Caynaba Media Group

Tacsi tiiraanyo leh Oo Murugo Badan

0
Sunday April 21, 2019 - 19:21:29 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi tiiraanyo leh Oo Murugo Badan

    Tacsi Tiiraanyo Leh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Tiiraanyo Leh Tacsi tiiraanyo leh Maayirka degmada wadaamagoo c/rashiid baradho isagoo ku hadlaya magaciisa iyo magaca shacabka kudhaqan degmadaasi waxa uu tacsi tiiraanyo leh udirayaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryootay aniita Aadan oo ku geeryooday london sigaara waxay tacsidan ugaadhsiinayaan gudoomiyaha golaha guurtida jsl saleebaan maxamuud aadan oo marwadiisii ay ahayd waxayna ilaahay uga baryayyaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii asxaabtii iyo qaranka somaliland samir iyo iimaan ka siiyo Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun                                                                                                                               Sidoo KaleXoghayaha D/hoose ee degmada caynaba cumar maxamuud muuse oo uu weheliyo isuduwaha haayada barakacayaasha ee g/saraar deeq saleebaan axmed waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaa gudoomiyaha golaha guurtida mud. Saleebaan maxamuud aadan oo xaaskiisii ku geeryootay dalka ingiriiska


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip