Caynaba Media Group

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan baaq nabadeed laba dulmane xadhigga

0
Thursday March 14, 2019 - 13:29:51 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan baaq nabadeed laba dulmane xadhigga

    Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan baaq nabadeed laba dulmane xadhigga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan baaq nabadeed laba dulmane xadhigga
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan baaq nabadeed laba dulmane xadhigga 


Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan

baaq nabadeed labadulmanexadhigga adag Waxaanay kala ahaayeenAbwaan Baashe xasan maxamed iyo Cabdulqadir Nur macalin ah qaata 100 dolar abwaanku mushar ma qaato waa danyar

Maxkamada Racfaanka gobalka Maroodi Jeex ayaa xukuntay adag oo 8 sanno oo xadhig ah iyo lacag gaadheysa 625 kun oo Dollar ku xukuntay

Waxaannu u aragna qaran dumis loo badheedhay iyo isku dhufasho muwaaddiniin

Walaalo ah dalna wada leh

yaan la illaawin cadawga ciilka qaba in aan laga farxin

Yaan la illaawin barakacii laga soo kabtay yaan la ilaawin dumistii hargaysa laga hayaamay yaan la illaawin caasimadda hargaysa ee dhisantay

Ha laga digtoondohooyo dhibaato ku timaaddo

Yaan la illawin macagangag aan shacabkiisa ka naxayn

 

Yaan illaawin dabka hareeraha ka holcaaya

 

waxaa hore u dhacdy

maxkamadd kale markii ku wayde wax dambi ah xorriyaddoodii u soo celiysay ay labada dulmane ahaydna in ay kadinka maxkamadda ka baxaan ninxeer ilaaliye ku sheeg ahi ganacsade ka awood sarreeyo uu diiday in ay albaabka dhaafaan ka dib markii ay eheladoodii ay la xidhiidheen ninka diiday labada nin ee ay maxkamaddu sii daysay wuxuu ku andicooday in laga awood sarreeyo taasina uu ka baqday in uu shaqada dulimiga ugu adeegaayo uu ku waayo

Sababta xukunka loogu riday Abwaan Baashe ayaa garyaqankii u doodaayey uu ku sheegay kadib gabey uu xukuumada ku dhaliilay xiligii olalaha doorashada ee 2017

Xilligaas doorashada xusbiwaliba wuxuu u tafaxaydna sidii kursiga u hanan lahaa

Talo soo jeedin

  1. In madaxwaynuhu cafis u fidiyolabada nin ee aanu fiyayno in aanu ka warhayn kana dhabeeyo dhaartii uu allah la galey aakhiradiisana la kulankanka ALLAH su,aasha u fufudeeyo malaa,igta saddexda su,aalood ee kala ah waa ayo alhaah? Nabigaanuna? diintaadu waa tuma?
  2. In hay,dda garsoorku hubiso kiiskan dalka ku cusub ee lama filaanka ah
  3. In laga digtoonaado burbur dalka ku yimaadda .
  4. In laga dheeraado dhibaato dalka ku timaadda dhaxalkeedana ku suntanaato dawladda hadda hadda talada dalka lagu amminay.
  5. In shacabka markiisii horeba dhaqaale burburka la daaladhacaay aan barakicin

    Deeq Cabdi Digale

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip