Caynaba Media Group

Deg Deg :- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Xilka Laga Qaadayo + [ Ergadii Maanta ]

0
Monday April 29, 2019 - 16:17:25 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg :- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Xilka Laga Qaadayo + [ Ergadii Maanta ]

    Deg Deg :- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Xilka Laga Qaadayo + [ Ergadii Maanta ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg :- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Xilka Laga Qaadayo + [ Ergadii Maanta ]

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa xilkii gudoomiye-nimo kaa qadaya gudoomiyihii Ururkaasi Maxamuud Cabdi Jaamac ( Xuuto )

Xarunta dhexe ee Ururkaaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa ayaa waxaa saaka kulan deg deg ah iskugu yimid guddida boodhka ee Ururka SOLJA kuwaas oo ujeedkoodu aheyd inay xilka ka qaadan Gudoomiyaha isla markaana ay ku doortan masuulkii bedeli lahaa

Tirrada xubnaha saaka kulanka isku yimid ayaa ahaa 9 xubnood iyada oo tirrada guud ee Guddida boodhka SOLJA ay tahay 15 xubnood , waxaana uu kooramka shirku ku furmaa 8 xubnood

Hadda-ba Intii aanay xubnaha guddida SOLJA bilaabin codeyntooda ayaa waxaa xarunta si kadis ah u soo galay odayaal ka tirsan saxafiyiinta Somaliland oo ergo u ahaa Gudoomiye Xuuto iyo sidoo kale masuulyiin ka tirsan Wasaarada Warfaafinta oo uu hogaaminaayo Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta , waxaana ay codsadeen in hal maalin dib loogu dhigo codeynta xil ka qaadistiisa , taas oo ay ka aqbaleen guddidii goobta fadhiday .

Guddida xil kaaqadista ku wada Gudoomiye Xuuto ayaa waxaa ay ku eedeynayaan gudoomiyaha Hanti Lunsi , xisaab xidh la,aan , maamul xumo iyo taladii SOLJA oo uu isku koobay .

Guddida Boodhka ee Ururka SOLJA ayaa waxaa ay yahiin kuwa xaqa u leh inay xilka ka qaadan gudoomiyaha , gudoomiye ku xigeenka iyo Xoghayaha




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip