Caynaba Media Group

Wararka

MADAXWEYNAHA MARAYKANKA OO SHEEGAY IN U SIGAARKA ISAGA DAAYEY CABSI UU KA QABO XAASKIISA

0 Visits: 293 | Thursday April 02, 2015 - 14:32:28
Hargeysa(CYN)Madaxweynaha dalkaasi Maraykanka ayaa sheegay inuu sigaarka isaga daayey cabsi uu ka qabo xaaskiisa,sidaasna waxa uu ka sheegay meel dad badani isugu yimaadeen oo lagu xusaayey muhiimda ay lee yihiin shaqaalaha dawladu.

Read More »

Daawo Cayanba TV:- "Shantaa Sano Qaarbaa Rajaynayay In Aniga Iyo Madaxweynuhu Isku Dhacno Oo Aanu Kala Tagno" Wasiir Xirsi Oo Beeniyay In Isaga Iyo Madaxweynaha Xidhiidhkoodu Xumaaday Xili Uu Saaka Kasoo Dagay Garoonka Hargeysa.

0 Visits: 639 | Thursday April 02, 2015 - 14:28:39
Hargeysa(CYN) "Shantaa Sano Qaarbaa Rajaynayay In Aniga Iyo Madaxweynuhu Isku Dhacno Oo Aanu Kala Tagno" Wasiir Xirsi Oo Beeniyay In Isaga Iyo Madaxweynaha Xidhiidhkoodu Xumaaday Xili Uu Saaka Kasoo Dagay Garoonka Hargeysa.

Read More »

Jaaliyada Somaliland ee Neirobi oo soo dhaweeyey Safiirka Cusub ee Kenya

0 Visits: 342 | Thursday April 02, 2015 - 14:22:35
Hargeysa(CYN)Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Dalka Kenya ayaa si diiran u soo dhaweeyay magacabista safiirka cusub ee shalay uu madaxwaynaha somaliland

Read More »

SHIRKAD JARMAL AH OO SOO SAARTAY QALAB ROBOTS AH OO QUDHAANJADA IYO CAARADA OO KALE AH, SI FUDUDNA WAX LOOGU BASAASI KARAAYO

0 Visits: 300 | Thursday April 02, 2015 - 14:17:56
Hargeysa(CYN)Shirkadda Jarmalka laga lee yahay ee Festo ayaa soo saartay qalab Robots ah oo loo sameeyey sida Caarada,Balan Baalista iyo Qudhaanjada oo kale,kuwaas oo loogu talo galay in loo isticmaali karo basaasida ,ayna isticmaali doonaan ciidamada Sirdoonka Jarmalku.

Read More »

Daawo Dablay Hubaysan oo La Wareegay Jaamacadda Garissa ee Dalka Kenya

0 Visits: 503 | Thursday April 02, 2015 - 14:01:56
Hargeysa(CYN)- Halkan Ka Daawo Dablay Hubaysan oo Qabsaday Jamacadda Gaarisa iyo Ciidamadda Kenya oo la Tacaalaya

Read More »

Mashiinkii Lagu Samayn Jiray E-Passporka Cusub ee Somaliland oo Xumaaday iyo Dadweyne Hungo Kala Kulmay Qaadashadda Passportka Cusub.

0 Visits: 483 | Thursday April 02, 2015 - 13:52:59
Hargeysa(CYN)-Wararka aanu ka Helayso Xafiiska Laanta Socdaalka ee Somaliland ayaa sheegaya inuu Xumaaday Mashiinkii Lagu Samayn Jiray E-Passporta Cusub ee Somaliland.

Read More »

Daawo Halkee Maraysaa Wadadii Ceerigaabo Qaybtii Laga Waday Degmada Garadeg Warbixin

0 Visits: 1073 | Thursday April 02, 2015 - 09:26:17
Garadeg(CYN)Halkee Maraysaa Wadadii Ceerigaabo Qaybtii Laga Waday Degmada Garadeg Warbixin

Read More »

Agaasime Madaxwayne Siilaanyo Ku Amaanay Inuu Roog Dhigay Garoonka Kubada Cagta ee Caasimada

0 Visits: 539 | Thursday April 02, 2015 - 09:10:15
Hargeysa (CYN)-Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland ayaa sheegtay in maalmaha fooda innagu soo haya bilaabayso qorshe ay doog ku dhigayaan garoonka kubadda cagta

Read More »

Xukumada Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Sanduuqa Horumarinta Sool Ugu Jiro Laba Milyan Iyo Badh

0 Visits: 465 | Thursday April 02, 2015 - 09:10:15
Laascaanood (CYN)- Cuqaasha iyo Wax-garadka Gobolka Sool, ayaa shalay kulan garnaqsi ah la galay Wefti Wasiirro ah oo uu socdaal shaqo gobolka ku maraya, waxaanay sheegeen

Read More »

Dawladda Turkiga Oo Dublamaasinimo u Tabo-bartay Saraakiil Ka tirsan Wasaaradda Khaarajiga Somaliland

0 Visits: 558 | Thursday April 02, 2015 - 09:00:30
Hargeysa (CYN)- Saraakiil iyo hawl-wadeeno ka tirsan wasaaradda khaarajiga Somaliland, ayaa dhawaan ku soo laabtay dalka ka dib markii ay soo dhamaysteen tababar

Read More »

Daawo:Warkii Caawa Ee Telefishanka Madaxabanaan Ee Bulsho.

0 Visits: 495 | Wednesday April 01, 2015 - 23:25:17
Hargeysa(CYN)Halkan ka daawo warkii caawa ee TV-ga madaxabanaan ee Bulsho oo idinka imanaya xafiiska Hargeysa,waxaana idinla socodsiin doonta Hilaal Maxamed Axmed.

Read More »

Ibraahin Mahdi Buubaa Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xadhiga Xadhiga Wariyaha KALSAN TV Ee Magaalada Berbera‏

0 Visits: 337 | Wednesday April 01, 2015 - 23:13:27
Hargeysa(CYN)Afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo cambaareeyey Xadhiga loo gaystay wariyihii KALSAN TV ee Magaalo xeebeeda Berbera Axmed Siciid,Wariyahan oo loo taxaabay xabsiga dhexe ee magaaladaasi.

Read More »

Ururka Solja Oo Ka Hadlay Xaalada Suxufi Lagu Xidhay Berbera‏

0 Visits: 220 | Wednesday April 01, 2015 - 23:04:24
Hargeysa(CYN)Ururka Suxufiyiinta S/land ee Solja ayaa Warbixin ka soo saaray Xadhiga Magaalada Berbera lagu xidhay Weriye ka hawlgala Telefishinka Kalsan

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Hay'ada Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Oo Soo Bandhigay Bugaag Loogu Talo Galay Ardayda Imtixaanaadka Gelaysa.

0 Visits: 237 | Wednesday April 01, 2015 - 22:59:02
Hargeysa(CYN)Guddoomiyaha Guddida Imtixaamaadka Somaliland ayaa soo bandhigay bugaag cusub oo uu sheegay inay ugu talogaleen ardayda imtixaanka geli doonta.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Qaxoontiga Yemen Ee Soo Gaadhey,

0 Visits: 705 | Wednesday April 01, 2015 - 22:23:13
Hargeysa(CYN)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa ka hadlay arrinta dadka reer Yemen ee dalka soo gaadhey.

Read More »

Akademiga Nabadda Soo bandhigay Daraasad ay laga sameeyey Caqabadaha Diiwaangalinta.

0 Visits: 216 | Wednesday April 01, 2015 - 22:19:04
Hargeysa(CYN) Akademiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa soo bandhigay daraasad laga sameeyey ray'iga dadweynaha oo la xidhiidha waxyaabaha laga bartay diiwaangelintii codbixiyaha ee dalka ka qabsoontay sannadihii 2008 iyo 2009.

Read More »

War deg deg ah : Qofkii Labaad oo Muddo 24 Saacadood Gudahood ah Lagu Dilay Deegaanadda Maygaagle iyo Qorilugud.

0 Visits: 1970 | Wednesday April 01, 2015 - 20:42:13
Hargeysa(CYN)-Wararka Naga soo Gaadhaya Deegaanka Qorilugud ayaa sheegaya in dagaal Maalinta ka dhacay deegaanka Hagoogane oo ilaa 41 km u jirta Magaaladda Qorilugud

Read More »

Daawo Muuqaal "Dhacdo ka Dhacday Dalka Sacuudiga Markii Sucuudiyaan ku dhintay Masrixii uu ka heesaayey

0 Visits: 996 | Wednesday April 01, 2015 - 20:14:53
Hargaysa(CYn)Warbaahinta ayaa sheegtay in Madaxweyne Brack Obama uu dib u garwaaqsaday in Dowlada Masar oo caqabado amaan dari ay heysato uu u fasaxo Hubkii uu ka xanibay.

Read More »

Daawo Sawirada Xeer Illaaliyaha Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga Oo la Toogtay

0 Visits: 673 | Wednesday April 01, 2015 - 20:14:53
Hargaysa(CYN)Labo Nin oo hubeesan kana katirsanaa Xisbi Dalka Turkiga laga mamnuucay ayaa shalay Weerar qorsheesan waxa ay ku galeen xafiiska Xeer ilaaliyaha Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga.

Read More »

Xeer Ilaalinta Guud oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Liiska Dambiilayaashii U horeeyay oo Xukun Qisaas ah Lagu Fulinayo Iyo Dambiilayaashii Dilay Ruqiya Siciid Ayaanle oo Laga Reebay Xukunkaasi.

0 Visits: 981 | Wednesday April 01, 2015 - 20:05:45
Hargeysa(CYN)-Ila Wareedyo Xog Ogaal ah oo ay Caynabanews heshay ayaa sheegaya inay Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud iyo Xafiisyadda Xeer Ilaalinta ee Ciidamadda Qaranku ay si Wadajir ah u Gudbiyeen Liiska

Read More »