Caynaba Media Group

Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Magacaabay La Taliyihiisa Gaarka ah

0 Visits: 344 | Wednesday July 08, 2015 - 11:12:49
Wasiirka arimaha gudaha somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa maanta magacaabay la taliye cusub oo uu yeelan doono.

Read More »

Ra'iisul wasaaraha Giriiga, Alexis Tsipras, ayaa sheegay in madaxda dalalka Yurub uu u gudbiyay qorshaha dowladdiisa ee ku aaddan qaanbixinta.

0 Visits: 237 | Wednesday July 08, 2015 - 11:10:20
LONDON(CYN)Wadamada ku jira dallada Eurozone-ka, ayaa Giriiga u qabtay ugu dambeyn maalinta Jimcaha in uu kusoo bandhigo qorshe faahfaahsan oo wax looga qabayo deymaha dalkaasi loo haysto.

Read More »

Ra'iisul wasaare, David Cameron, ayaa horay ubax u dhigay taalo lagu xusuusto dadkii wax ku noqday Hyde Park, markii afar bam ay ku qarxeen 3 tareenada dhulka hoose mara

0 Visits: 250 | Tuesday July 07, 2015 - 20:35:51
LONDON(CYN)Xusas ayaa London loogu sameeyay 10 sano kaddib markii ay gaadiidka magaalada weerareen xagjiriin, taasi oo keentay dhimashada 52 ruux.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Sirihii Ay Faafisay Shabakada Wikileaks.

0 Visits: 1212 | Tuesday July 07, 2015 - 18:01:04
Hargeysa(CYN)Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa ka hadlay waxyaalihii ay dhowaan soo kala saxeexdeen madaxweynaha Somaliland iyo Ra'isal wasaaraha Ethiopia,isaga oo sidoo kalena ka hadlay waraaqihii ay faafisay Wikileaks.

Read More »

Daawo:"Cirro 2001 Wuxu Ahaa Safiir Somaliya U Shaqeeya,Waakiil Halkaas Fiisayaasha Ku Iibin Jiray".Guddoomiye Muuse Biixi.

0 Visits: 1284 | Tuesday July 07, 2015 - 17:55:56
Hargeysa(CYN)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ayaa ka warbixiyey kulan ay la qaateen guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland,kana hadlay sirtii uu dhowaan soo bandhigay Wikileaks.

Read More »

Daawo:Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada .

0 Visits: 383 | Tuesday July 07, 2015 - 17:52:59
Hargeysa(CYN)Taliyaha laanta Socdaalka Somaliland ayaa kulan xog waraysi ah la yeeshay guddida joogtada ah ee golaha Wakiilada Somaliland.

Read More »

Daawo:Wasaaradda Biyaha Iyo Hay'adda Shaba Ee Magaalada Borame Oo Ceel Cusub Furay.

0 Visits: 373 | Tuesday July 07, 2015 - 17:48:48
Borame(CYN)Wasaarada Biyaha iyo hay'ada Shaba ee biyaha soo gaadhsiisa magaalada Borame ayaa maanta furay ceel cusub oo noqonaaya ceelkii 14 ee magaaladaasi Biyaha keena.

Read More »

Daawo:Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyey Dad Danyar Ah Magaalada Berbera.

0 Visits: 309 | Tuesday July 07, 2015 - 17:45:36
Berbera(CYN)Hay'adda Diwaanu Sakaa ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay dad danyar ah oo ku dhaqan magaalada Berbera.

Read More »

Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha ,Gaar Ahaana Dhinaca Amniga Oo Ka Hadlay Eedaymaha Mucaaridku Xukumada Usoo Jeediyeen.

0 Visits: 896 | Tuesday July 07, 2015 - 17:42:11
Hargeysa(CYN)Wasiir ku xigeenka arrimaha Gudaha Somaliland ,gaar ahaana qaybta Amniga ayaa si adag uga hadlay hadalo kasoo yeedhay shalay isbahaysiga Mucaaridka Somaliland .

Read More »

Daawo:Qaxoontigii Ugu Badnaa Oo Soo Gaadhey Dekeda Berbera.

0 Visits: 719 | Tuesday July 07, 2015 - 17:38:48
Berbera(CYN)Waxa maanta soo gaadhey dekeda magaalada Berbera markab sida qaxoontigii ugu badnaa oo gaadhaaya 1100 qof oo kasoo qaxay wadanka Yemen ee dagaaladu ragaadiyeen.

Read More »

Daawo:"Dameerku Hadii Uu Dhergo Oo Uu Dibiro Waa Lagu Yaqaanaa Inuu Dinaahiyo".Mujaahid Cali Guray.

0 Visits: 1000 | Tuesday July 07, 2015 - 17:34:34
Hargeysa(CYN)Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray ayaa si adag ula hadlay Wasiir Xirsi,sidoo kalena madaxweyne Siilaanyo sheegay inuu waraaq u qoray.

Read More »

Daawo:Maayirka Berbera Oo Deeq Timir Ah Ugu Deeqay Cisbitaalka Dhimirka Ee Berbera.

0 Visits: 261 | Tuesday July 07, 2015 - 17:17:55
Berbera(CYN)Maayirka magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin ayaa deeq timir ah ugu deeqay cisbitaalka dhimirka ee magaalada Berbera.

Read More »

Gabadh Yuhuudiyad Ah Oo Ka Sheekaysay Waxay Kala Kulantay Socdaal Ay Ku Martay Dalal Somaliland Ay Kamid Tahay.

0 Visits: 1434 | Tuesday July 07, 2015 - 16:59:00
Tel Aviv(CYN)Tamara Baraaz oo ah muwaadinad u dhalatay waddanka Israa'iil, ayaa ka sheekaysay safar muddo 11 bilood ah ku qaatay oo ay ku martay 16 waddan oo badankoodu yihiin waddamo Muslim ah, kuwaas oo Somaliland ku jirto.

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Dekedaha Xukumada Siilaanyo Oo Ka Hadlay Siraha Wikileaks Faafiyey Iyo Arrimo Badan Oo Kale.

0 Visits: 743 | Tuesday July 07, 2015 - 16:46:20
Hargeysa(CYN)wasiirkii hore ee Kaluumaysiga iyo Dekedaha Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay siraha uu baahiyey website-ka Wikileaks oo sheegaayey in xukumada madaxweyne Siilaanyo ay heshiis hoose oo Federalka ah la gashay Somaliya.

Read More »

"Talada beelaha Habarjeclo kama go,do madatooyada iyo wasiirada beesha",Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow)

0 Visits: 709 | Tuesday July 07, 2015 - 16:33:39
Hargeysa(CYN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud(Buur madow) oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland oo haatan ku sugan dibadda ayaa hadal qoraal ah oo uu ku faafiyay bartiisa face book, ku sheegay in loo baahan yahay in marxaladan taagan lagaga gudbo isu tanaasul iyo wadajir

Read More »

The President welcomes successful election of the Galmadug Interim Administration‏

0 Visits: 2029 | Tuesday July 07, 2015 - 16:30:03
Mugadisho(CYN)HE Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, congratulated the Galmadug Regional Assembly on the successful election of the Galmadug Interim Administration.

Read More »

Cuqaal Iyo Odayaal Mudo Kabadan Laba Todobaad Ku Xidhan Xabsiga Magaalada Ceerigaabo‏

0 Visits: 316 | Tuesday July 07, 2015 - 16:19:26
Ceerigaabo(CYN)ilaa Iyo Dhowr Iyo Toban Isugu Jira Cuqaal Iyo Odayaal Ka Soo Jeeda Degmada Ceerigaabo Ayaa Mudo Kabadan Laba Todobaad Waxay Ku Xidhanyihiin Xabsiga Magaalada Ceerigaabo .

Read More »

Daawo:Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Jawaabay Wararkii Dhowan Wikileaks Qoray.

0 Visits: 678 | Tuesday July 07, 2015 - 16:16:19
Hargeysa(CYN)Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa maanta ka hadlay warar uu faafiyey website-ka siraha faafiya ee Wikileaks oo sheegaayey in Dawlada madaxweyne Siilaanyo heshiis Federal Gashay.

Read More »

Saddex qof oo ay ku jirto Gabadh uu dhalay Wasiir Xukuumadda Siilaanyo ka tirsan oo ku dhaawacmay Weerar Al-Shabaab lagu xidhiidhiyey.

0 Visits: 843 | Tuesday July 07, 2015 - 15:48:44
Ceerigaabo(CYN)Taliyihii Saldhigga Booliska FIQIFULIYE oo lagu toogtay badhtamaha Ceerigaabo,"Weerarka waxa ku dhaawacmay laba qof, dadkuna siday hadalka u badinayaan oo la leeyahay waa nin u dhashay deegaanka oo hore loogu xidhay Boosaaso," – Badhasaabka Badhan

Read More »

Wikileaks Oo Soo Bandhigay Waraaq Uu Qoray Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas,Una Diray Boqorka Sucuudiga,Muxuse Kala Hadlay?.

0 Visits: 899 | Tuesday July 07, 2015 - 15:34:41
Garoowe(CYN)website-ka inta badan baahiya siraha ee wikileaks oo dhowaanahan soo qufaayey warbixino ku saabsan Somalida iyo Sucuudiga ayaa soo bandhigay waraaq qarsoodi ah

Read More »