Caynaba Media Group

MUSUQ-MAASUQ XADHKAHA GOOSTAY OO KA DHEX DILAACAY WASAARADDA-HAWLAHA GUUD IYO AGAASIMIHA GUUD OO MURDIYEY DHAQAALIHII WASAARADA.

0
Friday April 12, 2019 - 07:04:43 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUSUQ-MAASUQ XADHKAHA GOOSTAY OO KA DHEX DILAACAY WASAARADDA-HAWLAHA GUUD IYO AGAASIMIHA GUUD OO MURDIYEY DHAQAALIHII WASAARADA.

    MUSUQ-MAASUQ XADHKAHA GOOSTAY OO KA DHEX DILAACAY WASAARADDA-HAWLAHA GUUD IYO AGAASIMIHA GUUD OO MURDIYEY DHAQAALIHII WASAARADA.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUSUQ-MAASUQ XADHKAHA GOOSTAY OO KA DHEX DILAACAY WASAARADDA-HAWLAHA GUUD IYO AGAASIMIHA GUUD OO MURDIYEY DHAQAALIHII WASAARADA.

MUSUQ-MAASUQ XADHKAHA GOOSTAY OO KA DHEX DILAACAY WASAARADDA-HAWLAHA GUUD IYO AGAASIMIHa guud OO MURDIYEY DHAQAALIHII WASAARADA.

agaasimaha guud ee wasaaradda hawlaha guud Cilmi C/raxmaan Cashuur. ayaa si cadaalad daro ah u sameeyay umaamula ula dhaqmana shaqaalaha wasaaradda, isagoo sameeya isdaba marin, eex, qabiil iyo kala soo dhaweysi shaqalaha.

Agaasime Cilmiayaa sameeyay is daba marin badan oo uu ku sameeyay qaar ka mid ah shaqalaha, waxay taasi keentay in hanti dhowrku soo farogaliyo arintaas, isagoo ku jira xafiiska agasimaha guud, sidoo kala qaatay faylashii yaalay xafiiska agaasimaha guud isla markana xidhay xafiiskiisa, ayna ka celiyeen askarta wasaaradu albaabka hore ee wasaarada.

 

Agasime Cilmi oo mudo sanad ah xilkan hayey ayaa tacdi bahsan ku haya shaqalaha isagoo qof kasta oo shaqaale ah ka jaray gunooyinki iyo mushaharkoodi. Tas oo ah mid ay hada la dawakhsanyihin hantidhowrka ku jira wasaaradu, waxana la is weydinaya sababtu hantidhowrku kali ugu noqday xafiskiisa oo kaliya ubadhayo xafiiska agaasimaha guud oo utalaabi waayey xafiiyada kale.

 

 

Waxa uu hawlgab ka dhigay inta badan Shaqaalaha wasarada, taas oo uu keentay inay gadoodaan,isla Shaqaalahuu lana shaqeyn wayan agaasimaha guud, isagoo la shaqeya kaliya inta isku qabilka yihin, lama oga arinkan halka uu saldhigan doono iyo inuu ka warqabo Madaxweynuhu.

 

Description: C:UsersXAFIISKA SAXAFADADesktop11111111.jpg

 

 

By: Yusuf Samatar Cilmi





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip