Share with your friends via email

Bangiga Dahabshiil Oo Laga Furay Magaalada Kismaayo.

Kismaayo(CYN)Wasiirka Ganacsiga Jubbaland, Fariid Jaamac Saleebaan, ayaa manta si rasmi ah xadhigga uga jaray xarun weyn oo Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshiil (DBI) uu ku yeelan doono magaalada Kismaayo, xarunta maamul-goboleedka Jubbaland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip