Caynaba Media Group

Wararka

Daawo:Cuqaasha Beesha Galbeedka Gobolka Saaxil Oo Dhul Muran Ka Taagan Yahay Ka Hadlay.

0 Visits: 415 | Sunday April 19, 2015 - 17:24:38
Berbera(CYN)Cuqaasha beesha Galbeeda gobolka Saaxil ayaa cabasho ka muujiyey dhul ay sheegeen in dad gaara la siiyey oo dhul xoolo daaqeen ay tahay.

Read More »

Ambassador Cabdirisaaq Diinaari Oo Ka Hadlay Xaaladaha Caddaaladda iyo Doorashooyinka Somaliland+ Muxuu Ka Yidhi?‏

0 Visits: 304 | Sunday April 19, 2015 - 17:12:06
London(CYN)Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay dalka Baakistaan Danjire Cabdirisaaq Axmed-toor (Diinaari) oo kamid ah masuuliyiinta sare ee Xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay xaaladda caddaaladda iyo garsoorka Somaliland oo u muuqda kuwo god madaw ku

Read More »

Daawo:Maxkamada Gobolka Togdheer Oo Xukun Ku Riday Khamri Ay Ciidamadu Qabteen.

0 Visits: 387 | Sunday April 19, 2015 - 17:10:00
Burco(CYN)Maxkamada gobolka Togdheer ayaa xukuno kala duwan ku riday khamri iyo dadkii lagu soo eedeeyey inay wadeen khamrigaasi.

Read More »

Daawo Sawiradda Wasiirka Difaaca Oo Ciidamada Somaliya Oo Maanta La Dalacsiiyey,Tabobarna Loo Soo Xidhay.

0 Visits: 436 | Sunday April 19, 2015 - 17:02:44
Muqdisho(CYN)Wasiirka Difaaca Somaliya ayaa maanta dalacsiiyey ciidamo tabobar ugu soo xidhmay xerada Jasiira ee duleedka magaalada Muqdisho,waxaana halkaasi lagu guddoonsiiyey askartaasi qaar kamid ah min hal xidig.

Read More »

Al-shabaab oo Weerar dhimasho iyo dhaawac geystay la beegsaday Askar ka tirsan kuwa Kenya

0 Visits: 460 | Sunday April 19, 2015 - 17:00:43
Muqdisho (cyn) Al-shabaab oo Weerar dhimasho iyo dhaawac geystay la beegsaday Askar ka tirsan kuwa Kenya

Read More »

Daawo Caynaba TV:-Kalfadhigii Golaha Guurtida Ee Maanta Oo Si Aqlabiyad Ah Loogu Taagerya Qisaastii Xukuumada Somaliland Ay Dhawaan Fulisay

0 Visits: 425 | Sunday April 19, 2015 - 16:14:07
Haregysa(CYN) Kalfadhigii Golaha Guurtida Ee Maanta Oo Si Aqlabiyad Ah Loogu Taagerya Qisaastii Xukuumada Somaliland Ay Dhawaan Fulisay

Read More »

Daawo Caynaba TV:-Xoghayaha Arimaha Gudaha Wadani Oo Kahadlay Xilka Qaadidia Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Xadhiga Midkamid Ah Dadka Udooda Xuquuqal Adamaha

0 Visits: 343 | Sunday April 19, 2015 - 16:11:14
Hargeysa (CYN) Xoghayaha Arimaha Gudaha Wadani Oo Kahadlay Xilka Qaadidia Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Xadhiga Midkamid Ah Dadka Udooda Xuquuqal Adamaha

Read More »

Cilmibaadhis Soo Bandhigtay In Sharaabka Tamaandhadu Culayska Jidhka Si Fudud U Yarayso.

0 Visits: 421 | Sunday April 19, 2015 - 14:14:58
Hargeysa(CYN)Khubaro saynisyahano ah ayaa sheegay in waxyaalaha laga miiro tamaandhadu uu yareeyo misaanka culus ee qofka,taas oo aanu qofku u baahanayn inuu isticmaalo waxyaalaha kale ee miisaanka dadku inta badan iskaga ridaan.

Read More »

Daawo:Cali Xoor Xoor Oo Geed Dheer Iyo Mid Gaabanba U Fuulay Ka Hortaga Casriyeyna Dekeda Berbera,Adeegsadayna Madaxda Mucaaridka.

0 Visits: 677 | Sunday April 19, 2015 - 14:10:59
Berbera(CYN)Maareeyaha Dekeda magaalada Berbera ayaa madaxda mucaaridka ee gobolka Saaxil u adeegsaday ka hortaga casriyeyn la doonaayo in lagu sameeyo dekeda magaalada Berbera oo shirkad dib u dhis ku samaysa lagu wareejinaayo.

Read More »

Gor Gorka Oo La Ogaadey Habka Uu U Ugaadhsado.

0 Visits: 619 | Sunday April 19, 2015 - 13:54:13
Hargeysa(CYN)Khubaro u dhalatay wadanka Dutch ka ayaa mid kamid ah gor gorada ay ku sameeyaan tijaabooyinka ku xidhay Camera,iyaga oo doonaayey inay ogaadaan sida uu u ugaadhsado, sidoo kalena waxay kooxdani sheegeen inay doonayeen inay ogaadaan masaafada uu wax ka arki karaayo.

Read More »

Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Wareejinta Dekeda Berbera,Lixdii Nin Ee Qisaasta Lagu Fuliyey Iyo Jawaabtii EU Ka Bixisay.

0 Visits: 567 | Sunday April 19, 2015 - 13:47:08
Hargeysa(CYN):-Wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo guryeyta xukuumadii Daahir Riyaale, sida oo kalena ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Siyaasi Siciid Sulub Maxamed, ayaa si adag uga hadlay iib la sheegay in Dekada magaalada Barbera laga iibinaayo shirkad dib-u-dhis iyo casriyeyn ku samaynaysa

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Wasirka Maaliyada Iyo Gudoomiyaha Banka Oo Wada Jir Ushaaciyay Isticmaalka Lacagta Doolarka Layarayn Doono Goobaha Waxkala Iibsigana Laysku Dhaafsan Doono Lacagta Somaliland

0 Visits: 773 | Sunday April 19, 2015 - 13:36:44
Hargeysa(CYN) Wasirka Maaliyada Iyo Gudoomiyaha Banka Oo Wada Jir Ushaaciyay Isticmaalka Lacagta Doolarka Layarayn Doono Goobaha Waxkala Iibsigana Laysku Dhaafsan Doono Lacagta Somaliland

Read More »

Daawo:Qaxoonti Reer Yemen Ah Oo Tiradoodu Gaadhayso 250 Oo Berbera Soo Gaadhey.

0 Visits: 888 | Sunday April 19, 2015 - 13:36:41
Berbera(CYN)Waxa xalay goor dambe soo gaadhey magaalada Berbera 250 qaxoonti reer Yemen ah ,kuwaas oo kasoo qaxay dagaalada ka socda wadanka Yemen.

Read More »

Daawo:Gaadhi Ambalance Ah Oo Lagu Afduubay Qolujeed.

0 Visits: 563 | Sunday April 19, 2015 - 13:30:13
Borame(CYN)Waxa magaalada Qolujeed weli ku xidhan Ambalance kii degmada Xariirad oo in muddo ah halkaasi ku xanibnaa,taas oo aan ilaa hadda la garanayn sababta keentay .

Read More »

Daawo Caynaba TV:-Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Beeniyay Inuu Gubtay Mishiinkii Lagusamayn Jiray Baasaa Boorada Somaliland Warbaahintana Usoo Bandhigay

0 Visits: 522 | Sunday April 19, 2015 - 12:37:43
Hargeysa(CYN) Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Beeniyay Inuu Gubtay Mishiinkii Lagusamayn Jiray Baasaa Boorada Somaliland Warbaahintana Usoo Bandhigay

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Somaliland

0 Visits: 443 | Sunday April 19, 2015 - 08:38:39
waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/M/XERM/249-3197/042015xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare,

Read More »

Daawo:Beelaha Xiis Kasoo Jeeda Ee Ku Sugan Hargeysa Oo Taageeray Go'aanadii Beesha.

0 Visits: 635 | Saturday April 18, 2015 - 22:43:04
Hargeysa(CYN)Qaybaha kala duwan ee beesha Uduruxmiin ee magaalada Hargeysa ayaa taageeray shirka beesha,sidoo kalena ka hadlay arrimo badan oo kale.

Read More »

Dawlada Somaliya Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Arrimaha Khayraadka Dabiiciga Ah.

0 Visits: 961 | Saturday April 18, 2015 - 21:46:43
Muqdisho(CYN)Dawlada Federalka ,gaar ahaana Wasaaradda Batroolka iyo macdanta ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray arrimaha Khayraadka dabiiciga ah ee Somaliya.

Read More »

Daawo:Ceerigaabo Oo Ay Ka Bilaabantay Cashuur Ururinta Dalka Ka Socotaa.

0 Visits: 323 | Saturday April 18, 2015 - 21:21:35
Ceeribaago(CYN)Waxa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ka bilaabmay dar dar gelinta cashuur ururinta degmadaasi,iyada oo aanay jirin adeegyo loogu qabto cashuurtasi laga ururiyo dadkaasi.

Read More »

Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Duulista Iyo Hawada Oo Gaadhey Madaarka Boorama.

0 Visits: 418 | Saturday April 18, 2015 - 19:36:36
Borame(CYN)Wasiir ku xigeenka duulista iyo hawada ayaa maanta gaadhey madaarka magaalada Borame.

Read More »