Caynaba Media Group

Wareysi

RADIO CAYNABA KU SOO DHAWAADA TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH SURADA AL NISSAA AAYADA 85-93 DHAGAYSI HABOON

Hits: 43 | Thursday May 24, 2012 - 16:30:56
Helsinki (CNN) kusoo dhawada Tafsiirkii quraanka kariimka ahaa surada al nissaa ayadaha 85-93 soo jedintii sh. maxamed sh. cumar dirir dhagaysi Haboon ..... Mustafe Amiir amiir@caynabanews.comMustafe Amiir amiir@caynabanews.com

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Tafsiirka Quraanka kariimka Surada Al Nissaa Aayadaha 70 - 84 Dhagaysi Haboon

Hits: 60 | Wednesday May 23, 2012 - 16:49:56
Helsinki(CNN) kusoo dhawada tafsiirka quranka kariimka ah surada al nisaa ayadaha 70-84 soo jedinti sh.maxamed sh.cumar dirir iyo fududeyntii Caynaba News Dhagaysi Haboon ... Mustafe Amiir

Click here to listen »

RADIO CAYNABA KU SOO DHAWAADA BARNAAMIJKII TODOBAADKA IYO SOMALILAND OO SI TOOS AH IDIINKA IMANAYA STUDIO GA CAYNABA EE HELSINKI

Hits: 93 | Tuesday May 22, 2012 - 20:32:08
Helsinki(CNN)kusoo dhawada barnaamijkeenii Todobkaadka iyo somaliland oo si toos ah idiinka imanaya Studio ga caynaba news ee magalada Helsinki Waxana idinla socod siinaya Wariye Mustafe Amiir ee dhagaysi Haboon ..... Musta

Click here to listen »

Radio Caynaba kusoo Dhawaada Tafsiirka Quraanka kariimka Ahaa Surada Al Nissa Aayadaha 58-70 Dhagaysi Wacan

Hits: 47 | Tuesday May 22, 2012 - 19:36:54
Helsinki(CNN)kusoo dhawada Tafsiirkii quraanka kariimka ahaa surada al nissa ayadaha 58-70 iyo soo jeedintii sh.maxamed sh.cumar dirir iyo fududeyntii shabakada calamiga ah ee caynaba news dhagays haboon ............ Mustafe Amiir . Helsinki

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Tafsiirkii Quraanka Kariimka Ahaa Surada Al Nissaa Aayada 36 -57 Dhagaysi Haboon

Hits: 67 | Tuesday May 22, 2012 - 02:46:33
Helsinki(CNN) kusoo dhawada Tafsiirkii Quraanka kariimka ahaa surada Al Nissaa ayadaha 36-57 soo jeedintii sheekh maxamed sheekh cumar dirir iyo Fududayntii shabakada caynaba news dhagaysi wacan Mustafe Amiir.

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Barnaamijkeenii Todobkaad Iyo Somaliland Oo Si Toos Ah Idiinka Imanay Xarunta Guud Ee Caynaba News Ee Magaalada Helsinki

Hits: 88 | Thursday May 17, 2012 - 20:30:42
Helsinki(CNN) kusoo dhawada Barnaamijkeenii Todobadka iyo somaliland oo si toos ah idiinka imanaya xarunta Guud ee caynaba news ku leedahay Magalada Helsinki Waxana idinla socod siin doona wariye Mustafe amiir ee dhagaysi Haboon .... Mustafe Amiir Helsinki

Click here to listen »

RADIO CAYNABA CAWAYSKA IYO CAYNABA NEWS WAXANU HABENKAN CAAWA AH IDIINKU HAYNAA ( RIWAYDII BEENAY WAA RUN ) OO DHAMAYS TIRAN EE DHAGAYSI HABOON

Hits: 210 | Thursday May 17, 2012 - 00:21:37
Helsinki(CNN)kusoo dhawada riwayadii Beenay waa run oo aanu ugu tala galnay inay ku caweeyaan bulshada ku xidhan bahda caynaba news meel kasta oo ay ka jogaan dunida dacaladeeda dhagaysi haboon ....... Mustafe Amiir

Click here to listen »