Caynaba Media Group

"Madaxweynuhu In Uu Arrinta Dhex-dhexaadin Ka Galo Ayay Ahayd…" Siyaasi Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Hadlay Qadiya

0
Tuesday April 09, 2019 - 11:29:22 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweynuhu In Uu Arrinta Dhex-dhexaadin Ka Galo Ayay Ahayd…" Siyaasi Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Hadlay Qadiya

    "Madaxweynuhu In Uu Arrinta Dhex-dhexaadin Ka Galo Ayay Ahayd…" Siyaasi Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Hadlay Qadiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweynuhu In Uu Arrinta Dhex-dhexaadin Ka Galo Ayay Ahayd…" Siyaasi Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Hadlay Qadiya

iyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay xiisadda u dhaxaysa Axmed Cismaan Geelle iyo dawladda Jabuuti, waxaanu si adag u naqdiyay qaabkii ay Madaxtooyadda Somaliland uga falcelisay dhacdadan, isaga oo ka warramay Khaladaadka ku jiray warsaxaafadeedkii Afhayeenka Madaxweynaha Maxamuud Warsame Jaamac.
Siyaasi Muniir Axmed Cigaal waxa uu tallooyin muhiim ah u soo jeediyay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.


Dhan kale Muniir Axmed Cigaal waxa uu ka hadlay doorashooyinka iyo tabashooyinka gobolada qaar ka qabaan Somaliland iyo Heshiiskii Khaatumo ee Cali Khaliif Galaydh,

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip