Caynaba Media Group

Wararka

Daawo Siyaasi Kasoo Jeeda Beesha Muuse Dhariyo Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Inay Wadani Ku Biireen

0 Visits: 524 | Tuesday March 24, 2015 - 02:35:52
Hargaysa(CYN)Xubin Ka Tirsan Golaha Dhexe ee Kulmiye ayaa Beeniyey In ay Ku Biireen Xisbiga Waddani

Read More »

Ciidanka Ruushka oo 7 Saac Ku Gaadhi Kara Daafaha Caalamka, Waa Maxay Sababtu ?+Sawiro

0 Visits: 1782 | Tuesday March 24, 2015 - 02:31:59
Hargaysa(CYN)Wasaaradda Gaashaan Dhigga Wadanka Ruushka ayaa Shaacisay in ay samaysay Diyaarad Cusub oo lagu Magcaabo PAK TA, oo ah Nooc Cusub oo ka mid ah Diyaaradaha Xamuulka ee Ciidamadu Isticmaalaan.

Read More »

Xukuumadda Tunisia oo Caydhisay Lix ka Mid ah Saraakiisha Ammaanka.

0 Visits: 225 | Tuesday March 24, 2015 - 02:29:15
Hargaysa(CYN)Ra'iisal Wasaaraha Wadanka Tunesia Xabiibi Asad ayaa shaqada ka joojiyay lix ka mid ah sarakiisha Amaanka Ee Dalkaasi, kadib markii weerar ba'an lagaga

Read More »

Xaaladda Wadanka Yemen oo Laga Dayriyay Warbixin

0 Visits: 373 | Tuesday March 24, 2015 - 02:26:11
Hargaysa(CYn)Wakiilka gaarka ee QM u qaabilsan Yemen ayaa ka digay in dalkaasi uu galo colaado daba-dheeraada sida waddamada Suuriya, Ciraaq iyo Liibiya. Jamal Benomar

Read More »

Daawo Abwaan Hadraawi Oo Ka Hadlay Sidii Ay Kaga Badbaadeen Daad ku Qaaday Togga Dacar-Budhuq Ee Gobolka Saaxil

0 Visits: 1309 | Tuesday March 24, 2015 - 02:22:36
Burco(CYN)Abwaan Hadraawi Oo Ka Hadlay Sidii Ay Kaga Badbaadeen Daad ku Qaaday Togga Dacar-Budhuq Ee Gobolka Saaxil

Read More »

Daawo Sawirada Al-Nusra oo Nolosha ku qabatay Saraakiil katirsan Ciidamada Siiriya oo ay lasoo dhacday Diyaarad

0 Visits: 750 | Tuesday March 24, 2015 - 01:34:17
London(CYN)Kooxda Al-Nusra ee katirsan Al-Qaacida kana dagaalanta Qeybo kamid ah Dalka Siiriya ayaa gacanta ku dhigtay Saraakiil katirsan Ciidamada Dowlada Siiriya,

Read More »

Daawo Sawirada'' Dowladaha Ethiopia,Masar iyo Sudan oo Heshiis hordhac ah ka gaaray Muranka wabiga Niil

0 Visits: 668 | Tuesday March 24, 2015 - 01:30:14
London(CYN)Madaxda dalalka Ethiopia,Masar iyo Sudan ayaa maanta heshiis hordhac ku kala saxiixday xarunta dalka Sudan ee Khartum.Heshiiskan ayaa ku qotoma qaabkii

Read More »

Difaaca Liverpool Ee Martin Skrtel Oo Ay FA-gu Dacwad Ku Soo Ogtay Kadib Markii uu David De Gea Isku Taagay Kulankii Anfield

0 Visits: 260 | Tuesday March 24, 2015 - 01:26:03
London(CYN)xidhiidhka kubbada cagta Ingiriiska ayaa dacwad ku soo oogay difaaca kooxda Liverpool ee Martin Skrtel. Skrtel ayaa kulankii Anfield ee ay Liverpool guuldaradu

Read More »

Daawo Sawirada Wax Badan Ka Ogaw Dhamaan Kaararkii Casaanka Ahaa Ee Uu Steven Gerrard Waayihiisa Ciyaareed Qaatay

0 Visits: 424 | Tuesday March 24, 2015 - 01:22:05
London(CYN)Kabtanka kooxda Liverpool ee Steven Gerard ayaa qabsaday bogaga hore ee saxaafada caalamka kadib kaarkii casaa ee tooska ahaa ee loo taagay ciyaartii shalay

Read More »

Kooxdee Dhibacaha Ugu Badan Ka Heshay Shanta Kooxood Ee Horyaalka Ingiriiska Ugu Waa Wayn Inta Kulan Ee Ay Illa Hadda Iyagu Iska Horyimaadeen?

0 Visits: 2519 | Tuesday March 24, 2015 - 01:19:44
London(CYN)Horyaalka Ingiriiska ayaa hadda maraya meel aad u xiiso badan isla markaana ay shanta kooxood ee ugu sareeya horyaalku dagaal kugu jiraan hanashda horyaalka

Read More »

Daawo: Wasaarada Qorsheynta Qaranka Iyo Qorshe U Samaynta, Horumarinta Gobolka Awdal

0 Visits: 307 | Tuesday March 24, 2015 - 01:13:29
Boorama (CYN);- Wasiirka Qorsheynta Qaranka, iyo Wefti uu Hugaaminayo oo ku sugan Magaalada Boorama, kulamana la yeeshay Gudida horumarinta Gobolka Adwal iyo Masuuliyiinta Gobolkaasi…

Read More »

Daawo Reer Togdheer oo Lagu Tababarayo Xuquuqda Aadanaha‏

0 Visits: 240 | Tuesday March 24, 2015 - 01:06:38
Burco(CYN)Reer Togdheer oo Lagu Tababarayo Xuquuqda Aadanaha‏

Read More »

Daawo Qaar Kamida Maayarada Dalka Oo Ka Soo Qayb galay Xilwareejinta Maayar Silaanyo u Magacaabay Wasiir

0 Visits: 299 | Tuesday March 24, 2015 - 00:55:09
Hargaysa(CYN)Qaar Kamida Maayarada Dalka Oo Ka Soo Qayb galay Xilwareejinta Maayar Silaanyo u Magacaabay Wasiir

Read More »

Daawo:Dib U Milicso Taariikhda Weerarkii Ay Diyaaraddaha Ethiopia Kusoo Qaadeen Magaalada Boorame 1984 Kii.

0 Visits: 869 | Monday March 23, 2015 - 22:35:38
Hargeysa(CYN)Diyaaradaha dalka Ethiopia ayaa sannadkii 1984 kii duqaymo culus ka geystay magaalada Borame ee xarunta gobolka Awdal,taas oo qayb ka ahayd dagaalkii u dhexeeyey Somaliya iyo Ethiopia.

Read More »

Daawo:"Inkastoo Nin Weyn Oo Weyn Oo Biri Ma Geydo Ah La Dilay,Taana Cidii Dishay Iyo Sababtii Loo Dilay Dawladay U Taala Haday Wax Ka Qaban Weydona Ka Dambayn Mayso".Guddoomiyaha Afgarad .

0 Visits: 770 | Monday March 23, 2015 - 22:29:05
Hargeysa(CYN)Guddoomiyaha Afgarad ayaa ka hadlay xaalada dalku maanta maraayo,isaga oo dhaliilo usoo jeediyey xukumada Siilaanyo.

Read More »

Daawo:Hay'ada Care Oo Wasaaradda Waxbarashada Ku Wareejisay Dugsiyo Ay Ka Dhistay Degaamo Kamid Ah Gobolka Saraar.

0 Visits: 333 | Monday March 23, 2015 - 22:24:28
Caynaba(CYN)Hay'ada Care ayaa maanta wasaaradda waxbarashada Somaliland ku wareejisay dugsiyo ay ka hirgelisay qaybo kamid ah gobolka Saraar.

Read More »

Daawo:Dadweynaha Reer Ceel Afweyn Oo Soo Dhoweeyey Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland.

0 Visits: 462 | Monday March 23, 2015 - 22:06:20
Ceerigaabo(CYN)Dadweynaha reer Ceel Afweyn ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo uu madaxweynuhu xilkaasi u magcaabay,waxay sidoo kalena madaxweynaha ku hambalyeeyeen horumarka dawladiisu dalka ka hirgelisay.

Read More »

Daawo:Mid Kamid Ah Dhalinyaradda Burco Oo Ku Geeryooday Xadhkaha Laydhka Ee Shirkadda Laydhka Ee HECO,Xili Roobabku Magaaladaasi Ka Curteen,Xadhkuhuna Dayacan Yihiin.

0 Visits: 473 | Monday March 23, 2015 - 21:42:43
Burco(CYN)Mid kamid ah dhalinyaradda magaalada Burco ayaa ku geeryooday mid kamid ah xadhkaha laydhka ee shirkadda HECO oo ku dhagay,iyada oo xiligan la galay waqtigii roobabka ,xadhkaha laydhkuna si qaab xun u maraan magaalada.

Read More »

Dowlada Britain ayaa gabi ahaan Ciidamadeeda kala baxday Dalka Yemen.

0 Visits: 331 | Monday March 23, 2015 - 19:08:32
KENYA(CYN)Dowlada Britain ayaa gabi ahaan Ciidamadeeda kala baxday Magaalada Sanca ee Cariga Dalka Yemen.Wadanka Britain

Read More »

Daawo:Badhasaabka Sanaag Oo Ka Waramay Roobabka Ka Curtay Gobolka Sanaag.

0 Visits: 482 | Monday March 23, 2015 - 18:24:58
Ceerigaabo(CYN)Badhasaabka gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyey roobabka gu'ga oo ka curtay gobolka Sanaag,kuwaas oo abaaro hore uga taagnaayeen.

Read More »