Caynaba Media Group

Wararka

Ramadaanta Axkaam & Eedaab Q3 Qalinkii (Hussein Jama Guudcade)‏

0 Visits: 280 | Sunday June 21, 2015 - 12:22:09
Fadaa'isha bishan barakaysan lama soo koobi karo waxaanse ku soo ururin doonaa 8 fadli oo aad u waawayn inay leedahay bishan Ramadaan waxayna kala yihii:

Read More »

Sarkaal Kamid Ah Xafiiska Ra'isal Wasaaraha Somaliya Oo Goordhoweyd Lagu Dilay Muqdisho.

0 Visits: 477 | Sunday June 21, 2015 - 12:17:36
Muqdisho(CYN)kooxo hubaysan oo aan ilaa hadda haybtooda la garanayn ayaa degmada Dharkeenley oo kamid ah gobolka Banaadir ku dilay sarkaal sare oo kamid ahaa Xafiiska Ra'isal wasaaraha Somaliya.

Read More »

Khubaro Maraykan Iyo Chine Ah Oo Ku Guulaystay Dawo Cusub.

0 Visits: 371 | Sunday June 21, 2015 - 12:09:25
Hargeysa(CYN)Khubaro u dhashay wadamada Maraykanka iyo Chine ayaa ku guulaystay inay soo saaraan dawo cusub oo lagaga hortegaayo laguna daweynaayo xanuun dhowaan ka dilaacay meelo kamid ah Koonfurta Kuuriya,kaas oo lagu magcaabo Corona,waana xanuun ku dhaca dhuunta hawadu u marto dadka.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta La Filaayo Inuu Ethiopia U Ambabaxo.

0 Visits: 321 | Sunday June 21, 2015 - 12:00:11
Hargeysa(CYN)madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa inuu maanta u duulo wadanka Ethiopia oo uu kulan kula qaadan doono ra'isal wasaaraha Ethiopia.

Read More »

Daawo Sawiradda Dadkii Isku Qarxiyey Xerada Ciidanka Nabad Sugida Oo Maydadkooda Lasoo Bandhigay.

0 Visits: 556 | Sunday June 21, 2015 - 11:49:47
Muqdisho(CYN)masuuliyiinta dawlada Somaliya ayaa soo bandhigay goor dhoweyd maydadka raggii isku qarxiyey xeradda nabadsugida ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Wasiirka Khaarajiga Oo Sababeeyay Hakadka Ku Yimid Bixinta Fiisaha Itoobiya

0 Visits: 311 | Sunday June 21, 2015 - 11:41:41
Hargeysa(CYN)Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadlay xidhiidhka u dhaxeeya Somaliland iyo dawlada Itoobiya, waxaana uu sheegay in xidhiidhka Itoobiyada iyo Somaliland uu maraayo meeshii ugu wanaagsanayd

Read More »

Qaxaryho Xoog Badan Oo Saaka GilGilay Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 294 | Sunday June 21, 2015 - 11:27:01
Muqdisho(CYN)Waxa saaka markeliyaata gil gilay magaalada Muqdisho ee caasimada dalkaasi Somaliya qaraxyo xoog badan oo laga maqlaayey meelo kaladuwan oo magaaladaasi ah,waxaanay qaraxyadaasi ka dhaceen xarunta degmada Shibis ee magaaladaasi Muqdisho.

Read More »

Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga Waddani Oo Dhaliilay Xukuumadda

0 Visits: 206 | Sunday June 21, 2015 - 11:15:47
Hargeysa(CYN)Xoghayaha Qorsheynta Xisbiga Waddani Inj. Cabdirashiid Maxamuud Cali(Riyo-raac), ayaa sheegay in Xukuumadda Siilaanyo ay mudadii Shanta Sanno ahayd ee ay haysay talada dalka ay lumisay mustaqbalkii iyo hiigsigii ummadda Somaliland

Read More »

Ramadaan Axkaam & Eedaab Q2 : Qalinkii (Hussein Jama Guudcade.)‏

0 Visits: 273 | Saturday June 20, 2015 - 20:54:54
Culumada islaamku waxay isku raaceen qofku hadii uu dafiro inay Ramadaan waajib tahay oo ka badheedhaa inaanu diinta haysan. Cabdilaahi bin cabas Rc wuxuu yidhi: shanta rukni ee islaamka qofka dafira mid ka mida ama wadda dafiraa waa qof gaal ah.

Read More »

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Sawiro Muujinaaya Ciidamo Ethiopian Ah Oo Ay Laayeen.

0 Visits: 1263 | Saturday June 20, 2015 - 20:28:13
Hargeysa(CYN)Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawiradda maydad ciidamo Ethiopian ah iyo gaadiid dagaal oo laga gubay ciidamadaasi,kuwaas oo lagu gubay meel u dhow Jameeco ee duleedka degmada Buurhakaba oo ku taala gobolka Baay.

Read More »

Dawlada Federalka Ah Ee Somaliya Maxa U Qabsoomay Toddobaadkii Ina Dhaafay?.

0 Visits: 375 | Saturday June 20, 2015 - 20:17:21
Muqdisho(CYN)Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Read More »

Daawo Sawiradda Madaxweynaha Somaliya Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dawlada Hoose Ee Muqdisho.

0 Visits: 551 | Saturday June 20, 2015 - 20:04:49
Muqdisho(CYN)Madaxweynaha Somaliya ayaa xadhiga ka jaray maanta xarun cusub oo ay yeelan doonto dawlada hoose ee magaalada Muqdisho,taas oo uu madaxweynuhu maanta jaray.

Read More »

Mo Faarax Oo Beeniyey Warar Sheegaya In Daroogo Laga Baadhaayo.

0 Visits: 359 | Saturday June 20, 2015 - 19:46:18
Hargeysa(CYN)Orodyahanka reer Somaliland ee u orda wadanka Ingiriiska Mo Faarax ayaa beeniyey warar sheegaayey in looga shakiyey isticmaalka Daroogooyin iyo dawooyin ,waxaanu sheegay in aanu weli isticmaalin dawooyinka jidhka awooda siiya.

Read More »

Somaliland: Masuul Dowladeed oo ka Sheekeeyey Arrimo uu kala kulmay Laamaha Ammaanka Dalka Jabuuti oo lagu Xidhay iyo Su'aalo layaab leh oo la weydiiyey

0 Visits: 984 | Saturday June 20, 2015 - 17:49:20
Saylac(CYN)Xoghayaha Degmada Saylac Bashiir Cilmi Waaberi Warsame oo dhowaan xadhig lagu xidhay gudaha magaalada Jabuuti oo uu safar ku tagay

Read More »

Xoghayaha Qaramada Midoobay Oo Magcaabay Ku Xigeenka U Qaybsamaha Somaliya.

0 Visits: 230 | Saturday June 20, 2015 - 17:46:45
New York(CYN)Peter de Clercq, ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- moon u magacaabay ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaalida, kaas oo lagu bedelay Philippe Lazzarini oo hayay xilkaas.

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Cisbital-Weyn Ee Hargeysa Ku Booqday Dhalinyar Dhaawac Ka Soo Gaadhay Rasaas Ay Ciidanka Boolisku Ku Rideen+ Qadar Lacag Ahna Ku Caawiyey

0 Visits: 357 | Saturday June 20, 2015 - 17:39:27
Hargeysa(CYN):-Wefti ka socday Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo uu hoggaaminaayey xoghayaha Qorsheynta Xisbiga Waddani Eng. Cabdirashiid Maxamuud Cali(Riyo-raac)

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Selel Oo Ka Hadlay Dhismeyaal Ay Xadka Agtiisa Ka Burburiyeen.

0 Visits: 210 | Saturday June 20, 2015 - 17:34:55
Saylac(CYN)Guddoomiyaha Gobolka Selal Cabdirisaaq Waabari Rooble,ayaa ka war bixiyay dhismayaal sharci darro ah oo kooxo kootarabaan ay ka dhiseen meel u dhow xadka ay Jabuuti iyo Somaliland wadaagaan.

Read More »

Burco Magaalo Cisbitaalkeedu Xidhmaayo Oo Gurmad U Baahan:Warbixin Faysal Xiis Weerar.

0 Visits: 413 | Saturday June 20, 2015 - 17:11:16
Burco(CYN)Qofka ay ugu dambaysay Burco muddo ku siman ugu yaraan shan sano waxa uu ku arkayaa waxyaabo kala duwan oo dhamaantood ku cusub dhaayihiisa oo aanu Burco hore ugu ogayn ama dabadii ka hirgalay.

Read More »

Daawo:Dadweynaha Reer Borame Oo Cabasho Ka Muujiyey Biyo La'aan Soo Foodsaartay.

0 Visits: 269 | Saturday June 20, 2015 - 16:57:54
Borame(CYN)Dadweynaha magaalada Borame ayaa cabasho ka muujiyey biyo la'aan soo foodsaartay,waxa iyaguna dhinacooda ka hadlay shirkadda Shaba ee biyaha Borame gacanta ku haysa.

Read More »

Hay'ad Caalami Ah Oo Khariidada Ku Kala Saartay Somaliland Iyo Somaliya

0 Visits: 873 | Saturday June 20, 2015 - 16:38:59
Hargeysa(CYN)-Xarunta caalamiga ah ee Peace and collaborative development Network (PCDN) oo ah xarun caalami ah, ayaa soo bandhigay liiska wadamada ugu nabaada wanaagsan iyo kuwa ugu nabada xun adduunka.

Read More »