Caynaba Media Group

Wararka

Daawo Sawiro Laga Soo Qaaday Weerarkii Xarunta Qaramada Midoobay Ee Garoowe Saaka Lagu Qaaday.

0 Visits: 732 | Monday April 20, 2015 - 16:37:52
Garoowe(CYN)Waxa weli isasoo taraaya wararka kala duwan ee kasoo baxaaya weerarkii saaka lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Garoowe.

Read More »

Fadlan Ha Daawan Hadaad Calool Jilicsan Tahay ,Somali Nolosha Lagu Gubay Dalka South Afrika.

0 Visits: 597 | Monday April 20, 2015 - 16:27:12
Hargeysa(CYN)Iyada oo ay Somalida ku nool wadanka South Africa dhibaato kala kulmaan dadka dalkaasi u dhashay,ayaa waxa soo baxay muqaalo muujinaaya Somali nolosha lagu gubay oo la waayey cid wax u qabata,dhakhaatiirtuna diiday inay wax u qabtaan.

Read More »

Daawo:Ilme Yar Oo Ku Dhintay Guri Ku Shuf Beelay Xaafada Isha Boorame.

0 Visits: 334 | Monday April 20, 2015 - 16:19:17
Hargeysa(CYN)Ilme yar ayaa ku dhintay guri maanta ku gubtay magaalada Hargeysa ,gaar ahaana xaafada Isha Boorame,mana jiro wax khasaare nafeed ah oo intaasi dheer ,marka laga reebo ilmahaasi iyo guriga oo gebi ahaanba gubtay.

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Guddi U Magcaabay Baadhitaanka Weerarkii Saaka Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay Ee Garoowe.

0 Visits: 259 | Monday April 20, 2015 - 16:15:56
Garoowe(CYN)Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa guddi wasiiro ah u magcaabay baadhitaanka weerarkii saaka lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Garoowe oo dad badani ku dhinteen.

Read More »

Daawo:Hay'ada Sam Sam Foundation Oo Ay Is Kaashanayaan Hay'ad Kale Oo Qadar Ka Dhisan Ayaa Dhagax Dhigay Dugsi Lagu Baran Doono Farsamada Gacanta.

0 Visits: 330 | Monday April 20, 2015 - 16:10:13
Hargeysa(CYN)Hay'ada Sam Sam Foundation oo kaashanaysa hay'ad laga lee yahay dalka Qadar laguna magcaabo Raaf ayaa maanta dhagax dhigay dugsi kuwa farsamada gacanta ah ah oo laga hirgelin doono Hargeysa.

Read More »

Daawo:Cali Xoor Xoor Oo Ka Hadlay Dekeda Uu Horumarkeeda Hor Taagan Yahay,Xili Uu Lacago Ku Bixinaayo Kicinta Shacabka Ee Hor Istaaga Horumarka Dekeda.

0 Visits: 684 | Monday April 20, 2015 - 15:59:22
Berbera(CYN)Mareeyaha dekeda magaalada Berbera Cali Xoor Xoor ayaa ka hadlay horumarinta dekeda Berbera,xili uu lacago muddooyinkii ugu dambeeyey ku bixinaayey kicinta dadweynaha iyo odayaasha dhaqanka oo uu doonaayo inay mucaaridad kala hor yimaadaan shirkadaha la doonaayo inay horumariyaan dekeda…

Read More »

Ma dhab baa inay xukuumaddu Wabar xidhiidh la leedahay, una dirto Masaariif?

0 Visits: 411 | Monday April 20, 2015 - 15:57:52
Hargeysa(CYN)Wabar ayaa wali ku jira aragtidiisii uu kaga falaagoobay Somaliland, waxaanu wadaa ololihiisii Jabhadnimo ee uu u ban-baxay, isagoo saamayn ku yeeshay Amaanka Gobolka Awdal oo ah deegaanka uu ku urursaday Maleeshiyaadka, gaar ahaana dhulka teedsan xuduudka Itoobiya iyo Somaliland.

Read More »

Daawo:Maayiradda Magaalooyinka Qaar Kamid Ah Somaliland Oo Uu U Furmay Shirka JPLG-gu.

0 Visits: 417 | Monday April 20, 2015 - 15:50:39
Hargeysa(CYN)Waxa maanta shir uga furmay magaalada Hargeysa maayiradda magaalooyin kamid ah kuwa Somaliland oo aanay ku jirin Laascaanood iyo Ceerigaabo,taas oo lagaga hadlaayey mashruuca horumarinta mashruuca JPLG-ga.

Read More »

Daawo:Boqor Raabi Oo Sheegay In Ciidamada Boolisku Jidh Dil U Geysteen.

0 Visits: 388 | Monday April 20, 2015 - 15:23:19
Hargeysa(CYN)Boqor Raabi Yuusuf Ducaale ayaa sheegay in ciidamada ururinta cashuuruhu inay dhibaato ugeysteen ,kuna sababeeyey inay dabada ku hayso shirkii uu ku baaqay.

Read More »

Daawo:Maayirka Berbera Oo Ka Hadlay Wareejinta Dekeda Berbera,Muxuuse Ka Yidhi Taageero Iyo Taageero La'aan?.

0 Visits: 373 | Monday April 20, 2015 - 15:19:34
Berbera(CYN)Maayirka magaalada Berbera ayaa cadeeyey mawqifkiisa ku aadan in dekeda magaalada Berbera lagu wareejiyo shirkaddo horumar ku sameeya,xili Maareeyaha dekedaasi lacago badan ku bixinaayo ka hortaga wareejinta iyo horumarka dekedaasi.

Read More »

Shirkaddii ay Xukuumaddu siisay Samaynta Baasaaboorka Somaliland oo la Ogaaday inay xidhay Server-ka si ay Xukuumaddu u siiso lacag Baad ah

0 Visits: 310 | Monday April 20, 2015 - 15:09:42
Hargeysa(CYN) Shirkaddii Xukuumadda Somaliland siisay samaynta Baasaaboorka Somaliland ee E-passport-ka

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday shaqaalaha UN Magalada Garowe

0 Visits: 271 | Monday April 20, 2015 - 14:20:31
MUQDISHO(CYN)Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday shaqaalaha Qarammada

Read More »

Koonfur Afrika toddobaadyadan Waxaa ka socday weeraro lagu bartilmaameedsanayo dadka Ajenbiga ah, weeraradan ayaa la sheegayaa inay xoogaysteen

0 Visits: 296 | Monday April 20, 2015 - 14:14:22
USA(CYN)oonfur Afrika toddobaadyadan Waxaa ka socday weeraro lagu bartilmaameedsanayo dadka Ajenbiga ah, weeraradan ayaa la sheegayaa inay xoogaysteen

Read More »

Hoggamiyayasha qaarada Yurub ayaa wajahaaya cadaadis looga dalbanaaya in ay badalaan sida ay ula tacalaan xaaladda muhajiriinta

0 Visits: 262 | Monday April 20, 2015 - 14:09:04
LONDON(CYN)Hoggamiyayasha qaarada Yurub ayaa wajahaaya cadaadis looga dalbanaaya in ay badalaan sida ay ula tacalaan xaaladda muhajiriinta ku qulqulaya badda Mediterranean-ka kadib markii

Read More »

Qarax weyn ayaa lagula eegtay gaari Qaramada Midoobay ay leeyihiin oo joogay banaanka hore ee hay'addaasi ee magaalada Garowe.

0 Visits: 281 | Monday April 20, 2015 - 14:06:39
GAROWE(CYN)Qarax weyn ayaa lagula eegtay gaari Qaramada Midoobay ay leeyihiin oo joogay banaanka hore ee hay'addaasi ee magaalada Garowe.

Read More »

Xiddig Chelsea Ay Iska Leedahay Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Xiddiga Sannadka Ee Championship-ka Ingariiska

0 Visits: 294 | Monday April 20, 2015 - 08:39:23
Xiddiga Chelsea Patrick Bamford ayaa ku guuleystay xiddiga sannadka ee horyaalka heerka labaad ee Ingariiska ee Championship ka dib markii uu qaab ciyaareedyo cajiib

Read More »

Manchester City Oo Ka Cabsi Qabta In David Silva Uu Jab Ka Soo Gaaray Daanka Kulankii Shalayto

0 Visits: 254 | Monday April 20, 2015 - 08:39:23
Manchester City ayaa sugeysa inay ogaato haddii David Silva uu ka jabay daanka ka dib markii uu ku dhaawacmay kulankii ay 2-0 kaga badiyeen West Ham.

Read More »

Daawo:Xisbiga UCID Oo Cadeeyey Inay Ogolyihiin Muddo Kordhin,Waase Imisa Mudada Ay Ogol Yihiin ?.

0 Visits: 943 | Sunday April 19, 2015 - 22:19:40
Hargeysa(CYN)Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee UCID ayaa sheegay inay ogol yihiin in muddo kordhin loo sameeyo xukumada ,laakin shardi kaga dhigay in arrintaasi wada tashi ku timaado,sidoo kalena cayimay intay ogol yihiin in xukumada loo kordhiyo.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliya Oo La Kulmay Wafti Maraykan Ah.

0 Visits: 441 | Sunday April 19, 2015 - 21:48:36
Nairobi(CYN)Wasiirka arrimaha dibada ee Somaliya ayaa la kulmay wafti ka socday dawlada dalkaasi Maraykanka,sidoo kalena kulan la qaatay dhigiisa dalka Kenya.

Read More »

Daawo:Guddida Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Ka Hadlay Qisaastii Dawladu Ku Fulisay Gacan Ku Dhiigleyashii Dilka U Xidhnaa,Kana Jawaabay Hadalkii Reer Yurub.

0 Visits: 651 | Sunday April 19, 2015 - 21:44:07
Hargeysa(CYN)Guddida xuquuqal Insaanka Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qisaastii ay dawlada Somaliland ku fulisay dadkii gacan ku dhiigleyaasha ahaa ee hore maxkamaduhu dilka ugu xukumeen,sidoo kalena ka jawaabay hadalkii kasoo yeedhay midawga Yurub.

Read More »