Caynaba Media Group

Faaiidada Caafimaad Ee Xamarta |Beerka

0
Sunday January 06, 2019 - 13:23:38 in Maqaallo by saleban Cilmi
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faaiidada Caafimaad Ee Xamarta |Beerka

    Faaiidada Caafimaad Ee Xamarta |Beerka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faaiidada Caafimaad Ee Xamarta |Beerka

Nabad Daawadayaal waxaanu idiin soo gudbin doonaa muuqaal ku saabsan faaiidada ay leedahay Xamartu oo ah geed daawo ah caafimaadka guud ee qofka iyo waliba Beerka,



Ugu horayn geedka xamartu waxa uu ku jiraa geed weynta inta badan laga helo dhulka soomaalidu dagto iyo dunida kaleba hadaba si aad u ogaato daawadiisa iyo sida loo isticmaalayo ayaa ah in aad marka hore soo qaado xamar bisayl ah kadib waxa aad samaysaa qolofta ama duubka sare ee adag ka fur kadib soo qaad hal litter oo biyo ah iyo waxoogaa malab saafi ah.



Kadib isku qas oo ku shiid koobka lagu ridqo sharaabka adigoo isticmaalaya biyaha iyo xamarta oo kaliya kadib shaan dhee oo kala miir kuna shub koob waxaanad ku dartaa malabkii saafiga ahaa wax sonkor ah kuma daraysid waxaanad qaadataa habeenkii ama subaxdii hal koob adigoo mudo wadaya hadii aad ka caban jirtay beer xanuun ama aad daal iyo tabcaan badan dareemi jirtay Insha Allah uu kaa bayaa dibna iskuguma arkaysid.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip