Caynaba Media Group

Albasaas Cabdilaahi Daamur Qore Zakariye Cawad Dhunkaal

0
Thursday April 18, 2019 - 09:39:04 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Albasaas Cabdilaahi Daamur Qore Zakariye Cawad Dhunkaal

    Albasaas Cabdilaahi Daamur Qore Zakariye Cawad Dhunkaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Albasaas Cabdilaahi Daamur Qore Zakariye Cawad Dhunkaal
 

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi wabarakaato.

Sida aan taariikhda in badan ka akhriyey siyaasiga dhabta ahi ma aha mid ka kiciya dadkiisa,ee waa ka marka ay dadkiisu kacaan toosiya kuna haga jidka horumarka, tilmaama,la taliya,ee mideeya una horseeda meesha ay ku gaadhaaan jidka horumarka, walaalnimada, wadajirka. Siyaasiga dhabta ahi waa nafii hore dantiisa gaarka ah ka hormariya tan caamka ah ee bulshadiisa,waa mid ka danqada dhibta iyo hagardaamooyinka siyaasiga xumi ku hayo mujtamiciisa.

Waxaan maqaal hore soo bandhigay in u cabdilaahi daamur oo ka tirsana xisbiga waddani oo haatan mushahar iyo shidaal u ka qaato dawladda , waxaana ariintaas ka danbeya wasiir ,lkn madaxweynuhu sida ee muuqato kama oga arintan waxba waayo cabdilaahi daamur wuxuu ahaa ninka madaxweynaheena ka dhex caayey jiray warbaahinta , waxaana oo imka kula dhex meerista shakhsiyaad ka tirsan xukuumadda in u basaasayo CIRRO iyo arimaha qarsoon ee xisbiga,sidaasna ha u ogaadaan hogaanka sare ee xisbigaa waddani.

Taariikhda cabdilaahi daamurWAA NINKA NAFAR BARIISA QOF KU DILAY XAMAROO LOGU XIDHEY XAMAR BARI HORE INTU DALKA KU SOO LAABVAN 1996 !. taariikhdu ima qariso waana xaaran cune oo dhaartu waxba aan u ahayeen bal weedeeya walaalkii dr shiine!. waxaan u soo jeedenayaa shakhsiyaadka ka tirsan xukuumadda in ay albaabadooda ka xidhaan ninkan fashilmay yu xilalkeena galaafan , waxaana u soo jeedenaya hohaanka waddani in talaabo ka qaataan basaaskan.

Qore zakariye cawad dhunkaal.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip