Caynaba Media Group

Fadeexada Ka Raacday Channelka Al- Jazeera oo Beenti Loo Soo Gudbiyay ee Ku Saabsana Shirkada Dahabshiil Iyago Ka Saaray Barnaamijkoodi Dekadda Geeska Africa.

0
Friday March 22, 2019 - 11:11:37 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexada Ka Raacday Channelka Al- Jazeera oo Beenti Loo Soo Gudbiyay ee Ku Saabsana Shirkada Dahabshiil Iyago Ka Saaray Barnaamijkoodi Dekadda Geeska Africa.

    Fadeexada Ka Raacday Channelka Al- Jazeera oo Beenti Loo Soo Gudbiyay ee Ku Saabsana Shirkada Dahabshiil Iyago Ka Saaray Barnaamijkoodi Dekadda Geeska Africa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadeexada Ka Raacday Channelka Al- Jazeera oo Beenti Loo Soo Gudbiyay ee Ku Saabsana Shirkada Dahabshiil Iyago Ka Saaray Barnaamijkoodi Dekadda Geeska Africa.

Tvga Al Jazeera Qayteed Carabiga aya dhowaan soo gudbisay Barnaamij Been Abuur Cad ah oo Dad Ku Lidi ah Somaliland Kala Joogaba Somaliland iyo Somalia



Doha (Burcoonline) 21.03.2019 Tvga Al Jazeera Qayteed Carabiga aya dhowaan soo gudbisay Barnaamij Been Abuur Cad ah oo Dad Ku Lidi ah Somaliland oo Kala Jooga Somaliland Iyo Moqadisho uu Gudbiyeen Tvga Aljazeera Qaybteeda Afka Carabiga Ku Baxda.

Wararka Been abuurka ee Loo Gudbiyay aya La doonayay in Sumcada Lagaga Dilo Jamhuuriyada Somaliland Iyo Wadanka UNited Arab Emirates Iyo weliba Shirkadaha Waaweyn ee DP WORLD Iyo Shirkada Caalamiga ah Dahabshiil Company.


 

Barnaamijkan Aya Ku Eedeeyay Shirkada Dahabshiil Company inay Xidhiidh La Leedahay Lagu Sheegay Inay Yahiin Argagaxiso iyado Warkaasi Been Cad yahay oo La doonayo Sumcada Lagaga Dilo Shirkada Geyiga Geeska africa ugu weyn ee Dahabshiil Company.

Cabashooyin Xoogan oo Loo Gudbiyay Tvga Aljazeera Inay Soo Cadeeyaan Been abuurka ay ka Baahiyeen Shirkada Dahabshiil Iyo Cadaadis Lagu saaray Inay Sharci Calamiya Lala Tiigsan Doono Tvga Aljazeera aya Marki Dambe saaka Qaatay Go'aan Badbaadinaya Tvgooda Caalamiga ah Iyago Dhamaan Ka Saaray Qaybti ay Ka Baahiyeen Shirkada Dahabshiil.

Sida Nagu Maqaala waxa Maamulka Sare Aljazeera Garwaaqsaday in Barnaamijkaasi Arrimaha ay Ku Baahiyeen aanay ahayn Warar La Xaqiijin Karo ee Loo soo Gudbiyay inta Badan, weliba sida La sheegayo ay uu Gudbiyeen Masuuliyin Ka Tirsan Dowlada Dalka Somalia ee Xukummada Farmaajo.

Si Kastaba ha ahaate Fadeexadan La soo Deristay Tvgan Caalamiga ah ee Aljazeera aya Noqonaysa Marki Ugu Horeysay oo ay Barnaamijio ay sidan uu sii Daayen Haddana Dib Uu kala Jar Jaray Iyado ay daawadeen Millyan qofi oo Caalamka Ku Kala Sugani.


Halkan Hoose Ka Daawo: Qaybta Cusub ay Kaga Saareen Warki Hore



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip