 2015 - 16:43:36
Burco(CYN)Gudoomiya xisbiga mucaaradka ah ee Ucid oo maalmihii u danbaysay safar shaqo ku maraayey gobolada bari ee Somaliland gaar ahaana gobolka togdheer iyo saraar ayaa waxa uu booqday degmyooyin fara badan oo

Read More »

Filmadii Ugu Khasaaraha Badnaa Ee Lasoo Saaro Sannadkii Tegey Ee 2014 Kii Oo Lasoo Saaray.

0 Visits: 675 | Saturday January 03, 2015 - 16:33:15
Hargeysa(CYN)Iyada oo intii lagu jiray sannadkii galbaday ee 2014 la soo saaray aflaam kala duwan ayay qaarkood noqdeen kuwo guul daraystay iyo kuwo guulaystay

Read More »

Laba Caruus Oo Daqiiqadihii Arooskooda Lagu Khasbay Inay Beertu Aroosku Ka Dhacaayey Ka Guuraan,Iyada Oo Uu Halkaasi Golf Ku Ciyaaraayey Madaxweyne Obama.

0 Visits: 766 | Saturday January 03, 2015 - 16:04:35
Hargeysa(CYN)Laba caruus oo u dhashay dalkaasi Maraykanka ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyey lagu khasbay inay ka tagaan goob weyn oo ay xaflada arooska ku qabsanayeen,

Read More »

Maxaad Ka Ogtahay Xaaladihii Ugu Werwerka Badnaa Ee Soo Maray Xoghayaha Qaramada Midoobay Ban Ki Moon.

0 Visits: 549 | Saturday January 03, 2015 - 15:37:04
Hargeysa(CYN)Sannadkii ina dhaafay ee 2014-ka waxa caalamka ka dhacay waxyaalo kala duwan oo lahaa farxad iyo naxdinba,waxaana ugu naxdin badnaa waxyaalihii ka dhacay qaaradaha Yurub iyo Afrika,

Read More »

Kooxo Dhalinyaro Ah Oo Rabshado Ka Sameeyey Buurta Siimoodi Oo Shirkad Chine Laga Lee Yahay Macdan Ka Qodayso.

0 Visits: 799 | Saturday January 03, 2015 - 15:25:01
Borame(CYN)Kooxo dhalinyarro ah lagu soo waramayaa inay rabshado ka sameeyeen buurta Siimoodi ee degmada Baki oo kamid ah gobolka Awdal ee Somaliland,

Read More »

Daawo Caynaba TV Xaflad Sanadka Cusub 2015 Lagu Soo Dhawaynayay oo ka Dhacday Dalka Qatar Nimco Yaasin iyo Qaadiro Jacayil oo ka Tumay Reer Doha

0 Visits: 3146 | Saturday January 03, 2015 - 11:47:10
QATAR(CYN)Daawo Xaflad Sanadka Cusub 2015 Lagu Soo Dhawaynayay oo ka Dhacday Dalka Qatar Nimco Yaasin iyo Qaadiro Jacayil oo ka Tumay Reer Doha

Read More »