Caynaba Media Group

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Oo La Afuray Bulshada Muslimka Ee Dalkaasi.

0
Monday May 13, 2019 - 11:17:18 in Wararka by
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Oo La Afuray Bulshada Muslimka Ee Dalkaasi.

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Oo La Afuray Bulshada Muslimka Ee Dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Oo La Afuray Bulshada Muslimka Ee Dalkaasi.

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Oo La Afuray Bulshada Muslimka Ee Dalkaasi.

Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa afur u sameeyey bulshada muslimka ah ee dalka Itoobiya.

Raysal Wasaaruhu wuxuu la wadaagay Muslimiintii uu la afuray qiimaha ay leedahay Nabada, Midnimada, Is-cafinta, Isa-saamaxa bisha barakaysan ee ramadaan loo baahan yahay.

 

Sida lagu baahiyey war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy Axmed.

 

 

Kaas oo sidoo kale bulshada muslimiinta ah ugu baaqay inay ka qaybqaataan dedaal iyo olole loogu jiro in dalka Ethiopia laga sameeyo olole nadaafadeed oo lagu nadiifinayo deegaanka inta lagu gudo jiro bishan barakaysan ee Ramadaan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip