Caynaba Media Group

Wareysi

Radio Caynaba Al fanaan cabdirisaaq Saleban Gaas Oo Hees Aad U Macan Soo Saaray Lana Magac Baxday Farduus Dhagayso

Hits: 503 | Thursday September 13, 2012 - 09:43:32
Finland(CNN) al fanaan cabdirisaaq saleban gaas oo hees farduus la yidhaahdo soo saartay waa erayadii khadar dheere iyo musicadii xamari

Click here to listen »

Radio Caynaba Dhagayso Warkii Somaliland Iyo Calamka Oo Caawa Idiinka Imanaaya Xarunta Caynaba News Ee Wadamada Scandnevianca

Hits: 347 | Friday September 07, 2012 - 20:35:55
Finland(CNN) Wararkii somaliland iyo caalamka oo caawa idiinka imanaya xarunta wayn ee Wadamada Scandnevian ka warkana waxa inoo haya Mustafe Amiir ee dhagaysi wanaagsan.

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Barnaamijkeni Xiisaha iyo Xamaasada Badna ee Falanqaynta Ciyaaraha iyo Wixi Cusub

Hits: 163 | Monday September 03, 2012 - 16:23:45
Finland(CNN) ku soo dhawada markale barnaamijkeenii todobaadlaha ahaa ee falaqaynta ciyaaraha iyo wixi cusub oo uu inoo daadahaynayo mustafe amiir dhagaysi wacan

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Barnaamijkeenii Todobaadka iyo Somaliland Waxaana Inoo Haya Mustafe Amiir Dhagaysi Wacan

Hits: 185 | Sunday September 02, 2012 - 15:40:01
Finland(CNN) ku soo dhawada barnaamijkeeni Todobaadka iyo somaliland oo maanta oo kale ah aad ka maqashan radio caynaba waxana inoo daadahayna mustafe amiir dhagaysi wacan.

Click here to listen »

Radio Caynaba Waa Markale iyo Abwaankii Jaamac Axmed Oogle( Caana-Boodhe) oo Silsiladii ( Xulashada Hablaha ) Isna Wax ka Yidhi Dhagaysi Wacan

Hits: 267 | Sunday September 02, 2012 - 14:13:21
Paris(CNN) ku soo dhawada silsiladii (Xulashada Haweenka ) oo uu abwaan jamac axmed oogleh ( cana-bodhe) isna wax ka yidhi Soo saaristii Shabakada Caynaba News dhagaysi haboon .

Click here to listen »

Radio Caynaba Dhagayso Warkii Somaliland Iyo Calamka Oo Caawa Idiinka Imanaaya Xarunta Wadanka Finland

Hits: 122 | Friday August 31, 2012 - 20:37:44
Finland(CNN) Radio Caynaba Dhagayso Warkii Somaliland Iyo Calamka Oo Caawa Idiinka Imanaaya Xarunta Wadanka Finland Dhagaysi Haboon.

Click here to listen »

Radio Caynaba Warkii Caalamka iyo Somaliland Aanu Habeenkan Caawa Ah Idiinka Haynay Oo Idiinka Imanaya Xarunta Hargaysa Dhagaysi Wacan

Hits: 172 | Monday August 27, 2012 - 20:19:58
Hargaysa(CNN) War wixii somaliland iyo caalamka oo dhan habenkan idiinka haynay waxana inoo akhriyaaya wariye saleban sahal oo ku sugan xarunta guud ee caynaba ku leedahay magalada hargaysa dhagaysi wanaagsan .

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Barnaamijkeenii Falaqaynta Ciyaaha Iyo Wixii Caalamka ku Cusub Ee Ciyaaharaha

Hits: 127 | Monday August 27, 2012 - 19:34:04
Finland(CNN) waa markale iyo barnaamijkenii xiisaha badnaa ee falaqaynta ciyaaraha iyo wixii cusub ee dhanka ciyaaraha dhagaysi wacan.

Click here to listen »

Radio Caynaba ku Soo Dhawaada Caalamka Iyo Caynaba News Oo Todobaadkiiba Hal Mar ka Dhagaysataan Radio Caynaba

Hits: 135 | Sunday August 26, 2012 - 19:50:07
Finland(CNN) waa mar kale iyo barnaamijkeenii caalamka iyo caynaba news oo aad maqashan wiigiiba hal mar kana dhagaysataan radio caynaba dhagaysi Haboon.

Click here to listen »