Caynaba Media Group

hambalyo ku socota musharaxa moyarka hargeisa rashiid sulub caalin

0
Thursday April 04, 2019 - 11:20:49 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    hambalyo ku socota musharaxa moyarka hargeisa rashiid sulub caalin

    hambalyo ku socota musharaxa moyarka hargeisa rashiid sulub caalin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hambalyo ku socota musharaxa moyarka hargeisa rashiid sulub caalin

F

Description: index.jpeg

 

Qore dr buux ibraahim aadan fariin caafimaad

 

Hambalyo hambalyo musharax rashiid sulub caalin golaha deegaanka caasimada hargeisa fariin caafimaad muwaadin sii codkaaga halyey daacad ah oo ku shaqaynaaya sinaan cadaalad iyo waxqabad muuqda hargeisa

musharax rashiid sulub caalin oo ku dhawaaqay inuu u taagan yahay doorashada golaha deegaanka caasimada hargeisa waxa aad usoo dhaweeyey waxgaradka ku nool caasimada hargeisa

 

Musharax rashiid suluib caalin oo runtii ah aqoonyahan aad u danaynaya quruxda iyo dhiska bilicda nadaafada caasimada hargeisa oo waqti xaadirkan indhaha aadamahu aanay eegi karayn foolxumada ay ku sugan tahay caasimada hargeisa

alahayow nin daacad ah iyo nin daalin deeqdaada ha u simin

Ugu dambayn waxaan halkan hambalyo ugu diraynaa shaacinta ku dhawaaqida

Musharaxa moyarka golaha deegaanka caasimada hargeisa aqoonyahan rashiid sulub caalin





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip