Caynaba Media Group

Somaliland U Aqbashay Warqadda Soomaaliya Warqada Diyaarada

0
Sunday April 14, 2019 - 14:40:18 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland U Aqbashay Warqadda Soomaaliya Warqada Diyaarada

    Somaliland U Aqbashay Warqadda Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland U Aqbashay Warqadda Soomaaliya

Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa aqbashay Warqadda Go Home oo ay joojisay muddo ku siman sanad ka hor sida uu ku warramay wariye Khaalid Foodhaadhi oo ka tirsan telefishanka Goobjoog.

Ma jiro wax war ah oo ay xukuumadda Somaliland ka soo saartay soo celinta adeegsiga warqadda Go Home ee Soomaaliya loogu noqdo laakiin, waxa jira hoos u dhac laga dareemay madaarka Hargeysa oo ah kan kaliya ee Somaliland ka shaqeeya.

Waxa la sheegay in shirkado dhawr ah oo diyaaradeed joojiyeen duullimaadyadii ay samayn jireen sidoo kalena ay hoos u dhac weyn ku keentay cid kasta oo ku lug leh adeegyada madaarka iyo macaamiishiisa.

Dadka doonaya in ay tagaan Muqdisho iyo meelo kale oo Soomaaliya ah ayaa baabuur u raaci jiray magaalada Garoowe si ay halkaasi diyaarad uga raacaan taas oo la wareegtay camirnaantii Madaarka Hargeysa waxaana la rumaysan yahay in taasi kalliftay ogolaanshaha warqaddan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip