Caynaba Media Group

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bari Khudbad Sanadeedkii Distooriga Aheyd U Jeedin Doona Baarlamaanka Somaliland

0
Saturday March 23, 2019 - 18:37:53 in Wararka by saleban Cilmi
  • Visits: 221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bari Khudbad Sanadeedkii Distooriga Aheyd U Jeedin Doona Baarlamaanka Somaliland

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bari Khudbad Sanadeedkii Distooriga Aheyd U Jeedin Doona Baarlamaanka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bari Khudbad Sanadeedkii Distooriga Aheyd U Jeedin Doona Baarlamaanka Somaliland

Maalinta bari ah waxaa la filayaa in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu khudbad sanadeedkii Distooriga aheyd u jeedin doono labada Gole baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiilada oo fadhi wada jir ah yeelan doona

Shacabka Somaliland iyo xildhibaadana uu khudbada u jeedin doono ayaa u dheg taagaya arimaha uu madaxweyne Biixi khudbadiisa kaga hadlayo iyada oo la filaayo inuu ku soo hadal qaado xaalka doorashooyinka dalka ka dhaci lahaa oo wali khilaaf ka taagan yahay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip