Caynaba Media Group

TACSI KA TIMID AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE EE JSL

0
Saturday January 12, 2019 - 11:59:52 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI KA TIMID AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE EE JSL

    TACSI KA TIMID AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE EE JSL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI KA TIMID AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE EE JSL

TACSI KA TIMID AGAASIMAHA GUUD EE BAANKA DHEXE EE JSL Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL Mudane Axmed Xasan Carwo, isagoo ku hadlaaya afka Agaasinka Guud iyo kan Shaqaale Weynha Baanka, waxuu tacsi u dirayaa ehel, tafiir, xigto, xigaal iyo asxaabtii marxuumNuur Cali Guutaaleoo xalay ku geeriyooday Berbera. Marxuumku waxuu muddo dheer ahaa shaqaalaha Baanka isaga oo hadda ka tirsanaa laanta Berbera.

Agaasimahu waxuu Alle uga baryayaa inuu u naxariisto, qabriga u nuuro una waasiciyo, oo uu uga dhigo beer ka mid ah kuwa fardawsta sare, ehel iyo asxaabna uu waafajiyo samir iyo duco.
Agaasimha Guud waxuu si guud u tacsiyadeynayaa shaqaalha Baanka gaar ahaan laanta uu ka Berbera ee uu ka tirsanaa.
Inaa Lillaah wa Innaa Ileyhi Raajacuun.


 

Axmed Xasan Carwo
Agaasimaha Guud
Baanka Dhexe ee Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip