Caynaba Media Group

Wararka

Shir Lagaga Hadlaayey Sidii Qurba Joogta Aqoonta Leh Dib Loogu Soo Celin Lahaa Wadamadood Oo Lagu Qabtay Holland.

0 Visits: 386 | Saturday June 06, 2015 - 17:45:58
Hargeysa (CYN):Wasiirku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Mawliid Maxamuud Ibraahim, ayaa dalka Holland ka qayb-galay shir caalami ah oo lagaga hadlayay aqoonyahanka qurbajoogga ah ee dalalkoodda dib ugu soo noqdaa, sidii ay xirfadooda aqooneed ugu shaqeeyaan.

Read More »

Daawo:Wafti Uu Hogaaminayo Caaqi Cali Axmed Iyo X. Maxamed Saalax. Cige Ayaa Lagu Soo Dhoweeyay Ceerigabo

0 Visits: 574 | Saturday June 06, 2015 - 17:41:42
Ceerigaabo(CYN)Waxa magaalada Ceerigaabo lagu soo dhoweeyey caaqil kamid ah cuqaasha magaalada Ceerigaabo,iyada oo lagaga hortegay duleedka magaaladaasi Ceerigaabo.

Read More »

Daawo:Wadooyinka Magaalada Boorame Oo Xidhmay .

0 Visits: 465 | Saturday June 06, 2015 - 17:34:52
Borame((CYN)Wadooyinka magaalada Borame ayaa noqday kuwo xidhmay ,iyada oo dawlada hoose ee magaaladaasina noqotay mid fadhiida oo aan waxba ka qaban magaaladaasi.

Read More »

Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Oo Maalinta Berri Ah Dalka Somaliland Ka Bilaabmi Doona.

0 Visits: 598 | Saturday June 06, 2015 - 17:30:35
Hargeysa(CYN)Imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2014-2015 ee fasaladda 4aad ee sare iyo fasaladda sideed ee dhexe ayaa la filayaa in Axada beri ay si rasmi ah guud ahaanba uga bilaabmaan dalka, iyadoo imtixaankaasi ay u fadhiisanayaan 24000 arday.

Read More »

Daawo:Ciyaartoyda KU Ciyaarta Magaca Jaamacadda Burco Oo Bilado La Gudoonsiiyey.

0 Visits: 279 | Saturday June 06, 2015 - 17:24:23
Burco(CYN)Kooxda ku ciyaarta magaca jaamacadda Burco ayaa la guddoonsiiyey bilado iyo shahaado sharafyo kala duwan ,kuwaas oo ay ku mutaysteen guulo kala duwan oo ay soo hooyeen.

Read More »

Duur Oo Is Barbardhigay Saddexdii Madaxweyne Ee U Dambeeyay Marxuum Cigaal, Rayaale Iyo Siilanyo Oo Uu La Shaqeeyay

0 Visits: 586 | Saturday June 06, 2015 - 17:21:58
Hargeysa(CYN):-Wasiirkii hore ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md.Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo sida oo kalena hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa is-barbar dhig ku sameeyey Saddexdii madaxweyne ee u danbeeyey Somaliland oo uu xidhiidh wada-shaqeyneed la soo yeeshay

Read More »

Shirka Coodale Ee U Socda Beelaha Barriga Burco Iyo Buuhoodle Halkuu Marayaa.

0 Visits: 587 | Saturday June 06, 2015 - 17:16:55
Qorilugud(CYN)Magaalada Coodanle ee deegaanka Buuhoodle ayaa waxa mudooyinkii u danbeeyay ka socday ,shirka nabadeynta beelaha Burco iyo Buuhoodle iyada oo mudo sagaal cisho ah ay ku sugnaayeen halkaasi isimada

Read More »

Daawo:Hanti Dhawrka Guud Oo Iska Difaacay Eedaymo Uga Yimid Xildhibaan Wakiilada Ah.

0 Visits: 337 | Saturday June 06, 2015 - 17:13:33
Hargeysa(CYN)Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka ayaa iska difaacay eedo uga yimid xildhibaan Naasir Cali Shire oo kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland.

Read More »

"Berbera Waxay Lee Dahay Mustaqbal Ifaya Oo Dihin"James Jeffrey.

0 Visits: 532 | Saturday June 06, 2015 - 17:10:52
Hargeysa(CYN):-James Jeffrey oo ka tirsan . BBCNEWS.COM ayaa ka qoray warbixin uu kaga faallooday xaalada Berbera ay ku sugantay waqtigan, sidii taarriikhiyan ay beryo ahaan jirtay iyo mustaqbalkeeda oo uu ku tilmaamay mid ifaya.

Read More »

Daawo:Wadada Ceerigaabo Oo Soo Gaadhey Magaalada Ceel Afweyn.

0 Visits: 900 | Saturday June 06, 2015 - 17:04:26
Ceel Afweyn(CYN)Wadada Ceerigaabo ayaa gaadhey markii ugu horeysay magaalada Ceel Afweyn,iyada oo dadka magaaladaasina ay aad u soo dhoweeyeen .

Read More »

Daawo:Arday Baratay Cilmi Ku Cusub Geyiga Somalidu Degto Iyo Barriga Afrika Oo Xalay Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyey Hargeysa.

0 Visits: 450 | Saturday June 06, 2015 - 17:02:20
Hargeysa(CYN)Waxa xalay xaflad balaadhan loogu qabtay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa ,arday ka qalin jebisay cilmi uu noociisu ku cusub yahay geyiga Somalida iyo qaaraddan Afrika,kuwaas oo noqday ardaydii ugu horeysay ee cilmigaasi barata.

Read More »

Daawo:Arday Ka Qalinjebisay Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Caynaba Oo Shahaadooyin La Guddoonsiiyey.

0 Visits: 297 | Saturday June 06, 2015 - 17:00:07
Caynaba(CYN)waxa shahaadooyin la guddoonsiiyey arday dhamaysatay farsamada Gacanta ee dugsiga Caynaba,kuwaas oo dhamaystay barashada farsamadaasi gacanta.

Read More »

Daawo:Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Faa'idada Arrimaha Guurka,Sidoo Kalena Dhiirigeliyey Dugsiga Qoys Kaab.

0 Visits: 323 | Saturday June 06, 2015 - 16:55:43
Hargeysa(CYN)Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa si weyn uga hadlay arrimaha qoyska,isaga oo dhiirigelin iyo dardaarana siiyey dugsiga Qoys Kaab oo arday ka qalin jebisay xaflad u qabtay

Read More »

Daawo:Isu Duwaha Degaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Oo Iska Difaacay Eedaymo Loo Soo Jeediyey.

0 Visits: 279 | Saturday June 06, 2015 - 16:52:57
Ceerigaabo(CYN)Isu duwaha wasaaradda degaanka iyo horumarinta reer miyiga ee gobolka Sanaag ayaa iska difaacay eedaymo loo soo jeediyey,kuwaas oo tilmaamaayey in degaankaasi yahay mid dayacan.

Read More »

Daawo:Xildhibaan Bidhi Oo Kasoo Horjeestay Shirkii Lagu Dejiyey Siyaasada Caruurta Somaliland ,Sheegayna In Aanay Dadkaasi Caruurtooda Metelin.

0 Visits: 318 | Saturday June 06, 2015 - 16:49:14
Burco(CYN)Xildhibaan Bidhi oo kamid ah xildhibaanada Golaha Degaanka ee magaalada Burco ayaa si weyn uga horyimid mashruuca dejinta xeerka siyaasada caruurta Somaliland oo ay ururo iyo wasaarado u dejiyeen magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo:Maayirka Magaalada Borame Oo Ka Hadlay Xeerka Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Borame,Kana Warbixiyey Xaalada Degmada Borame.

0 Visits: 367 | Saturday June 06, 2015 - 16:44:56
Borame(CYN)Maayirka degmada Boorame ayaa ka hadlay xeerka dawlada hoose ee Borame ku dhaqdo shaqaaleheeda,isaga oo sidoo kalena warbixin ka bixiyey xaalada degmada Boorame.

Read More »

Daawo:Gudoomiayaha G,Saraar Oo Shahaadooyin Iyo Abaalmarino Gudoonsiiyey Arday Ka Qalin Jabiyey Dugsiga Farsamada Gacanta Ee KU Yaal Caynabo

0 Visits: 275 | Saturday June 06, 2015 - 15:03:58
Caynaba(CYN)Daawo:Gudoomiayaha G,Saraar Oo Shahaadooyin Iyo Abaalmarino Gudoonsiiyey Arday Ka Qalin Jabiyey Dugsiga Farsamada Gacanta Ee KU Yaal Caynabo

Read More »

Daawo Caynaba Tv :- Madaxweyne Silaanyo Iyo Wafti Uu hogaaminayo Ayaa Saaka Kaduulay Hargeysa Ayagoo Usii Jeeda Dubia Halkna Kaga Bogo Muuqaalka Waftiga

0 Visits: 1060 | Saturday June 06, 2015 - 13:49:46
Hargeysa(CYN) Madaxweyne Silaanyo Iyo Wafti Uu hogaaminayo Ayaa Saaka Kaduulay Hargeysa Ayagoo Usii Jeeda Dubia Halkna Kaga Bogo Muuqaalka Waftiga

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo La Kulmay Madaxweynaha South Afrika + Hawlaha uga Qabsoomay Somaliland Shirkii Dhaqaalaha Afrika ee ka Socday Cape Town, South Afrika.‏

0 Visits: 517 | Saturday June 06, 2015 - 10:07:52
Hargeysa(CYN)Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo ka qaybgalay shirkii lagaga hadlayay dhaqaalaha qaaradda Afrika (World Economic Forum on Africa) oo muddo seddex maalmood ah ka socday magaalada Cape Town

Read More »

Daawo:Waraysi Xiiso Leh Oo Lala Yeeshay Oradyahanka Reer Somaliland Mo Faarax Oo Su'aalo Badan La Waydiyay Ugana Jawaabay Si Cilmayaysan.‏

0 Visits: 640 | Saturday June 06, 2015 - 10:04:47
Hargeysa(CYN)Waxa waraysi xiiso badan markii ugu horeysay bixiyey orodyahanka reer Somaliland ee u orda dalkaasi Ingiriiska Mo Faarax.

Read More »