Caynaba Media Group

Arinkaa Coldoon × Dhoola Cadaynta Solja + Moogananta Warbaahinta

0
Thursday April 18, 2019 - 18:11:53 in Wararka by
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arinkaa Coldoon × Dhoola Cadaynta Solja + Moogananta Warbaahinta

    Arinkaa Coldoon × Dhoola Cadaynta Solja + Moogananta Warbaahinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arinkaa Coldoon × Dhoola Cadaynta Solja + Moogananta Warbaahinta

Arinkaa Coldoon × Dhoola Cadaynta Solja + Moogananta Warbaahinta

Fadlan Qormadan Ka Bogo Siina Share Garee

Solja Waxa Loo Alifay Inay U Dooda Warbaahinta Somaliland

Ilaa Hadda Ma Aragno Ka warbaahin Ahaan Doorkii Ay Solja Ku Lahayd Ka Dareen Celinta ArinkaAbdilmalik Musa ColdoonMana Jiro Mawqif Ay Ka Qaadatay Iyo Damac Iyo Qorshayaal Ay Ka Leedahay Solja Inooma Cadeyn Xitaa Coldoon Ku Xidhan Yahay Khalad In Galay Ehelada Coldoon Iyo Dad Ku At Dhawaa Goobtii Lagu Qabtay Waxay Sheegeen In Jugo La Gaadhsiiyay Solja Arinkaa Inay U Kuurgasho Iyadaa Xil Ka Saaran Yahay Oo Meel Adag Ka Istaagto Oo Cadayso Siday Xitaa Haddii Ay Dacwad Ahaan Noqoto Siday Solja Uga Qayb Qaadan Lahayd

Coldoon Waxa Uu Ka Mid Ahaa Wariyaasha Aamisan In Solja Ka Baydhay Hadafkii Loo Asaasay Iyo Damaanadii Ay Warbaahinta U Qaaday

Markaa Solja Waxeedu Ma As Kii Habdhaqankiina Diidanaaye Aargoostaa

Runtii Waa wax Aad Looga Xumaado Hogaanka Solja Ee Maanta Waxay La Wareegeen Warbaahinta Oo Oo Mida Oo Solja Tahay Meel La Aaminsan Yahay In Warbaahinta Kalsooni Ku Matali Karto

Balse Taasi Meesha Waa Ka Baxday Oo Solja Waxay Ku Milantay Siyaasada Waxay Lumisay Kalsoonidii Warbaahinta Oo War Markii Ugu Horeysay Taariikhda In Warbaahinta Qaarkood Cod Dheer Ku sheegaan In Solja Marin Habawday

Warbaahinta Waxa La Gudboon Inay Isku Tashadaan Waayo Ma Jirto Meel Codkaaga Iyo Baahidaada Gudbin Kartaa Oo madax Banaan

By Maslax Salebaan Sidde

No photo description available.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip