Caynaba Media Group

Wararka

Daawo:Guddidii Caalamiga Ahayd Ee Baadhaysay Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay Oo Warbixino Soo Saaray.

0 Visits: 481 | Saturday April 11, 2015 - 16:18:43
Hargeysa(CYN)Guddi caalami ah oo ka kala yimid daafaha caalamka ayaa bilaabay barnaamij lagu dabo gelayo oo baadhitaan madax banaan lagaga samaynayo gaboodfalkii iyo xadgudubyadii aadanaha ka dhanka ahaa ee loo gaystay shacabka somaliland dhamaadkii Sideetameeyadii ee Qarnigii ia dhaafay

Read More »

Ambassador Maxamed Cali Cabdi Oo Labada Garab Ee Dhalinyarada Iyo Haweenka Xisbiga WADDANI Usameeyey Kulan Casho Sharaf Ah + Sawiro‏

0 Visits: 559 | Saturday April 11, 2015 - 15:49:14
Hargeysa(CYN)Ampasador Maxamed Cali Cabdi oo ka mid ah aasaasayaashii xisbiga mucaaradka ah ee wadani kana mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobalka Awdal ee tartanka ugu jira ku ku xigeenka musharax-madaxwayne ee xisbiga WADDANI waxa uu casho sharaf is barasho iyo dhiiri galin ah u sameeyey labada…

Read More »

"Shiinaha Waxey Diyaar U Yihiin Inay Mashaariic Horumarineed Soomaaliya ka Fuliyaan."‏.Wasiirka Warfaafinta Somaliya.

0 Visits: 388 | Saturday April 11, 2015 - 15:43:17
Muqdisho(CYN)Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mr Wei Hongtian, oo ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo horumarin lahaa warbaahinta Soomaaliya

Read More »

Daawo:Somaliland Oo Go'aano Kasoo Saartay Shaqaalaha Ajaanibka Ah.

0 Visits: 536 | Saturday April 11, 2015 - 14:28:44
Hargeysa(CYN)Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada,Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo qaybo kale ayaa ka shiray shaqo abuurka dalka iyo ajaanibka shaqada ka haya dalkan Somaliland.

Read More »

Dawlada Federalka Ah Oo Ku Dhawaaqday Xiligay Ciidamada Kenya Ka Baxayaan Somaliya.

0 Visits: 460 | Saturday April 11, 2015 - 14:20:24
Muqdisho(CYN)Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay gudaha Soomaaliya ka bixi doonaan marka la gaaro sanada 2017-da.

Read More »

Baaskiilad Cad Ceeda Ku Shaqaynaysa Oo Lasoo Saaray.

0 Visits: 298 | Saturday April 11, 2015 - 13:44:56
Hargeysa(CYN)Baaskiilad Cad Ceeda Ku Shaqaynaysa Oo Lasoo Saaray Waxa la soo saaray markii ugu horeysay lasoo saaray baaskiilad ku shaqaynaysa sida la sheegay falaadhaha cadceeda, taas oo si fudud loogu isticmaali karaayo meelaha kulaylaha ah, sidoo kalena faa'ido badan leh waxqtiga habeenkii ah.

Read More »

Daawo:Wasiirka Wershadaha Oo Xadhiga Ka Jaray Garoon Kubadeed.

0 Visits: 269 | Saturday April 11, 2015 - 13:35:44
Gebiley(CYN)Wasiirka wasaaradda Wershadaha ayaa xadhiga ka jaray garoon cusub oo laga hirgeliyey markii ugu horeysay magaalada Gebiley.

Read More »

Daawo:Cabdi Haybe Laambad Oo Ka Sheekeeyey Goortay Ugu Darayd.

0 Visits: 1251 | Saturday April 11, 2015 - 13:31:13
Hargeysa(CYN)Fanaanta,Majaajilaystaha caanka ah ee Cabdi Haybe Laambad ayaa ka sheekeeyey goortay ugu darayd noloshiisa.

Read More »

Daawo Caynaba TV:- Golaha Wakilada Oo Saaka Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel Mariyay Mooshin Joojinaya Lacagta Lagusoo Rogay Gawaadhida Dakada Berbera Laga Soo Dajiyo+ Ganacsatada Oo Dareen Farxadeed Ku Qaabilay

0 Visits: 650 | Saturday April 11, 2015 - 13:06:58
Hargeysa(CYN) Golaha Wakilada Oo Saaka Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel Mariyay Mooshin Joojinaya Lacagta Lagusoo Rogay Gawaadhida Dakada Berbera Laga Soo Dajiyo+ Ganacsatada Oo Dareen Farxadeed Ku Qaabilay

Read More »

Dalka Sucuudi Carabiya ayaa sheegaya in go'aanka dalka Pakistan uu qaatay ee ah in uusan ku biirin is-bahaysiga milatari ee Sucuudiga uusan marnaba yarayn doonin awoodda hawlgalkaasi ka dhanka ah fallaagada Xuutiyiinta

0 Visits: 496 | Saturday April 11, 2015 - 11:36:07
RIYAAD9CYN)Dalka Sucuudi Carabiya ayaa sheegaya in go'aanka dalka Pakistan uu qaatay ee ah in uusan ku biirin is-bahaysiga milatari ee Sucuudiga hoggaaminaya uusan marnaba yarayn doonin awoodda

Read More »

Shirkad Jarmal Ah Oo Soo Saartay Qalab Biyaha Dab Lagaga Dhalinaayo.

0 Visits: 341 | Saturday April 11, 2015 - 11:20:11
Hargeysa(CYN)Shirkad laga lee yahay dalkaasi Jarmalka oo lagu magcaabo Shareholder Company Aquakin ayaa soo saartay qalab cusub oo biyaha lagaga dhalin karo tamar laydh, gaar ahaana mid lagu dabaysan karo waxyaalaha inta badan loo baahdo in laydhka lagu jaaj gareeyo.

Read More »

Jose Mourinho: Hadal La'aan Hazard Ayaa Ah Ciyaariyahanka Ugu Fiican Horiyaalka Waana Hanad Aan Ku Faano

0 Visits: 211 | Saturday April 11, 2015 - 11:16:58
London(CYN)Macalinka Blues Jose Mourinho ayaa amaan kala duldhacay xidigiisa weerarka ka ciyaara ee reer Belgium Eden Hazard kaasoo ku raaxeysanaya xili ciyaareed cajiib ah aadna ugu dhaw inu kooxdiisa u gacan galiyo horiyaalkoodi ugu horeeyay tan iyo sanadi 2010

Read More »

Ibrahimovic Oo Si Carro Leh Uga Jawaab Celiyay Ganaaxii Afarta Kulan Ee La Duldhigay: Waa Arin Sharafdhac Ku Ah Kubada Cagta.

0 Visits: 252 | Saturday April 11, 2015 - 11:14:30
London(CYN)Zlatan Ibrahimovic ayaa ku tilmaamay ganaaxii afarta kulan ee garka loo geliyay shalayto inay sharaf dhac ku tahay kubada cagta.

Read More »

Hordhac: Burnley v Arsenal – Gunners Oo Booqaneysa Caawa Garoonka Aysan Ku Badinin Horyaalka Tan Iyo 1970kii.

0 Visits: 259 | Saturday April 11, 2015 - 11:11:32
London(CYN)Kooxda Arsenal ayaa badisay todoba kulan oo isku xigta horyaalka waana guulahoodii ugu badnaa ee xiriir ah ee ay gaaraan tan iyo xilli ciyaareedkii ay guuldarro la'aanta ku qaadeen horyaalka ee 11 sanno ka hor. Kuma aysan dhameysanin kaalinta labaad ee horyaalka tan iyo xilli ciyaareedkii…

Read More »

Hordhac: Sevilla v Barcelona – Blaugrana Oo Caawa Ciyaareysa Kulan Tijaabi Rasmi Ah U Noqonaya.

0 Visits: 219 | Saturday April 11, 2015 - 11:08:52
London(CYN)Xaqiiqda ah in Barcelona ay ku badisay labo ka mid ah seddexdii kulan ee ugu danbeysay farqi hal gool ah ayaa muujineysa in kooxda Luis Enrique ay dadaal weyn ugu jirto hanashada horyaalka La Liga xitaa kulamada aysan qaab ciyaareedka fiican ku jirin.

Read More »

Saadaasha Mark Lawrenson & Justin Young Ee Kulamada Horyaalka Premier League Ee Isbuucaan La Ciyaarayo.

0 Visits: 170 | Saturday April 11, 2015 - 11:05:22
London(CYN)Khabiirka isboorti ee BBC Mark Lawrenson ayaa soo bandhigay saadaashiisa kulamada isbuucaan ee horyaalka Premier League.

Read More »

Radio Caynaba:"Haddii Somaliland La Maalgeliyo Lana Taageero Waa Laga Adkaan Karaa Argagixisada Geeska Afrika".Professor Axmed Ismaaciil Samatar Oo Waraysi Siiyey BBC-da Laanta Ingiriisida

1 Visits: 1813 | Friday April 10, 2015 - 23:07:21
Hargeysa(Radio Caynaba)Professor Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waraysi uu siiyey laanta afka Ingiriisida ee BBC-da kaga hadlay arrimaha Geeska Afrika,isaga oo tilmaamay in habka keliyaata ee argagixisada lagaga adkaan karaa ay tahay iyada oo Maraykanku Somaliland taakuleeyo.

Read More »

Wasiir Cukuse Oo La Filaayo In La Bedelo ,Yaa Lagu Bedelayaa,Yaase Bedelaaya ?.

0 Visits: 2362 | Friday April 10, 2015 - 23:00:56
Hargeysa(CYN)sidaanu ka helay ilo xog ogaala waxa la filayaa in dhowaan xilka laga qaado wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ,waxaana lagu bedeli doonaa mid kamid ah safiirada Somaliland.

Read More »

Radio Caynaba:Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Xaalada Somaliya.

0 Visits: 399 | Friday April 10, 2015 - 22:29:29
Garoowe(Radio Caynaba)madaxweynaha Maamul goboleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa ka hadlay xaalada Somaliya marayso,isaga oo soo dhoweeyey Ra'isal wasaaraha Somaliya oo Garoowe soo gaadhey.

Read More »

Xeer Ilaaliyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Dacwaddo Ay Ka Fuliyeen Ceel-Afweyn

0 Visits: 274 | Friday April 10, 2015 - 22:20:25
Ceel-Afweyn (CYN): Gar-soorka Gobolka Sanaag ayaa degmadda Ceel-Af-weyn ee Gobolka Sanaag ka bilaabay dhegaysiga dacwaddo iyo kiisas kala duwan oo halkaasi mudaba ka taagnaa, waxaanay guddo-galeen 3-dacwadood oo ciqaab ah.

Read More »