Caynaba Media Group

Inaalilaahi wa Inaalihi Raajucuun, manta oo ay taariikhdu tahay March 13th, 2019, waxa magaalada Nairobi ku geeriyooday, Marxuum Mohamed Jama Noor (Blacky)

0
Wednesday March 13, 2019 - 18:32:09 in Maqaallo by
  • Visits: 87
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inaalilaahi wa Inaalihi Raajucuun, manta oo ay taariikhdu tahay March 13th, 2019, waxa magaalada Nairobi ku geeriyooday, Marxuum Mohamed Jama Noor (Blacky)

    Inaalilaahi wa Inaalihi Raajucuun, manta oo ay taariikhdu tahay March 13th, 2019, waxa magaalada Nairobi ku geeriyooday, Marxuum Mohamed Jama Noor (Blacky)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaahi wa Inaalihi Raajucuun, manta oo ay taariikhdu tahay March 13th, 2019, waxa magaalada Nairobi ku geeriyooday, Marxuum Mohamed Jama Noor (Blacky)

Tacsi

Inaalilaahi wa Inaalihi Raajucuun, manta oo ay taariikhdu tahay March 13th, 2019, waxa magaalada Nairobi ku geeriyooday, Marxuum Mohamed Jama Noor (Blacky).

 

Ilaahay Maxamed Naxariistii janotal ha siiyo, Fardowsana ha ku casumo, Eheladii uu ka tagayna Samir iyo Iiman ha ka siiyo.

 

Maxamed wuxuu ah dadkii markii umadan Reer Somaliland Dhibaatadu haysay, kala qaybgalyay halgankoodii Naftiisa iyo Maalkiisana Horey, isaga oo dadku u simanyahiin.

 

Maxamed wuxuu ahaa nin aad u qalbi wanaagsan, dadkana wada jecel wanaagana ka taliya.

Maxamed geeridiisu dalkan iyo Dadkanba waa Musiibo ku dhacaday, Illaahayna waxaan uga baryaynaa inuu Dambigiisa Dhaafo, Janatal Fardowsan ku casumo….Aamin

 

 

Wardi Basbaas

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip