Caynaba Media Group

Wasaarada Maaliyada Somali land Habdhaqan Cashuureed Malaha

0
Friday April 12, 2019 - 07:04:43 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Maaliyada Somali land Habdhaqan Cashuureed Malaha

    Wasaarada Maaliyada Somali land Habdhaqan Cashuureed Malaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada Maaliyada Somali land Habdhaqan Cashuureed Malaha

Wasaarada Maaliyada S
omali
land Habdhaqan Cashuureed Malaha
Aduunka laba nidaam baa cashuuraha loo qaadaa. Mid Islaamka ku qotonta iy
o mida
aadmigu dhigto.
Muslim ahaan cashuurtu waxay ka dhiganataha
y isu dheeli tirka
dhaqaalaha iyo khayraada
wadanka kasoo baxa.
Waa
n ognahay inaan
wasaarada
maaliy
ad
a
Somaliland
ku dhaqmin
nida
amka cashuuraha ee islaamiga ah oo ah sida
saxa.
W
asiirka Maaliyadu
hadii talo
ku
saabsan
(Islamic Finance)
, rabo
wuxuu
kala
tashan
lahaa
shu
yu
ukhdeena
ruu
g cadaaga ah
sida
, Shiikh
Cumar Dirir, Adan Siiro
iyo kuwo kaleba.
Nidaamka cashuuraha reer galbeedku wuxuu ku dhisanayhay isu dheeli tir baahida
iyo takaaliifta adee
gya
da
shacabka
loo qaabilo
. Adam Smith buugiisii "
Wealth
of
Nation
1776
” amaba hantida umada wuxuu ku caanbaxay inuu noqdo marjaca
cashuuraha loogu noqdo.
Adam Smith buugiisu wuxuu qayaxay qodobada cashuuraha xukuma oo ahaa 4ar
qodob sidan u dhignaa;
1
-
Fairness: si cadaalad
ku jirto
, oo
dheeli tiran
waan cashuurtu
ahaataa,
oo qofku
bixin karayo
, cashuurtu waa in ay danaysaa baahida qofka ama qoyskiisa.
2
-
Certainty
: wax
cad oo qayaxan waa inuu noqdaa cashuurtu. Metelan maxaa
cashuurta loo bixiniyaa, side baa loo saaraya qofka
3
-
Convenience: sidee ugu howl yare e cashuurta loo bixinayaa
4
-
Efficiency
: Si hufan oo qarash badani ku bixin waa in loo dhigaa
Adam Smith waxaa hadalkisii buuga Wealth of
Nation uu
kusoo qaatay ka mid ahaa;
(...
what is not acceptable in fairer tax system
is
to have tax officers imposing arbitrar
y
rates...,).
Waar
miyuu ogaa Wasa
a
ra
d
a Maaliyada ee
Somaliland
iyo Wasiiradeeda
ee astaankeedu noqday Cashuur baanu dul dhignay (Arbitrary)
.
Marka intaa la soo dhaafo,
cashuurtu waa in ay sharciyo ku dhi
santahay sharci
ku
timaadaa, maahaa was
iir hebel baa soo rogay in cashuurta danyarta la dul dhigo.
Waxaan
xasuusta Wasiirkii hore ee Maaliyadu, wuxuu yidhi waxaa
n
cashuur
dhaaf
sanadkii
loo samayn karaa qofka hanti
$250 Kun oo
ah qalab lagu huru
marinayo
warshad
soo
dejiya
(A
nnual Invest
ment Al
lowance) yaqaan aduunka ama (AIA).
Cashuuraha ama cashuur dhaafka
a
duunk
a wax
noocaas ah
kuma maqal (AIA) loo
gooyo "
Minimum”
ama meel ugu hoosaysa,
lakiin xad
ugu sareeya ayaa loo sameeyaa
 
(Maximum AIA)
.
Sidaas markay
tahay qof waliba wuxuu maal ga
s
h
ado
oo soo rago
awoodiisa ayuu cashuur dhaaf loogu sameeyaa
sanadkii.
Wasiirku waxuu ilaawey in dakhliga Somaliland
dadka ugu badani
ku dhsan yahay
$250
Kun inyo
wixii
ka hooseeya oo badan
wershed yar
iyo bagaash waxaa loo
yaqaan
.
Waxaa
iyana meesha ka maqan arin aad muhiim u ah oo ah, marka wasi
irku cashuur
so
o cusub soo rogayo inuuu sheego maxay lacagtaasi qaabili doontaa.
Macnuhu
maaha cashuur baan iska magacaabayaa aan la sheegin wixii ay qaabili lahayd.
Wadanku waa dimoqraatiyad, hadii aynu taa qaadano, meesha wasiir riyoodaa wuu
ka baxayaa, oo cashuur aan cadayn wixii ay inoogu bixi lahayd masoo rogi karo waa
khalad.
A
duunku intaanu cashuur soo rogin baadhitaan cilmiyeed bu ku
sameeyaa
maa
"Cahuur baan dul dhigay”
arintani waa tii
Adam Smith
ku tilmaamay (Arbitrary)
,
waa
cashuur cirka soo dhac ah waana khalad wasiirow.
Qodobka
isna
aan
aad
ula yaabay
waxa weeye
, meel hay’ado cashuuree
d
aneey
ka
shaqayn sidee cashuuri usoo xaroon kartaa
? Aduunku nidaam iyo qaab cilmiyeysan
buu u maamulaa cas
huurta oo
cadaalada ku salaysan
.
Waxaan maalin dhawayd maqlay nin yar oo reer u shaqeeya oo tug
lacag ka uruuriyey
dabadeena caadhi taksi ah Dubai
ka dalbadey oo lagu yid
hi $2500
bixi. Wasaaradu
halkay ka dhaaftay in ninkan yari gaadhiga reer ugu
shaqaynaayo. Miyaaney iswaydiin
wasaaradu qofkani gaadhi kale maleeyahay? Qoyskuu u shaqeeyaa maal
maleeyahay? Gaadhigu ma xaragaa mise waa mid qowtal
d
aruuri lagu soo saaraayo?
Dariiqad dadk
a dakhligooda lo
o eego buugaba k
uma jirto m
iyaa? Ma Corporation iyo
shakhsi baad si uwada cashuuri, inkastoo Coorporation ka cashuur dhaafka badan
loosameeyoba sida ii muuqata?
Waxyaabaha aan aad ula yaabay waxaa ka mida inaan qafka danyarta ah aanu
waasirku danayn ee ay ka tahay ka qaad isigaa jilicsane. Halka "Coorporation”
amba
shirkadaha
balaadhani aan dhakhligooda lagu cashuurin ee lagu cashuuro maxaa
bixinaysaa!!
 
Waxaa iayana meesha ka maqan aqoontii xirfadeed ee cashuuraha oo ah "
Technical
expertise
” cashuurtu maaha hadal uu,
ee
w
axa weeye xirfad gaara
ayaa
y leedahay
.
Waxaan soo jeedin lahaa wasaarada magaca dheer
leh dib haloo eego. Qaybta
iskaashiga caalamiga
uma baahna cashuurta amadu, ee Wasaarad kale halagu daro.
Midakale, qaybta cashuur uruurintu waa in aan lacagta ku baxdaa badan
yaraataa
,
ileen looma samayn in lacag lagu cunee. Wasiirku waa inuu noqdaa shakhsi public
finance aqoon u leh.
Wasaarada Maaliyada wax kale iska daayo email lagala xidhiidho malaha malaayiin
na way ku baxaan. Waxaan ku ogaaday cilmi baadhis xaga xisaabaadka adu
uku
isticmaalo ee loo yaqaan International Financial Reporting Standards (IFRS) ayaan
rabey inaan wasaarada maamulayaasheda wax ka waydiiyo maba shaqeeyo email ka
wasaaradu.
Dekeda Berbera
haday tahay
waxyar baynu kuleenahay, DP World na lacag uruuri
n
bay
inoogu timi, waynu ognahay oo
waxaa loo yaqaan xisaaba
ha
aduunka (Non
-
controlling Interest or NCI)
taasbaan ina cawartay
.
DP World waa gafane dadka
dhiigiisa jaqaya xaqiiqatan.
Waa in la helaa farsamo cashuuraha dadka danyarta ee
wax kasoo dejiya
dekeda Berbera
cashuur
ta hoos loogaga
dhigi karo, ama wadanku
dib ha ula
wareego Wasiir, ileen hadyad umaynaan siine.
Hadii aqooni jirto (Goodwill)
ka
waxaa loo yaqaano
xaga
culuunta xisaabaha
marka shi
rkadi shirkad kale iibsato
ayaa somailand oo dhani ku dhergi lahayd
xaqiiqat
an lakiin xaraash baa ka dhacay
meesha (Auction)
.
Madaxwaynaha, Wasaarada Maaliyada iyo Wasiirkeedaba waxaan ku talin lahaa,
wasaaradu dib u habayn cilmiyeysan bay u baahan tahay taana micnehee
du
maaha
ajaanib doono ma
aha ee aqoon bay u baahantahay.
Wasaarada Maaliyadu cashuuro
badan baa usoo
bi
xi k
ara iyadoon cid
na dulmiyin, danyartana xaqsoor u samaysa si
baahiya buldhada dowladu u kafaalo qaadato.
Labada cashuureed (Islamic
versus
Conventional) aan mid qaadano
, markaas Sacaadatul wasiir ama af
gaalo
ku hadal,
ama af muslim. Looma baahna mara waa kireey
ey deked marna wadan ku
bedeshey.
Loooma baahna wasii
r marna cas
h
u
urta reer galbeed
k
a ayaan qaadanay, mar
n
a ta
islaamka ayaan qaadanay. Nidaam degan oo isku dhan baa
lagaa rabaa, hadii kale
dee wasiir waa
inaad k
a tagtaa wasaarada maaliyada waayo hadaanu KULMIYE
nahay ma ogolaandoono Muuse Biixi baa ijecel.
Ma
daxwayne taladu hor la qabto ayay
 
 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip