Taxaabistaydii Iyo Tacaddigii Aan Arkay (20kii Ogos 2016ka illaa 15kii Nofember 2016ka). Qaybta 6aad
12kii Sebtember 2016ka oo ku beegnayd maalin ciidal-carafo ah ayaa xilli galab ah la wargeliyay saddex maxbuus oo aan ku jiro, waxa la yidhi "soo qaata alaabtiinna, waxa CTU