Caynaba Media Group

Wararka

Fadhigii Maata Ee Golaha Wakilada Oo Cod Aqlabiyada Xildhibaanadu Ku Meel Mariyen Xeerka Duur Joogta Iyo Daaqa

0 Visits: 292 | Monday January 05, 2015 - 15:16:46
Hargeysa(CYN)Fadhigii Maata Ee Golaha Wakilada Oo Cod Aqlabiyada Xildhibaanadu Ku Meel Mariyen Xeerka Duur Joogta Iyo Daaqa

Read More »

Daawo:Siyaasi Da'a Yar Oo Soo Bandhigay Hankiisa Siyaasadeed

0 Visits: 524 | Monday January 05, 2015 - 14:56:50
Hargeysa(CYN)Ismaaciil Yuusuf Aadan ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay hankiisa siyaasadeed ee mustaqbal,isaga oo sharaxaad ka bixiyey sidoo kale siyaasad iyo waxay tahay.

Read More »

Xisbiga KULMIYE Laantiisa Minneapolis Ayaa Doortay Guddoon

0 Visits: 415 | Monday January 05, 2015 - 14:51:06
Minneapolis(CYN)Waxaa caawa ka dhacday xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Minnesota xaflad si toos ah oo diimoqraadi ah loogu doortay gudoomiyaha cusub ee xisbigaa iyadoo ay doorashadaa codkooda ka dhiibteen 22 xubnood oo ka mid ah 25ka xubnood ee uu ka koobanyahay gudiga dhexe ee xisbigu ee…

Read More »

Gabadh Somali Ah oo Arrin La Yaaab leh kusoo Bandhigtay Arab Got Talents

0 Visits: 1407 | Monday January 05, 2015 - 13:04:34
Hargeysa(CYN)-Gabadh Somaliyeed oo Ka Qayb gashay Barnaamujka Arab Got Talent ayaa soo Bandhigtay Muuqaal La Yaab leh

Read More »

Daawo Caynaba Tv : Muwaadiniin Reer Somaliland ah oo Ku Sugan magaaladda Buuhoodle oo Jidh Dil Loo gaystay Laguna Khasbayo Fikiradaha Nabadiidka

0 Visits: 1020 | Monday January 05, 2015 - 12:01:01
Buuhodle (CYN)- Maleeshiyo Taageersan Kooxda Nabadiidka ah ee Cali Khaliif galaydh ayaa Jidh dil u Gaystay Muwaadiniin reer somaliland ah oo Ku Sugan Buuhoodle

Read More »

Daawo Wasiirkii Hore ee Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Oo Ka Waramay Sababihii Xilka Looga Qaaday

0 Visits: 713 | Monday January 05, 2015 - 08:34:20
Hargaysa(CYN)Wasiirkii Hore ee Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Oo Ka Waramay Sababihii Xilka Looga Qaaday

Read More »

Leo Messi Oo Ku Soo Bilowday Kaliya Hal Kulan Ka Dib Fasaxa Xilliga Qaboobaha

0 Visits: 346 | Monday January 05, 2015 - 08:32:00
London(CYN)Tan iyo markii uu kulankiisii ugu horeysay u ciyaaray Barcelona sannadii 2004, Messi ayaa kaliya ku soo bilowday hal kulan ka dib fasaxa qaboobaha, waxaana ay aheyd markii uu kooxda macalin ka ahaa Tito Vilanova.

Read More »

Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAAN IYO JAWAAN oo Sanadka Cusub Ku Qabtay SHOW Magaalada Jig Jiga Iyo Reer Jigjiga oo Aan Uu Kala Hadhin Showgaasi

0 Visits: 1503 | Monday January 05, 2015 - 08:23:23
Jigjiga(CYN)Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAAN IYO JAWAAN oo Sanadka Cusub Ku Qabtay SHOW Magaalada Jig Jiga Iyo Reer Jigjiga oo Aan Uu Kala Hadhin Showgaasi

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Reer Qorilugud Xaal Siiyay Hadalkii, Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 698 | Monday January 05, 2015 - 08:19:23
Burco(CYN)Faysal Cali Waraabe Oo Reer Qorilugud Xaal Siiyay Hadalkii, Jamaal Cali Xuseen

Read More »

Waa Fool Xumo In Mucaaridku ku Dagaalamaan Weftigii Wada Hadalada Ayaan Nalagu Darin

0 Visits: 404 | Monday January 05, 2015 - 08:19:23
Hargeysa (CYN)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Jamhuuriyada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa ku dooday in xisbiyada mucaaridka ahi ay muuqdaan qaar doonaya inay lugta qabtaan xukuumadda madaxweyne Siilaanyo

Read More »

Daawo:Wakiilka Shirkadda Dahabshiil Ee Dalka Norway Oo Ka Hadlay Sare U Kacca Doollarka

0 Visits: 484 | Monday January 05, 2015 - 08:15:55
Oslo(CYN)Wakiilka Shirkadda Dahabshiil Ee Dalka Norway Oo Ka Hadlay Sare U Kacca Doollarka

Read More »

Daawo Guurtida Somaliland Oo Ka Dooday Xeerka ilaalinta tayada Somaliland

0 Visits: 363 | Monday January 05, 2015 - 08:05:14
Hargaysa(CYN)Guurtida Somaliland Oo Ka Dooday Xeerka ilaalinta tayada Somaliland

Read More »

Radio Caynaba Dhagayso Xukumadda Kuuriyada Waqooyi Ayaa Maanta si cara Leh Uga Jawaabtay Cunaqabateyno cusub oo uu Mareykanku ku Soo Rogay

0 Visits: 566 | Sunday January 04, 2015 - 18:01:22
LONDON(CYN)Dhagayso Xukumadda Kuuriyada Waqooyi Ayaa Maanta si cara Leh Uga Jawaabtay Cunaqabateyno cusub oo uu Mareykanku ku Soo Rogay VOA

Read More »

Dawlada Dalkaasi Ethiopia Oo Diyaarinaysa Inay Isticmaasho Dekedaha Kenya Iyo Sudan Xili Dekeda Berbera Laga Caajisay Balaadhinteeda

0 Visits: 779 | Sunday January 04, 2015 - 17:11:15
Berbera(CYN)Sida lagu sheegay warbixin uu diyaariyey wargeyska kasoo baxa dalkaasi Sudan ee Sudan Tribune dawlada dalkaasi Ethiopia ayaa qorshaynaysa inay isticmaasho dekedaha dalalka Kenay iyo Sudan ,kuwaas oo ah kuwo loo dhisay hab casri ah.

Read More »

Daawo Caynaba TV Maayirka Degmada Ceerigaabo Oo Maanta Shir Jara'id Oo Uu Xafiiskiisa Ku Qabtay Kaga Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyay

0 Visits: 939 | Sunday January 04, 2015 - 16:43:41
CERIGABO(CYN)Daawo Maayirka Degmada Ceerigaabo Oo Maanta Shir Jara'id Oo Uu Xafiiskiisa Ku Qabtay Kaga Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyay

Read More »

Garoonka dayuuradaha ee ugu weyn caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa xiran maanta o Axad ah, ka dib markii dayuurad yar oo kuwa gudaha Kenya ka shaqeya ah ay ku dhacday garoonka

0 Visits: 470 | Sunday January 04, 2015 - 16:39:02
KENYA(CYN)Garoonka dayuuradaha ee ugu weyn caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa xiran maanta o Axad ah, ka dib markii dayuurad yar oo kuwa gudaha Kenya ka shaqeya ah ay ku dhacday

Read More »

Daawo Caynaba TV:Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Maanta Kormeer Kedis Kusoo Maray Xuramaha Dakhli Ururinta Ugu Badan Ee Magaalada Berbera

0 Visits: 526 | Sunday January 04, 2015 - 16:24:17
Berbera(CYN)Daawo Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Maanta Kormeer Kedis Kusoo Maray Xuramaha Dakhli Ururinta Ugu Badan Ee Magaalada Berbera

Read More »

Dawlada Israa'il Ayaa joojisay Kharashaadka Canshuurta Ee Ay Siin Jirtay Maamulka Falastiin

0 Visits: 379 | Sunday January 04, 2015 - 16:24:15
Hargeysa(CYN) Dawlada Israa'il Ayaa joojisay Kharashaadka Canshuurta Ee Ay Siin Jirtay Maamulka Falastiin

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Shacabka Magaalada Afraad Ee Ugu Weyn Dalka Swedan Oo Iskusoo Baxay Taageerana Umuujiyay Muslinka Dalkaasi

0 Visits: 664 | Sunday January 04, 2015 - 16:14:49
Haregysa(CYN) Shacabka Magaalada Afraad Ee Ugu Weyn Dalka Swedan Oo Iskusoo Baxay Taageerana Umuujiyay Muslinka Dalkaasi

Read More »

Daawo Caynaba Tv:- Dawlada Sucuudiga Ayaa Deeq Daa'wo Ah Gaadh Siisay Dalka somaliya

0 Visits: 417 | Sunday January 04, 2015 - 16:01:36
Hargeysa(CYN) Dawlada Sucuudiga Ayaa Deeq Daa'wo Ah Gaadh Siisay Dalka somaliya

Read More »