Caynaba Media Group

Dowladda Soomaaliya Oo Deg Deg Ugu Yeedhtay Safiirkii Geneva + [ Sababta ]

0
Saturday March 23, 2019 - 18:37:53 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya Oo Deg Deg Ugu Yeedhtay Safiirkii Geneva + [ Sababta ]

    Dowladda Soomaaliya Oo Deg Deg Ugu Yeedhtay Safiirkii Geneva + [ Sababta ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya Oo Deg Deg Ugu Yeedhtay Safiirkii Geneva + [ Sababta ]

Dowladda Soomaaliya ayaa si dhaqso ah ugu yeedhtay inay dalka ku soo gasho,Faadumo Cabdullaahi Maxamuud (Faadumo Insaaniya) oo ah Safiirka Soomaaliya ee Geneva iyo Xarunta Qaramada Midoobey Ee xuquuqul Insaanka ee magaalada Geneva.

Warqad uu ku saxiixna wasiirka arrimaha dibadda ayaa lagu amray Amb. Faadumo Insaaniya inay muddo aan toddobaad ka badneyn ku soo gasho xarunta wasaaradda ee ku taalla magaalada Muqdisho.

Laguma caddeyn warqada sababta sida deg deg ah safiirka loogu yeeray, balse waxaa lala xiriiray aamuskii ay safiirka ka aamustay qaraarkii lagu cambaareeyay go’aankii Trump looga soo horjeeday ee ahaa inay Israa’iil leedahay Buuraha Golan Heights.

Sidoo kala, lama ogga wasaaradda arrimaha dibadda inay la ogeyd go’aankii ay safiirka uga aamustay qaraarka,iyadoo Soomaaliya ay ka mid ahayd shan dal oo qaraarka ka aamusay.

Halkan Hoose Ka Akhriso





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip