Caynaba Media Group

Boqor Cismaan Buur Madow Oo Soo Dhaweeyey Chief Caaqil Kayse Ismciil muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Garadag

0
Sunday April 07, 2019 - 14:47:57 in Wararka by
  • Visits: 498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqor Cismaan Buur Madow Oo Soo Dhaweeyey Chief Caaqil Kayse Ismciil muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Garadag

    Boqor Cismaan Buur Madow Oo Soo Dhaweeyey Chief Caaqil Kayse Ismciil muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Garadag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Cismaan Buur Madow Oo Soo Dhaweeyey Chief Caaqil Kayse Ismciil muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Garadag

Boqor Cismaan Maxamuud Buur Madow Oo Ka Mida Madax Dhaqameedka Waawayn Ee Somalialnd Isla Markaana Ku Sugan Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta Ayaa Si Balaadhan Usoo Dhaweeyey Chief Caaqilka Guud Ee Belaha Habaryoonis Bari Chief Caaqil Kayse Ismaciil Muuse oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Y degmada garadag eegobolka Sanaag Boqorka ayaa shacabka adegmada garadag KU Bogaadiyey Sida Milgaha Leh Ee Ay CHIEF Caaqilka Ugu Soo Dhaweeyeen Degmada Nabada Ee Garadag Boqorka Ayaa ChiEF Caaqil Kayse Ismaaciil Muuse Ku Tilmaamay Masuul Ka Soo bixi kara shaqada way nee loo igmaday isla markaana ilaahay uga baryey inuu fududeeyo xilka culus ee beeshiisu udooranayso




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip